08/08/2022
Beelweynta Tumaal
RUUX TACLIIN LEH MA TAKOORMO
08/08/2022
27/05/2022
Aas aasaha Jamciyadda Soheda Xildhibaan Yuusuf xeyle jimcaale iyo suldaanka beesha suldaan Xasan cabdule kaariye ayaa safar ku tegay dalka Suudaan
Ujeedada safarka ayaa ahaa
Kormeerka waxbarashada iyo dhiirigelinta iyo lasoodka xaalada noleleed ee ardayda jamciyadda soheda u dirtay Dalka suudaan gaar ahaan caasimada Khartuum
Kormeerka waxbarashada ayaa wuxuu xildhibaanka ku sameeyaa sanadkiiba 3 jeer dalka suudaan
11/04/2022
10/04/2022
Hadii aynu nahay beelweynta tumaal waxaan ku faraxsanahay in aad maanta qaadatay shahaada xildhibaanimo Samafale Xildhibaan yuusuf xeyle jimcaale waxaana ku leenahay adigaan ku ogon nahay ee na hogaami ebid inta aad nooshahay
SAMAFALE XILDHIBAAN YUUSUF XEYLE JIMCAALE GUULEYSO WILIGAA
22/03/2022
Jamciyadda SOHEDA ayaa looga bartay in ay afursiiso ramadaan walba in ka badan 2000 oo qoys oo dan yar ah ee aan awoodin wax ay ku afuraan maadaama bisha barakeysan ee Ramadaan ay leedahay Ajar badan ayna wanaagsan tahay sadaqada inta lagu guda jiro bisha Ramadaan sidaas darteed
Walaal ku afuri halkii qoys oo dan yar (60$) dolar 30ka maalmood ee Bisha Ramadaan
AJAR IYO XASANAAD AAN LASOO KOOBI KARIN ALLAHA IDINKA SIIYO
RAMADAANKA FADHLIGIISANA ALLAHA IDIN WAAFAJIYO
AAMIIN AAMIIN
waxaad waxnoogu soo diri kartaan
SOHEDA ACC: 30283623
Ama tell 0612343331
17/03/2022
Dhamaan umada soomaaliyeed oo Qeyrka jecel meel kasto oo ay aduunka ka joogaan waxaan ka codsaneynaa in ay caawiyaan in kabadan 2000 oo qoys oo dan yar ah maadaama ay nagu soo food leedaahay bisha barakeysan ee ramadaan ayna Ajar badan leedahay sadaqada inta lagu guda jiro bisha Ramadaan sidaas darteed
Walaal ku afuri halkii qoys oo dan yar (60$) dolar 30ka maalmood ee Bisha Ramadaan
AJAR IYO XASANAAD AAN LASOO KOOBI KARIN ALLAHA IDINKA SIIYO
RAMADAANKA FADHLIGIISANA ALLAHA IDIN WAAFAJIYO
AAMIIN AAMIIN
waxaad waxnoogu soo diri kartaan
SOHEDA ACC: 30283623
Ama tell 0612343331
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Category
Telephone
Website
Address
Banaadir
0025261
