Sakariye Momin Helowle
political
Taariikh○Lama Iloobaan Ah Turkika Ino Galaye
"15-ka May Maalintaas waan damaashaadaynaa, waxqabadkii dowladda ayaa lasoo bandhigayaa,
Gobonimmo Marka Ay Kaa Dhab Tahay Kaama Wada Guurto Adigoo Gabood Falin Nafluhu Kaama Wada Kiigo Galadaada Ruux Aan Ka Talin Looma Godob boobo
🌙 HAMBALYO BISHA BARAKAYSAN EE RAMADAAN 🌙
Waxaan dhammaan ummadda Muslimiinta ah gaar ahan ummadda soomaaliyeed meel kasta oo ay joogaan ugu hambalyeynayaa curashada Bisha Barakaysan ee Ramadaan, bisha naxariista, dambi-dhaafka iyo bishii Allah uu adoomadiisa naarta ka xureeyo, Allah hanaga aqbalo Acmaasha wanaagsan ee bishaan aan sameyneyno oo soonka ugu horeeyo, danbi dhaaf Allah hana siiyo.
Ramadaan kariim.
Rabi Ayaa Ka Magan Galnay Caasinimo
Subxaanalaah
YAA ALAAH
Allaahu Akbar
Scw Scw Scw
Haduu Bilowday Qaran Dhiska Dalka🇸🇴
Scw Scw Scw Dr,Sheikh Abukar Xasan Malin
Click here to claim your Sponsored Listing.
