Da'ud Hàssàñ Qamisdiid

Da'ud Hàssàñ Qamisdiid

Share

Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Da'ud Hàssàñ Qamisdiid, Mogadishu, Mogadishu.

29/07/2024

"Cadawgaagu duurkiyo
Hadduu doogga cawskiyo
Dareemada ka badan yahay,
Adiguna dab baad tahay.

Digo shidan hadduu yahay
Adna daad socdaad tahay.

Damal adag hadduu yahay
Adna danab dhacaad tahay.

Baaruudda duushiyo
Dubbe culus hadduu yahay,
Derbi soo ceshaad tahay."

— Hadraawi (AHUN) | Daahyaley | 1980.

29/04/2024

Ducada kurbada—- Haddey welwel iyo murugo ku hayso akhriso Adkaartan💯❤️.

05/03/2024

Mid kamid ah tiirarka taariikhda Soomaaliyeed, Abwaan idaajaa

20/09/2023

HA RAADIN QOF QURUX BADAN , LAAKIIN RAADI QOF KA DHIGAYA NOLOSHAADA QURUX

17/09/2023

"Guurku waxa uu la mid yahay in aad gacanta geliso bac ay abeesooyinku ka buuxaan oo aad rajaynayso in aad kalluunka ka soo saarto."

RUN MAKUULA MUUQATAA ADIGA?

- Leonardo Da Vinci

18/06/2023

🌙Bisha Carafo ayaa noo bilaaban doonto inshallh

Acmaasha ay tahay in lagu dadaalo maalmahan khayrka badan waxaa kamid ah:-

-Qofkii awooda in aw xajiyo🕋
-Badinta xuska Allah📿
-Camirista Masaajida🕌
-Badinta tukashada salaadaha sunada ah
-in la soomo
-Akhriska Qur'aanka 📖
-Sadaqada
-Salaatul layl
-Udxiyo qofkii awooda 🐐🐪🐄

Sii Faafi Oo Gaarsii Walalaha Kale

04/02/2023
31/12/2022

Alle ha u naxariisto Sheekh Ismaaciil Maxamuud Cigaal oo dalka Sucuudiga ku geeriyooday. Sheekha ayaa ahaa hoggaamiyihii culimada Tabliiqa ee Geeska Afrika. Isagoo wakhtigiisa inta ugu badan usoo huray faafinta dacwadda diinta islaamka.

21/11/2022

Hambalyo maalimiinta soomaaliyeed

31/10/2022

ilaahoow Quluubteena Midee, xalina waxa dhexdeena ku jira, ilaahoow nagu hanuuni jidka Badbaadada ee islaamka ah, ilaahoow naga qabo jidka mugdiga oo nagu hanuuni jidka nuurka ee jannada lagu aado, ilaahoow naga qabo oo naga leexi xumaanta / fuxshiga inta muuqata iyo inta qarsoonba

Aamiin Aamiin
https://t.me/RAADKA

13/10/2022

Bal dhegayso qisadan layaabka leh.

29/09/2022

Qofka inasaanka ah wuxuu ka shalaayaa qalad uu galay halka qofka mu'minka ah ee iimaan qabana uu ka shalaayo camal wanaagsan ee uu qaban waayey.

-Unknown-

Want your business to be the top-listed Government Service in Mogadishu?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Culinary Team

Attire

Telephone

Website

Address

Mogadishu
Mogadishu