Waxaan Ummadda Somaaliyeed usoo bandhigayaa Shirkan jaraa'd oo ah mid Garnaqsi ah.
Fawzia Yusuf H. Adam
Member of Parliament of Somalia, Chair of NDP, and former DPM & Minister of Foreign Affairs.
05/05/2024
: kaddib markii uu xalay soo gebagebooby shirkii Wasiirrada Arrimaha Dibadda ee dalalka Islaamka, waxa aanu maanta ka qeyb galnay Kalfadhiga 15-aad ee Shir Madaxeedka Dalalka Islaamka( ).
Shirka oo sannadkan halku-dhiggiisu yahay "Xoojinta Midnimada iyo Wadajirka” ayaa lagu gorfayn doonaa maalmaha uu socdo muhiimadda wadajirka dalalka ku bahoobay ururkan oo dalkeennu ka yahay xubin firfircoon.
03/05/2024
Waxaannu xalay ka qayb galnay shirkii Wasiirrada Arrimaha Dibadda ee dalalka Islaamka oo Soomaaliya taageero wanaagsan ay ka heshay tas oo xalay xilli dambe lagu soo geba gebeeyay Banjul.
Shirku isaga oo taageeraya xoojinta kaalinta Soomaaliya ay ku leedahay fagaarayaasha caalamka iyo Urur Goboleedyada wuxuu hoosta ka xarriiqay, taagerayna, musharaxnimadayda an ku matalayo Somaaliya ee Guddoomiyaha Midowga Afrika.
Wasiirka Arrimaha Dibadda, Axmed Macallin Fiqi, oo hoggaaminayay Ergada Soomaaliya, waxaa kulammo doceed uu si gooni ah ula yeeshay Wasiirrada dhiggiisa ah ee dalal dhowr ah, waxayna kulammadaasi ku dhammaadeen is af garad.
29/04/2024
My vision for the chairmanship of the Africa union reflects my deep understanding of African challenges and my commitment to the continent progress. Through my leadership, i aims to fosters unity, promote sustainable development, and address the pressing issues that Africa faces.
Wareysi aan siiyay Telefiishanka Qaranka Somaaliyeed ayaan kaga warramay ahmiyadda uu Somaaliya iyo guud ahaan qaaradda Africa u leeyahay, Kuriga Guddoomiyaha Guddiga Midowga Africa.
18/04/2024
I am truely honored and grateful to receive an award from Benadir University and it's Rector Dr. Mohamed M.Hassan Biday on 16/4/2024.
Your recognition motivates me to strive for even greater achievements. Thank you.
10/04/2024
Waxaan guud ahaan Muslimiinta, gaar ahaan ummadda Soomaaliyeed ugu hambalyeynayaa munaasabadda ciidul-Fidriga, waxaan Allah ka baryayaa inuu naga wada aqbalo camalkii samaa iyo cibaadadii aan soo gudanay bisha Barakeysan ee Ramadaan.
Ciid Mubaarak, kullu Caam Wa Antum Bilkheyr. Waxaan Eebbe ka baryayaa in dhammaanteen uu ciiddan ciiddeeda nagu gaarsiiyo nabad, horumar iyo barwaaaqo.
31/03/2024
I acknowledge the numerous challenges that Africa faces, including poverty, conflict, climate change, and inequality. I believe that by assuming the role of AU Commission Chairperson, I can play a significant role in addressing these challenges. as my candidacy is driven by a desire to find innovative solutions, mobilize resources, and coordinate efforts to tackle these pressing issues. Together, let's shape a better future for Africa!
Kulankii Guddiga Wasiirrada ee ololaha tartanka doorashada Guddoomiyaha Guddiga Midowga Africa oo uu shirguddoomiyay Ra’iisal Wasaare ku Xigeenka dalka, Mudane Salax Axmed Jamac.
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Category
Contact the business
Telephone
Website
Address
Banadir
0000
