Gudoomiye ku xigeenka Maamulka iyo Arimaha Bulshada Degmadda Baraawe
Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Gudoomiye ku xigeenka Maamulka iyo Arimaha Bulshada Degmadda Baraawe, Government Official, Baraawe.
2/12/2024 #
BARAAWE #
29/11/2024
29/11/2024
29/11/2024
BARAAWE #
Gudoomiye ku xigeenka Maamulka iyo Arimaha Bulshada Degmadda Baraawe Marwo Binti sayid Bakar oo ay wehlinayeen iskudubaha haweenka iyo gudomiye kuxigeenka Ururka haweenka ayaa maanta Ururka Haweenka udaahfurtay tawabar
Tawabarkaasi oo ahaa mid looga hadlaayey baahiyada kajira degmada waxana si habsami leh uwaday gudomiyaha Ururka dhalinyarada degmadda Baraawe zakriye mohmuud mohamed
27/11/2024
27/11/2024:
BARAAWE:
Gudoomiye ku xigeenka Maamulka iyo Arimaha Bulshada Degmadda Baraawe
Marwo Binti Sayid Bakar
Ayaa manta waxay ka qeyb gashay kulan isbarasho ah kulankaas ayaa so qaban qaabiyey gudomiyaha Ururka dhalinyarada degmada Baraawe Zakariye Mohmuud Mohamed iyo kuxigeenkiisa Aamina Ali Siidow iyo xubno kalow ka tirsan ururka
Marwo Binti ayaa umahadcelisay dhamaan dhalinyarada halkas isugu yimid si ay isugu bartaan iyo hogaankooda wayna dhiirigelisay waxayna ushegtay in ay yihiin ubaxa dadla iyo dadka waxayna ugula dardaarantay in ay si wada jir ah ay degmada ugula shaqeeyan arin walbo quseeya arimaha Bulshada #
towfiiq #
24/11/2024
24/11/2024
BARAAWE #
Gudoomiye ku xigeenka 2aad Maamulka iyo Arimaha Bulshada Degmadda Baraawe marwo Binti seyid bakar iyo Gudoomiye Kuxigeenka 1aad Degmada Baraawe Abdi Maxamed Yuusuf ahna kusimaha Gudoomiyaha degmada oo ay wehlinayeen Xubno Katirsan Gollaha Deeganka ayaa Maanta Kormeer ku sameeyey Xaafadaha Magaalada Baraawe Iyadoo uu ujeedku ahaa In La Fuliyo Awaamirta Maamulka uu Ka soo saaray in Magaalada Laga Nadiifiyo Geedaha Waljalawga oo Dhibaato amni iyo Mid Nadaafad Daro Ku haayo Gudaha Magaalada Baraawe ayaa Gudoomiyaha Markale Shacab Fariin u diray in ay Geedaha ka jaraan Gudaha Magaalada iyo Qofkasta Booskiisa ama Gurigiisa hortiisa aan Lagu arki karin Geedaha Waljalawga, waxaana uu dignin u diray Bulshada in ay u Hogaansamaan Awaamirta Maamulka Caasimada Dowlada Koonfurgalbeed. Ee Magaalada Baraawe.
19/11/2024
Hambalyo Xildhibaan Adan Xasan Maxamed
Anigoo ah Guddoomiye ku xigeenka Maamulka iyo Arrimaha Bulshada Degmada Baraawe, Marwo Binti sayid Bakar waxaan hambalyo diiran u dirayaa Xildhibaan Adan Xasan Maxamed, oo loo doortay kursiga ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya.
Alle ha ku waafajiyo xilka culus ee laguu doortay, waana hubaa inaad kaalin muhiim ah ka qaadan doonto horumarinta iyo daryeelka shacabka Soomaaliyeed.
Guul iyo Gobannimo!
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Category
Website
Address
Baraawe
