Dowlada Hoose Degmada Barawe

Dowlada Hoose Degmada Barawe

Share

BOGA RASMIGA AH EE DOWLADA HOOSE DEGMADA BARAWE download hoose ee degmada barawe

28/02/2024

#انالله وانا اليه راجعون

unaxristo ustaad sayid rashiid qabrigiisa alaha unuriyo kitaabkiisa midig alaha ka siiyo janada alaha ku marti qaado

Ehelka iyo qaraabada bahda waxbarashada degmada baraawe dhamaan sabar iyo iimaan alaha idinka siiyo

Photos from Dowlada Hoose Degmada Barawe's post 13/10/2023

Oktoober 12, 2023

Waxaan goobjoog ka eheen Xarig jarka xarunta cusub ee Balanbaalis Logistics& General Services Company ku yeelaneyso Degmada Barawe.

Maamulka degmada Barawe waxaa ka go'an dhiirigelinta cidgasta oo ka qeyb noqoneysa Horumarinta Magaalada iyo soo celinta bilicdeeda.

Waxaan rejeyneynaa in shirkadaha kale ku dayan dooonaan kana qeyb qaadan doonaan horumarinta magaaalada.

11/10/2023

Ka hor inta aanad iibsan dhulka,hubso in dhulkaasi ka madaxbanaan yahay muran adigoo la tashanaya xog-ogaalka, odayaasha iyo deriska. Xaqiiji in iibka dhulkaas laga dii-waangaliyo Nootaayo ruqsad ka haysata Wasaarada cadaalada ka dibna dowladaha hoose.


07/09/2023

SHAQO WACAN DHAMAAN HOWL-WADEENADA MAGACAABAN.

28/08/2023

WARGELIN SHIRKADAHA ADEEGYADA GUUD IYO DHISMAHA EE KA HOWLGALA BARAWE.
_____________________________________________

Maamulka Degmada Barawe wuxuu ku wargelinyaa in uu jiro kulan u dhaxeeya Maamulka iyo shirkadaha Adeegyada Guud iyo dhismaha ee ka howlgala Degmada Barawe oo dhici doona xarunta Maamulka .

Kulan kaas shirkadii aan ka soo qeyb gelin kana howl-gasha Barawe wuxuu dib u eegis ku sameyn doonaa maamulka ruqsada howlgalkeeda.

05/08/2023

HAKIN ADEEG BIXIN SHIRKAD
---------------------------------
Tr: 08/05/2023

Xafiiska dowlada Hoose Barawe, wuxuu hakin ku sameeyey shirkada Barawe Cleaning Services Company adeeg bixintii loo idmaday ee eheyd nadafada iyo bilic soocelinta Magaalada Barawe kadib markii ay u gudan weysay shaqadeeda sidii lagu balamay.

22/03/2023

I congratulate all the Somali people on the start of the holy month of Ramadan.

I pray to Allah that He will match us with His good deeds.
‏كل عام ونتم بخير
Ramadan Mubarak

10/11/2022

Lilaahi wa Inaa Ileyhi Raajicuun. Naxriista Janna Allah ka waraabiyo Mohamed Jeilani Olow

02/09/2022

01/09/2022.
SOO BANDHIGISTA HABKA CUSUB EE AY NOQONEYSO WARQADDA SUGNAANTA DHULKA
_________________________

Iyadoo ka duuleyso Dalwadda Hoose ee Degmada Baraawe muhiimadan saareysa tayenta adeega bulsho ee ay bixiso.

muqaalka Hoose wuxuu muujinayaa xaflada Soo bandhigista Naqshada cusub ee bixinta warqada SUGNAANTA DHULKA burburkii kadib.

F.G: Astaamaha gaarka ah oo aan laga sameyn karin foojeri/copy waa qeyb ka mid ah tayada u gaar ka ah habka cusub ee Warqada SUGNAANTA DHULKA.

IYO

27/08/2022

Tr:27/08/2022.

HAB-KALA WAREEJINTA DHULKA BARAAWE.
___________________________________________

Si meesha uga baxdo HAB-KALA WAREEJINTA aan sharciga eheen ee dhulalka Baraawe, Xafiiska D/Hoose wuxuu bulshada ku wargelinayaa in dhulalka ku kala wareeg sadaan bulshada xafiis sharciyeysan qaabilsanna kala Wareejinta dhulka i.w.m ee loo yaqaano (NOTAAYO), taas oo noqon doonta xalka khilaafaadka ka dhasha hab sharciga kala Wareejinta dhulka.

Want your business to be the top-listed Government Service in Barawe?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Telephone

Website

Address

Barawe
Barawe