Wasiirka Howlaha Guud iyo Dib-udhiska Dowladda Koonfur Galbeed Daahfurey Bixinta Sabar loogada rasmiga Degmada Baraawe.
Reer barawe waa markina ka faidesta Waa fursad dahabi ah oo dowladina idin keentay waxaga sugo oo nabad iyo cabsi la’aan seexo sharcigi ayaa iga lomay walwali keda yuu ku heynin xogtada waxey ku keedsanan doonta System date base ah hadi loo bahd 10 Sano kadib xitaa wad heli doonta waxaa h**e loo geyay dhowr degmo ee kg ka mid ah barawena manta ilahey surto geliyay
Xafiiska Guud Ee Sharciyaynta Dhulalka Degmooyinka KGS
Xafiiska Guud Ee Sharciyaynta Dhulalka Degmooyinka Koonfur Galbeed Soomaaliya
Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed oo mudayinkan waday Qorsho dib loogu saxayo Hubinta iyo Sharciyaynta Dhulalka KG ayaa Waxey Hormar balaran ku sameysay Dhanka Sharci bixinta Dhulalka Kg ayaa waxey degmooyinka ka hirgelisan bixinta sharci rasmi ah oo date base ahaan uu shaqeya oo leh serial number oo hadi ay ka lunto dib System loogu soo bixinayo leh tayo iyo number adiga ku gaar ah iyo xogtada oo dhowrsan ama save ah hadi ad uu bahato 10 sano kadib ad heli karto Qof walba oo Kg Ku nool waxaa la ogeysinaya mamulka inuu keenay System date base ahaan uu shaqeya sii dhulkaga ad uu sharciyeysato ad xuruntq dowlada hoose ee degmada
28/06/2023
Eid Mubarak Eid Al Adha ilahow cafimad iyo cimri dheeri nagu gaarsi sanadkan sanadkisa
Magaalada Baraawe Ee Caasimadda KGS Ayaa Lagu Qabtay Munaasabad Lagu Daahfurayay SABRLOOGOYINKA Cusub Ee mamulka Koonfur Galbeed
26/06/2023
WARGELIN MUHIIM AH WAXAA LA BILADAY BIXINTA SABARLOOGADA CUSUB EE DGKGS UU SOO SARAY
Waxaa Bulshada ku nool Degmada Barawe lagu wargelinayaa in ay qaataan Sharciga Lahaanshiyaha Dhulka ( Sabarloogo ) oo ay bixiso Waaxda Dhulka Dowlada Hoose ee Degmada barawe si xogta Milkiyada Dhulka ay u noqoto mid sugan oo keydsan lehna tixraac rasmi ah.
Iyadoo laga duulaayo Qorshaha Hormarinta Degmada Lana ilaalinayo Badqabka Hantida Dadweynaha iyo tan Danta Guud. Isla markaana la yareynayo isqabqabsiga
soo laablaabtay lana xakameynayo. Maadama ay DGKGS ay sameysay Date base lagu aruursho
xagaha saxda ah iyo kuwa leh tixraac rasmi ah. sona afjari doona dhibaatoyinka ka tagan Dhulka Degmada barawee iyo Deeganada Hoos yimada. Lana xakameyo sharciyada been abuurka ah.
21/12/2022
WARGELIN MUHIIM AH WAXAA LA BILADAY BIXINTA SABARLOOGADA CUSUB EE DGKGS UU SOO SARAY
Waxaa Bulshada ku nool Degmada Af-gooye lagu wargelinayaa in ay qaataan Sharciga Lahaanshiyaha Dhulka ( Sabarloogo ) oo ay bixiso Waaxda Dhulka Dowlada Hoose ee Degmada Afgooye si xogta Milkiyada Dhulka ay u noqoto mid sugan oo keydsan lehna tixraac rasmi ah.
Iyadoo laga duulaayo Qorshaha Hormarinta Degmada Af-gooye. Lana ilaalinayo Badqabka Hantida Dadweynaha iyo tan Danta Guud. Isla markaana la yareynayo isqabqabsiga
soo laablaabtay lana xakameynayo. Maadama ay DGKGS ay sameysay Date base lagu aruursho
xagaha saxda ah iyo kuwa leh tixraac rasmi ah. sona afjari doona dhibaatoyinka ka tagan Dhulka Degmada Af-gooye iyo Deeganada Hoos yimada. Lana xakameyo sharciyada been abuurka ah.
Hadaba Agaassimaha Waaxda Dhulka Dowlada Hoose ee Degmada Af-gooye waxaa la farayaa in uu dhaqangeliyo qaadashada Sabarloogada,
Maamulka Gobolka Sh/Hoose oo Amrey in laqaato warqada lahaanshiyaha dhulka ama Sabarloogada ay bixiso DGKGS
Ayado manta la dahfursy Xafiiska Degmada Afgooye oo bixinaya Sharciga ama Warqada Lahaanshiyaha Dhulka
03/07/2021
Agaasimaha Cusub Ee waaxda Dhulka Dowlada hoose ee Degmada baydhabo
Maamulka Degmada Baydhabo oo Shacabka ugu Baaqey in ay sameystaan Sabarlogooyinka Dhulka
Xafiiska Waaxda Dhulka ee Degmada baydhabo oo Sii toosa ay ugu Socoto Bixinta Sharciga cusub ee Dowlada Goboleedka Koonfur Galbeed ee Soomaaliya
24/04/2021
Si loo Dar-dar geliyo Shaqooyinka Bulshada loo hayo Ayaa waxaa si Rasmi ah loo Furey Xafiiska Guud ee Sharciyaynta Dhulalaka Degmooyinka Koonfur Galbeed Soomaaliya
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Category
Website
Address
Barawe
