Mas'uuliyiinta Sare Ee Wasaarada Haeenka Dowlada KGS Iyo Saraakiil Ka Tirsan Ciidamada Booliska Oo Kormeer Ku Tagey Fariisamo Ciidamada Ay Ku Leeyhiin Duleedyada Magaalada Baydhabo.
Saldhigga Booliska G/Bay ee Baydhabo
Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Saldhigga Booliska G/Bay ee Baydhabo, Police station, Bay, Baydhabo.
Deegaanada Koonfur Galbeed oo Ka Bilowday Abaabul iyo Howl-gal Ka Dhan ah Kooxda Nabad Diidka ah Ee Al-Shabaab.
Maxkamada Darajada koowad ee CQS Qeybta 60aad ayaa xukun dil ah ku fulisey Askari shaley galinki dambe si bareer ah ugu diley
Labo marxuum oo katirsan cidanka boolis somaliyed oo aan waxbo galabsan Magaalada Baydhabo.
Taliska ciidanka Booliska Gobolka bay oo sosarey awaamiro dhoor ah,
Ciidanka Booliska ayaa Xaafadaha iyo wadooyinka Magaalada Baydhabo ka sameyey Howlgal lagu Xaqiijinaayo Amniga Magaalada.
Guddoomiyaha Gobalka Baay Mudane Cabdifataax Maxamed Ibraahim (Piano) , guddoomiyaha,Xildhibaano,guddoomiyaha degmada Baydhabo iyo saraakiil ciidan sida Gashanle dhaxe mukhtar ibraahim dugudow ayaa maanta kormeer ku tagay deegaanka Awdiinle oo hoostaga degmada Baydhabo.
Tababar kusaabsan Ilaalinta Xuquuqul-insaanka oo lagu Qabtey Magaalada Baydhabo
Shir looga hadlaayey Amniga iyo Cadaaladda oo Baydhabo lagu qabtey, iyo Awaamiir adag oo laga soo saarey.
Oo Ay kawada hadleen saraakiisha Booliska iyo militiriga
Taliyaha Saldhiga Booliska Magaalada Baydhabo Muqtaar Ibraahim Gaduudow ayaa Waalidiinta Magaalada Baydhabo ku amray in Carruurta aysan usoo iibin Maalmaha Ciida Agabka Carruurta ku ciyaaraan ee lagu isticmaalo baaruuda.
Taliya Qeybta boliska KGS iyo Taliya saldhiga boliska gobelka bay Ayaa ciidul fidhriga uga hambalyey shacabka soomaliyeed unashegey ineyka ilaleyaan caruurta waxyabaha sida qorhay iyo bastolidoyinka ayku ciyaran ayna ugadin waxkale Ugadan aykuciyaran booslika soomaliyena wajibkooda ugutan siwanagsan
07/09/2021
TAliya saldhiga D\G\bay waa nin hawulkar ah u gudanaayo shaqadiisa si hufan oo haboon masha allah horey usoco
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Category
Website
Address
Baydhabo
2526
