Biyo Nadiif ah oo deg deg ah warjinaay ugu imow
adoo ruunkaada jooga ku raaxeyso
Qanacad iyo qiimo jaban
Warjinaay Water Supply Company
Warjinaay Water Supply Company – Biyo nadiif ah oo la isku halayn karo, adeeg degdeg ah iyo kalsooni buuxda. "Biyo Nadiif ah, Bulsho Faraxsan"
19/03/2026
🌙✨ Hambalyada Ciida Al-Fitr – Warjinay Water Supply Company ✨🌙
Maamulka iyo bahda Warjinay Water Supply Company waxay hambalyo iyo bogaadin u dirayaan dhammaan ummadda Soomaaliyeed, gaar ahaan howl wadaenada,shaqalaha,macaamiisha iyo bulshada ay u adeegaan, munaasabadda barakeysan ee Ciida Al-Fitr.
Ciidani waa maalin farxad, isu naxariis, iyo is cafin. Waa fursad aynu ku xoojino midnimada, wadajirka, iyo adeeg hufan oo bulshada lagu horumarinayo.
Waxaan Ilaahay ka baryeynaa inuu naga aqbalo cibaadadii bisha barakeysan ee Ramadaan, naguna gallado caafimaad, barwaaqo, iyo biyo nadiif ah oo joogto ah.
🌿 Kullu caam wa antum bikhayr
🌿 Ciid Mubaarak!
— Warjinay Water Supply Company
01/03/2026
Tacsi Rasmi
إنا لله وإنا إليه راجعون
Xaji Aadan C/llahi Macalin (Xaji Enay),
Click here to claim your Sponsored Listing.
