23/05/2026
Diinsoor 22 May 2026, waxaan Maanta Mahadcelin, sharaf, Bogaadin u direynaa Madaxweyne oo maanta safar qiimo badan iyo waxtar u leh bulshada Kunool Degmada ku tagay, isaga oo si wanaagsan loogu soodhoweyey markiisa ugu horeeysay Diinsoor 1993.
Waxaana si gaar ah Sharaf iyo maamuus uga Haynaa sidii usharxay wanaaga bulshada Degmada ay leedahay.
Sidookale madaxweynaha wuxu garab taagan yahay Dadkiisa sida gaarka ah isu xigeen oo kasoo jeedan Degmada Diinsoor.
~~~~~~Dhamaad~~~~
15/05/2026
Hambalyo, Hambalyo
15 may 1943 Waa maalinta Ururka Xornimada Dhalanyarada Soomaaliyeed.
09/05/2026
Baydhabo; Sabti 9-05-2026
........................................................................
Waxaa maanta oo sabti ah kulan Gaar ah, la yeelanay usharax Xiliban Drs Hajiyo Abdinor, taas oo ay maanta dhalinyarada Magaalada Baydhabo ku casuumtay, una sheegtay inay kamid tahay musharaxinta Golaha Wakiilada Koonfur/Galbeed Somalia.
~Drs Hajiyo Waxa ay nala wadagtay Hadafkeeda siyaasadeed iyo Himiladeeda ku aadan dadkeeda iyo deegaankeeda.
~Dhalinyarta waxa ay la wadaageen, fursadaha ay heeysato iyo talooyin aad muhiim u ah oo ay ku gaari karto hiigsigeeda siyaasadeed.
~Ugu dambeeyn waxan u rajeenaynaa Drs Hajiyo inay Riyadeeda u Romoowdo.
_Wabillahi towfiiq_ ...
06/05/2026
Hambalyo hambalyo Drs Haajiyo