03/01/2026
Ictiraafkan dhib ayaa loo marayaa xitaa waxaa lagaarey in madaxda comments loogu qoro....soomaali wadajirka ayey dal kutahay ee wadajirka aan ilaalino
Arimaha dhaqlaha iyo siyasada
03/01/2026
Ictiraafkan dhib ayaa loo marayaa xitaa waxaa lagaarey in madaxda comments loogu qoro....soomaali wadajirka ayey dal kutahay ee wadajirka aan ilaalino
Mar aan maanta booqdey beeraha Laanbuule iyo ismoodnoy oo laga bilaabey in la abuuro Dalaga sida Galeyda,Looska,Digirta iyo Masagada
Inta siyaasad iyo fadhikudirir aad fadhiisanlaheyd beeraha hala abuuro.
06/10/2025
Dowladihii caalamka ayaa yaaban laba madaxweyne oo siman miyaa mise madaxweyne iyo gubeernatoore gobol.
Nidaamka federaalka dowlado badan ayaa nalaqaba iyadoo saas aytahay hadana waxaa laga dambeeyaa madaxweynaha federaalka tusaale:
Mareykanku waa federaal
India waa federaal
Sudaan waa federaal
Ethiopia waa federaal iyo dowlado kale
Hadaba waligaa ma aragtey dowladahaas oo maamul goboleedyadooda iskudhacsanyihiin.
Jumca xilwa
NIRA -BADOA
Waxaa dhib aad u weyn lagu qabaa Helida Aqoonsiga Niira ee megaalada baydhabo iyadoo waayeelo, haween,Dhalinyaro iyo dad daruuf kamuuqata ay iskugu imaanayaan subax walbo albaabka h**e ee xarunta niira baydhabo
Hooyooyinka qaar ayaa caruurtooda dhabarka usaarn iyadoo kuleelka taagan subaxii ilaa casarkii halka kuwa diiwaangeliya ama xarunta uqaabilsan ay kujiraan mukeef iyo qabow oo aan kawarheynin dhibta haysata masaakiinta banaanka taagan.
WAXAAN KUTALINAYAA.
Waxaan kutalinayaa in xarumaha labadiyo oo xaafadaha lageeyo sidii kaarkii codbixinta camal oo aan lagu xisaabtamin qarash iyo wixii lamid ah.
Dowlad waa mida dhibaatada shacabkeeda xal uraadisa ee ma ahan in lagu xisaabtamo kirada iyo korontada.
19/09/2025
Ninkan Trump ah markasta oo Ilhan Omar ay ka xanaajiso soomaaliya ayuu kutilmaanaa ineytahay Wadan dadkeedu gaaja udhimanayaan argagahiso iyo burcad badeed udheertahay Musuqmaasuq iyo laaluush kajirto .
11/08/2025
18 sano kahor mulkiilaha Facebook ee Mark Zuckerberg ayaa 5 kamid ah asxaabtiisa ku marti qaaday qolkiisa Havard si uu ugala hadlo arrinta ikhtiraaca website-kii facebook.
Martiqaadkaas waxa soo haleelay keliya 2 kamid ah asxaabtiisa, weydhegeysteen waxayna ka caawiyeen siduu uu hawada usoo gelin lahaa mashruucaas.
Maanta labadaas nin waa Billioneerro, waxayna hantidoodu gaadhaa: Dustin Moskovitz (17.8 Billion oo dollar) iyo Eduardo Saverin (20 billion oo dollar) halka 3daxdii kale ay yihiin kuwo shaqaale hoosaad ah.
Haddii Saaxiibkaa uu kuula yimaaddo fikrad ganacsi weligaa qalbi furan ku dhegeyso soona dhoweey lagayaabee in fikradaasi idin anfacdo.
05/08/2025
"هل تنصرون وترزقون إلا بضعفاءكم"حديث شريف
Yaa umaqan hadii dowladoodii guryihii kasoosaartey.
30/07/2025
Caawa waxaa dhashey maamul walaalo la ah Maamulkeena Koonfurgalbeed oo ladhaho waqooyi Bari
Koonfur Galbeed
Waqooyi Bari
27/07/2025
Waxaan u hambalyeynayaa Gudoomiyaha cusub ee degmada Shibis oo loo magacaabey sxbkey isku waxbarashada aheyn ee Axmed abdulqadir buux waxaan leeyahay ilaahey hakugu amaansado xilka laguu magacaabey
30/06/2025
BBC-dii layaqiiney ee awoowa-yaasheena iyo aabayaasheena safafka ugalijireen xiliga casarkii tan waa ay kaduwaneyd.
19/06/2025
Waa sawir muujinaya in iiraa. Ay ka awoodbadantahay sida lafilaayey maadaama dhoolatuskeedii saaka[dugeynteedii maanta] uu ahaa mid aduunka oo dhan uu layaabey.
Shaley i$rail iyada ayaa burburineysey walaalaheena Falastiin lkn maanta iyaga ayey haysataa.
Islaamku haguuleysto gaaladuna hajabto