Waxaan maalmahaan howl shaqo o u kuur galida xaalada noolaleed, abaaraha iyo arimaha bulshada u joogo Magaalada Yeed o ah xarunta dagmada Yeed Xildhibaan Hon Osman Gaarane o laga soo doorto Dagmada Yeed ee Gobalka Bakool.
Waxuu safarka Xildhibaanka kula kulmay masuiyiin kala duwan o ka soo jeeda Deegaanka Ismaamulka Soomaalida ee Ethiopia o darisnimo, dad iyo deegaanba isku mid ah.
Daawo qeeyb ka mid ah muuqaalada safarka hormarka e xildhibaan Cusmaan.
Liibaan Olow Mohamed Shaqlane Hon Mahat Bishar Mohamed Mohamed Dabar Dabar Abdullahi Jibril Ali Ali Deeq Mohamud Jimaale Ahmed Ali Dhaanto Afdheer TV Bashir Adow Mascuud Cabdullahi Aadan Feisalnairobi Ahmed Mohamed Dahir Guled Hassan Siyat Amiin Ibraahim Khadar Hared KGS TV Kulmiye FM Mohamed Amin Mohamud Mustafa Omer Abdikadir Omar Osman Budul Ruwayda Beinah RTN Somali TV Southwest State House XOGSAN TV
Osman Mohamed Gaarane for Yeed South West State MP
waa page la rasmiga ah ee Musharax xildhibaan dagmo deegaanka yeed ee gobalka Bakool Konfurgalbeed 2020 ka. mahadsanidiin,
Cusmaan Maxamed Gaarane
waxii talo ama tusaaleen ah Halkan ayey taageerayaasheyda iga heli karaan 24ka saac maalin kasto.
Madaxweyne Mudane Cabdicasiis Maxamed Laftagareen oo socdaal shaqo ku kala marayay magaalooyinka Diinsoor iyo Barawe Asbuucii tagay.
Soo dhaweeynta shacabka kala duwan eey u sameeyeen waxeey cadeeyneysaa taageerada mugta leh ee shacabkiisa u hayaan.
Mahadsanidiin,
Cusmaan Maxamed Gaarane
Taageeradiina dhamaan waa ii muhiim si aan baraaro u wado gaarno.
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Category
Contact the business
Telephone
Website
Address
Baidoa
Baydhabo
Opening Hours
| 09:00 - 17:00 |
