معهد سلسبيل للدراسات الاسلامية والبحوث-مكتب المدير العام

معهد سلسبيل للدراسات الاسلامية والبحوث-مكتب المدير العام

Share

educational institute for Islamic Studies & Research

21/03/2025
13/02/2025

Maamulaha guud ee machadka salsabiil Waxaa Sharaf Weyn u ah inuu maanta soo kormeero Xaruunta Machadka Salsabiil ee Magaalada baydhabo ee uu hadda kaga howl galo magaalada Baydhabo ,Waxaana Sharaf Weyn u ah isaga iyo Madaxda Sare ee Mu,asasada Salsabiil Charity Foundation Iney Diraasada Machadka Ay Si Toos ah u bilaabatay maanta , alle ayaa mahaddaasi iska leh ugu horeyntii , u mahadnaqidda alle ka dib waxaa mahaddaasi iska leh Wasiirka Wasaaradda Awqaafta Iyo arimaha Diinta [email protected] Nur Sidow Baba oo isna Suurtagaliyay iney Macaahidda shareecada lagu barto ee dkgs uu u sameeyo shahaadooyinka sharci ah oo ay ku howl gali karaan is diiwaan galintooda ka dib , iyadoo uu machadkanina uu yahay macaahiddii uhi horeysay ee degmada baydhabo ka qaata Shahaadada Diiwaan galinta Macaahidda lagu barto diraasaadka Islaamka , ugu danbeentii waxa uu maamulaha guud ee Machadkani uu Mahad ballaaran u soo jeedinayaa Madaxda Sare ee Mu,asasada Salsabiil Charity Foundation oo geed dheer & geed Gaabbanba u fuulay Hirgalinta & Furitaanka Machadkani .
Waxa aan ugu baaqeynaa ardada hadda is diiwaan galisay ee loo bilaabay Diraasada kuwaasoo uu machadkani deeqdaan Waxbarasho ee Lacag La,aanta ah Si ay u bartaan Diraasaadka Islaamka & Cilmi Baarista iney ka Faa,ideystaan fursaddaan la siiyay ee dahabiga ah, sidoo kale ardada degan Soonaha mursal ee Xaafadda Horseed ee magaalada baydhabo waxaan ugu Baaqeynaa iney Ka faaideystaan Fursaddaan dahabiga ah.
Diraasadda Machadkani ayaa waxaa La Bixin doonnaa oo ay bilaabatay maanta oo khamiis ah oo ay taariikhduna tahay 13 / 2/2025.
Waxaanna la bixiyaa diraasadda Maalmaha Khamiista iyo Jimcaha Gelinka danbe .
Ka faa,ideysi Wacan
Wixij faafaahin ah kala Xiriir
Tel
0616212206
0626212206
Ama emailka
[email protected]
Mahadsanidiin
Mahadsanidiin

Gmail Gmail is email that’s intuitive, efficient, and useful. 15 GB of storage, less spam, and mobile access.

08/02/2025

Anigu oo ah Ustaad xasan Xuseen xasan ahna Maamulaha Guud Ee machadka Salsabiil ee Diraasaadka Islaamka & Cilmi baarista ee Salsabiil waxa aan rabaa inaan Halkani ka Ogeysiiyo inuu Machadka Salsabiil ee Diraasaadka Islaamka Islaamka & Cilmi baarista uu si toos ah u bilaabay Diiwaan galinta Ardada Cusub Ee Machadkani ku soo biiri doonto Sanad dugsiyeedka 2025 /2026 si gaar ah Waxa ay diiwaan galintani uga Socotaa iskuulka salsabiil ee ku yaala magaalada Baydhabo si gaar ah xaafadda Mursal agagaarka Buraada , waxbarashudana waa mid lacag la,aan ah maadaama uu machadkani yahay mid ay milkiyaddiisa leedahay Mu,asasada kheyriga ah ee Salsabiil oo ah mu,asasa kheyri ah . Sidaa darteed bulshada ku dhaqan magaalada Baydhsbo gaar ahaan xaafadda Horseed soonaha mursal iney ka faa,ideystaan Diiwaan muddada ay diiwaan galintani soco si ay u helaan waxbarasho ku saabsan Diraasaadka islaamka iyo cilmi baarista.
Wabillaahi towfiiq
Ka faa,ideysi wacan
Wixii faafaahin ah kala xiriir
Tel
0616212206/ 626212206
Ama emailka
[email protected]
Dhammaad

06/02/2025

Maamulaha Guud ee Machadka Salsabiil ee Diraasaadka Islaamka & Cilmi Baarista waxa uu ku Wargalinayaa Dhammaan Ardada & Waaliddiinta Jecel barashada Diinta Islaamka inuu maamulka machadkani gaar ahaan faraciisa magaalada Baydhabo uu si toos ah U bilaabay Maanta oo ay taariikhdu tahay 06/2/2025, Diiwaan galinta Ardada Cusub ee Machadkani Sanad Dygsiyeedka 2025 / 2026 sidaa darteeda waalid waliba oo jecel inuu Ubadkiisa wax ugu barto si lacag la,aan ah si gaar ah Culuumta Diinta Islaamka Waxa uu maamulka Machadkani oo kaashanaya Mu,asasada kheyriga ah ee salsabiil si gaar ah Waaxdeeda waxbarashada oo ah Mu,asasa ka sharciyeysan / Diiwaan galisan Wazaaradda Awqaafta & Arimaha Diinta Dgkgs ugu bishaareyneysaa Shacabka ku dhaqan Magaalada Baydhabo si gaar ah Xaafadda Mursal .
Waxa ayna Diiwaan galinta ay si habsami leh ugu socotaa Xaruunta Machadka oo ku taala iskuulka Salsabiil ee magaalada baydhabo@salsabiilschool kaasoo ku yaala Xaafadda Mursal ee magaalada baydhabo si gaar ah agagaarka Buraada .
Ka faa,ideysi wacan
Wixii faafaahin ah kala xiriìr
Emailka :-
Salsabiilinstitute@gmail .com
Iyo taleefoonada kala ah
0616212206/0626212206 & 618861098
Mahadsanidiin
Fg
Machadkani ayaa waxa uu yahay mid ka sharciyeysan / diiwaan galiyay wasaaradda awqaafta & Arimaha Diinta ee Dgkgs

23/04/2024

Hi have a good day

20/11/2023

ففي صحيح البخاري
باب الْعِلْمُ قَبْلَ الْقَوْلِ وَالْعَمَلِ:
لِقَوْلِ اللَّهِ تَعَالَى: {فَاعْلَمْ أَنَّهُ لاَ إِلَهَ إِلاَّ اللَّهُ} فَبَدَأَ بِالْعِلْمِ، وَأَنَّ الْعُلَمَاءَ هُمْ وَرَثَةُ الأَنْبِيَاءِ- وَرَّثُوا الْعِلْمَ- مَنْ أَخَذَهُ أَخَذَ بِحَظٍّ وَافِرٍ، وَمَنْ سَلَكَ طَرِيقًا يَطْلُبُ بِهِ عِلْمًا سَهَّلَ اللَّهُ لَهُ طَرِيقًا إِلَى الْجَنَّةِ.
وَقَالَ جَلَّ ذِكْرُهُ: {إِنَّمَا يَخْشَى اللَّهَ مِنْ عِبَادِهِ الْعُلَمَاءُ} وَقَالَ: {وَمَا يَعْقِلُهَا إِلاَّ الْعَالِمُونَ}، {وَقَالُوا لَوْ كُنَّا نَسْمَعُ أَوْ نَعْقِلُ مَا كُنَّا فِي أَصْحَابِ السَّعِيرِ}.
وَقَالَ: {هَلْ يَسْتَوِي الَّذِينَ يَعْلَمُونَ وَالَّذِينَ لاَ يَعْلَمُونَ}.
وَقَالَ النَّبِيُّ صَلَّى اللَّهُ عَلَيْهِ وَسَلَّمَ: ((مَنْ يُرِدِ اللَّهُ بِهِ خَيْرًا يُفَقِّهْهُ فِي الدِّينِ، وَإِنَّمَا الْعِلْمُ بِالتَّعَلُّمِ)).
وَقَالَ أَبُو ذَرٍّ لَوْ وَضَعْتُمُ الصَّمْصَامَةَ عَلَى هَذِهِ وَأَشَارَ إِلَى قَفَاهُ- ثُمَّ ظَنَنْتُ أَنِّي أُنْفِذُ كَلِمَةً سَمِعْتُهَا مِنَ النَّبِيِّ صَلَّى اللَّهُ عَلَيْهِ وَسَلَّمَ قَبْلَ أَنْ تُجِيزُوا عَلَيَّ لأَنْفَذْتُهَا.
وَقَالَ ابْنُ عَبَّاسٍ: {كُونُوا رَبَّانِيِّينَ} حُكَمَاءَ فُقَهَاءَ. وَيُقَالُ الرَّبَّانِيُّ الَّذِي يُرَبِّي النَّاسَ بِصِغَارِ الْعِلْمِ قَبْلَ كِبَارِهِ.

Want your business to be the top-listed Government Service in Baydhabo?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Telephone

Website

Address

Warsame Dhoos Street
Baydhabo

Opening Hours

Monday 09:00 - 18:00
Tuesday 09:00 - 18:00
Wednesday 09:00 - 18:00
Thursday 09:00 - 18:00
Friday 09:00 - 18:00
Saturday 09:00 - 18:00
Sunday 09:00 - 18:00