Ministry of Rural Development & Resilience-Southwest State of Somalia

Ministry of Rural Development & Resilience-Southwest State of Somalia

Share

Ministry of Rural Development & Resilience-Southwest State of Somalia.

The ministry of rural development & resilience (MRDR) is a cornerstone institution in the SWS of Somalia

20/04/2026

Dhaartii Wasiirka cusub ee Beeraha kg

Photos from Ministry of Rural Development & Resilience-Southwest State of Somalia's post 16/04/2026

Waxaan Maanta ka qaybgalay Shirkii Gollaha Wasiirada Dowladda Koonfur Galbeed oo uu Shirgudoominaayey Madaxweynaha Ku-meel gaarka ah ee KG, Mudane Jabriil Cabdirashiid.

08/04/2026

Hogaamiyaha ku meel gaarka ah ee Dowladda Koonfur Galbeed Mudane Jabriil Cabdirashiid Xaaji.

22/03/2026

Madaxweynaha Dowladda Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed (Laftagareen) ayaa Magacaabay Guddiga Madaxa Banaan ee Xuduudaha iyo Doorashooyinka DKG.

22/03/2026

Waxaan Maanta qaybka ahaa dhiirigelinta iyo la dardaaranka Ciidanka cusub ee Booliska gaarka ah ee dowladda koonfur galbeed.

09/03/2026
08/03/2026

Xilwareejintii Wasaarada

Photos from Ministry of Rural Development & Resilience-Southwest State of Somalia's post 08/03/2026

Waxaa Maanta kulan ku yeeshay Guddiga Amniga, Xafiiska Ku-simaha Madaxweynaha ahna Guddoomiyaha Golaha Wakiilada Dowladda Koonfur Galbeed Mudane Dr. Ali Sicid Fiqi.

Photos from Ministry of Rural Development & Resilience-Southwest State of Somalia's post 08/03/2026

Wasiirka Wasaarada Hormarinta Reer Mi'yiga iyo Adkeysiga Dowladda Koonfur Galbeed Mudane Maxamuud Maxamed Kheyre ayaa Maanta ka qaybgalay Xuska Maalinta Haweenka Adduunka ee 8da Maarso 2026

Munaasabadan ayaa waxaa soo qaban qaabisay Wasaarada Haweenka, Xaquuqul Insaanka iyo Arrimaha Qoyska Dowladda Koonfur Galbeed.

Waxaana ka soo qaybgalay Ku-simaha Madaxweynaha ahna Guddoomiyaha Golaha Wakiilada DKG Mudane Dr. Ali Sa'id Fiqi, Wasiiro, Xildhibaano iyo Odayaasha dhaqanka, Maamulka Gobolka Baay kan Degmada Baydhabo iyo Taliyaha Ciidanka Booliska Qaybta Gobolka, La-Taliyeyaal iyo Marti sharaf kale.

Want your business to be the top-listed Government Service in Baydhabo?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Address

Presidencial Palace
Baydhabo
N/A