Tubsan Dowladda Koonfur Galbeed Soomaaliya

Tubsan Dowladda Koonfur Galbeed Soomaaliya

Share

Tubsan for Preventing and Countering Violent Extremism
Office of Southwest State of Somalia.

Photos from Tubsan Dowladda Koonfur Galbeed Soomaaliya's post 13/05/2025

Nairobi | 13 Juun 2025.

Agaasimaha Tubsan ee Dowlada Koonfur Galbeed, Mudane Ilyas Ali Nur, ayaa ka qeyb galay kulan rasmi ah oo ahaa casuumaad uu ka helay xafiiska IOM ee Nairobi.

Kulankan ayaa lagu lafaguray xoojinta iskaashiga u dhexeeya Tubsan iyo IOM, gaar ahaan arrimaha la xiriira ka hortagga iyo wacyigelinta fekerka xagjirka ah iyo horumarinta Arimaha bulshada.

Kulanka ayaa sidoo kale lagu gorfeeyay sidii loo dardargelin lahaa mashaariicda wadajirka ah, loogana faa’iideyn lahaa fursadaha iskaashi ee u adeegaya xasilloonida iyo horumarka deegaannada DKGS.

DKGS

24/02/2025

Cabdullahi Maxamed Ahmed oo ka tirsanaa khawariijta oo isku soo dhiibey Dowladda ayaa ka waramey dhibaatada ka dhex jirta AS.

24/02/2025

Maxamed Ahmed Jinaay oo ka tirsanaa khawariijta ayaa ka waramey sababta ku kaliftey in Dowladda isku soo dhiibo.

Tubsan Dowladda Koonfur Galbeed Soomaaliya

22/02/2025

Aadan Mayow oo ka tirsanaa Khawarijta oo isku soo dhiibey Dowlaada ayaa ka hadley sida wanaagsan lagu soodhaweeyey Xaruunta Tubsan Dowladda Koonfur Galbeed Soomaaliya

19/02/2025

Mahamuud Maxamed Xasan oo ka tirsaana Khawariijta ayaa shegey in Dowladda si Wanaagsan u soodhaweysay Hada Tubsan Dowladda Koonfur Galbeed Soomaaliya Dhaqan Celin u sameyneysa.

18/02/2025

Cali Xasan Maxamed oo ka tirsanaa Khawariijta oo isku soodhiibey Dowaladda oo hada ku jira Xaruunta Tubsan Dowladda Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa ka hadley sida Wanaagsan loo soodhaweeyay .

17/02/2025

Maxamed Barre oo ka tirsanaa khawaariijta ka hadley Ka soo tagsita kooxda .

16/02/2025

Mahamud Cabdullahi oo ka tirsanan jirey Khawariijta aayaa ka hadley Soodhaweynta Wanaagsan Dowladda ka heley iyo Tubsan Dowladda Koonfur Galbeed Soomaaliya

15/02/2025

''Waxaan Dareemaya Xurnimo Markii la i keeney Xaruunta Tubsan Dowladda Koonfur Galbeed Soomaaliya ayuu yiri Ibrahim Cali Cumar oo ka tirsanan jirey Khawariijta Dowladda isku soo dhiibay.

14/02/2025

Tahliil Maxamed oo ka tirsanaa Khawaariijta ayaa ka hadley sida Xaruunta Tubsan Dowladda Koonfur Galbeed Soomaaliya lagu soodhaweeyey .

13/02/2025

Ibrahim Isxaaq wuxuu ka tirsanaa Khawariijta AS, hada waxaa lagu dhaqan celineyaa Xaruunta Tubsan Dowladda Koonfur Galbeed Soomaaliya ee Magaalada Baydhabo

Photos from Tubsan Dowladda Koonfur Galbeed Soomaaliya's post 11/02/2025

Mugdisho: 11 February 2025.

Tababar Sare oo socday mudo 4 maalmood ah oo ay soo qaban-qaabisay Xarunta Caalamiga ah ee Qaahira ee Xallinta Khilaafaadka, Ilaalinta Nabadda, iyo Nabad-dhiska (CCCPA).

Aqoon-is-weydaarsigan wuxuu diiradda saarayay xoojinta doorka Hogaamiyeyaasha bulshada Soomaaliyeed ay Ku Leeyihiin nabad-dhiska iyo Xalinta Khilaafaad ka, Intii uu socday, Ka Qaybgal Galyaashu Waxay korar sadeen aqoon qoto dheer, isla markaana la falgalayay khubarro iyo ka qeyb-galayaal xirfad sare leh.

Want your business to be the top-listed Government Service in Baydhabo?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Address

Villa KGS
Baydhabo
252