Maxkamada Gobolka Baay

Maxkamada Gobolka Baay

Share

Sinaan iyo Cadaaladda

09/01/2025

Asc mudanayaal iyo Marwooyan waan idin salaamay guud ahaan ummadda Soomaaliyeed gaar ahaan Reer koonfur galbeed Soomaaliya.
Maadaama maxkamadihii ku maqnaa fasax muddo hal bil ah.
Maxkamadihii dib ayaa u furmeen taasna alla ayaa ku mahadsan shaqo wacan

19/10/2024

Waxaa maanta tarikhdu tahay,13/10/2024,nasoo boqday wasiirka wasaarada Cadaaladda iyo garsoorka Dowlada goboleedka konfur galbeed Soomaaliya
Mudane C/qaadir Yuusuf cabdinuur, shaqo wacan mudane wasiir.

16/09/2024

Maxkamadda Gobolka Baay ayaa xukun dil ah ku riday Eedeysane horay dil uga geystay nawaaxiga Magaalada Baydhabo.

17/07/2024

Higsigenu waa sinaan & cadaalad

Want your business to be the top-listed Government Service in Baydhabo?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Website

Address


Baay Reginal Court
Baydhabo