Abdulrahman mohamad Nuur

Abdulrahman mohamad Nuur

Share

Welcome to my page please like and folloow

02/01/2025
26/12/2024
14/11/2024

Jabhadda Amxaaradda Faano ee ka dagaalamaya dalka Itoobiya ayaa sheegatay inay ku dhawaatay magaalada caasimada ah ee Addis-ababa
Warbaahinta Amxaarada ayaa baahisay in jabhaddu qabsatay magaalo la yiraahdo Berehaat Shawa oo Addis-ababa u jirta 112 km.

Jabhaddu waxay sheegatay inay khasaaro badan gaarsiiyeen ciidan dawladda hub badanna ka furteen.

Ma jiro wax war ah oo dhanka dawladda kasoo baxay.

Want your business to be the top-listed Government Service in Beledweyne?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Telephone

Website

Address


Beledweyne