02/02/2026
Masjid Al Nuur. مسجد النور بلدوين
Page kan waxaan u sameynay in aan ku soo gudbinno duruus diini ah iyo maxaadarooyin joogta ah
02/02/2026
Bisha Shacbaan Waa Hordhaca Bisha Ramadaan.
🌧️""”شهر شعبان مُقدِّمة لـشهر رمضان "
اللهم بارك لنا في شعبان وبلغنا رمضان وقد فرجت همومنا وسددت ديوننا ووسعت أرزاقنا وجبرت خواطرنا وغفرت ذنوبنا وأعنتنا على طاعتك والقرب منك..
اللهم بلغنا رمضان ونحن في عافية وفي أحسن حال...
28/12/2025
Silsiladi luqadaheed dowrkedi 6aad iyo 7aad.
29/10/2025
Khubada jimacah insha alaah
23/10/2025
Khudbada bari insha Allah
Astaamaha Ehelka Jannada
15/10/2025
Khubada jimcah insha alaah
Iyo mowduuca omuhimah الورع
Duruusti naxwada e shekh maxamuud
07/10/2025
Khudbada jimacaha
Walaalayaal aan kafaaideysano kheerka iyo
Waanada culimada
Wabilaahi towfiiq
01/10/2025
Walaalayaal aankafaaideysano khudbada shiiqa
Toosnaanta iyo isbadalka. الاستقامة والتغير
Waa mowduuc lobaahnaay.
Walaal sidiyaar garow xilifiican usogasho masjidka
Dhageysi wacan
من أثير دُعاء عمر الفاروق:
" اللَّهُمَّ إِنْ كُنْتَ كَتَبْتَنِي فِي أَهْلِ السَّعَادَةِ، فَأَثْبِتْنِي فِيهَا.
وَإِنْ كُنْتَ كَتَبْتَ عَلَيَّ الذَّنْبَ وَالشِّقْوَةَ، فَامْحُنِي وَأَثْبِتْنِي فِي أَهْلِ السَّعَادَةِ، فَإِنَّكَ تَمْحُو مَا تَشَاءُ وَتُثْبِتُ، وَعِنْدَكَ أُمُّ الْكِتَابِ
قال رسول الله ﷺ :
صيامُ يومِ عاشوراءَ ، إنِّي أحتَسِبُ على اللَّهِ أن يُكَفِّرَ السَّنةَ الَّتي قبلَهُ .
صححه الألباني في صحيح ابن ماجه 1424 .
Rasuulkuna (naxariis iyo nabadgalyo Eebbe korkiisa ha yeelee) wuxuu yidhi;
Soonka maalinta Caashuuraa, waxaan rajaynayaa in Alle uu ka dhaafo dambigii sannadkii h**e
02/07/2025
Waa dowrki 5naad ee silsiladi fiqiga
E raac ligiga hoose si aat uhesho duruusti dhamaatay
https://t.me/+MCJtrB6ugLU2NDc0
Click here to claim your Sponsored Listing.
