Team Xildh Axmed Carab

Team Xildh Axmed Carab

Share

Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Team Xildh Axmed Carab, Political organisation, Berbera.

Photos from Team Xildh Axmed Carab's post 23/02/2021

Guul iyo gobonimo

07/02/2021

Xildhibaaano shicibkooda la dareen ah

07/01/2021

Fariin ku socota Dhalinta Somaliland.

1. Gorma ayad garan karta , qofkaad tahay, Xikmada kugu duugan, iyo in aad awood u leedahay, inaad wax weyn ka badeli karto nolashaada, ta famligaga ta umadaada iyo ta degaanka ama dalka aad ku nooshay?

2. Ma ogtahay in aad awoodo inaad suuliso ama baabiso, wax kasta oo aad u arkayso in ay u xun yihiin , qof ahaan dad ahaan dal ahaan intaba kuwaas oo markastaba kuu muuqda?

Labadan sualood, iyo wixii la xidhiidhaba jawaabahoodu waxay noqonayaa (HAA)

lkn Suasha Daba taala waxay tahay, Sidee iyo habkee loo maraya ee loo samaynkara hawlahan madama ay yihiin kuwo qofku awood u leeyahay in uu fuliyo?

Jawaabta suasha u danbeysa, ee ah habkee loo fulin kara hawlahan, waxay noqonaysa halkan qodob oo kaliya.

( Hadii qofku Aqoonta iyo kartida Rabaaniga , ah ee Allah ku galaday, iyo ta madiga ah ee u bartay, sida wanaagsa u adeegsado, Waxa hubaal ah oo an shaki ku jirin, in uu awood buuxda u leeyahay fulinta iyo waxkabedelka dhamaanba qaybaha kala duwan ee aan soo xusnay.

lkn Ugu horayn Wa in uu qofku gartaa horta ka uu yahay, iyo resource ka ama ilaha muhiimka ah ee uu haysto taasiba muhiima marka h**e iyadana saamaxaysa , fulinta arrimahan.

Fariintani waxay ku socota da,yarta dalkeena, waxanan u soo jeedinaya in dhalintu ay dib isugu noqoto, sida ay manta yihiina wax badan ka bedelaan.

Waxa Qoray.
Musharax Ahmed Carab Muuse Bulaale

07/01/2021

Musharax Ahmed arab Muse Bulaale
Waxa Uu Kamid yahay Dhalinyarada Fooladka ama Labeenta Ee Kaso Jeeda Gobolka Saaxil,

Ahmed Inta Aan Ka Aqaano Anigu Ka Abdiraxmaan Daldhis Ahaan Waa Nin La oran karro wuxuu U Qalmaa Jagadaas Uu Tartamayo.
Hadii aan Taarikhdiisa Kawaramo AMA in Ka Taataabtoo
Waxa Uu Kamid Ahaa Dhalinyaradii U Horeysay Ee Ka Baxday Dugsigii Sare Dugsiga Sare Ee Bursade Secondary School, Isagoo Ahaa Dufacadii Labaad.
Sidoo kale Waxaa Degree Diyaariyay Fuculty of Marine Survey Isagoo Ka Qaatay Shahadadas Jaamacad Lyold Ee Dalka England.

Waxa Uu Shahadada Labaad ee Loo Yaqaano Master ka Hada Kwadaa Jaamacada Lyold Ee Kutaal Dalka England,
Isagoo Ka Qaatay Shaahadada Marine Survey.

Kadib Ahmed Waxa Uu Noqday Maareyahihi Shirkada Isgaarsiinta Telecom Berbera,
Isaga Oo Xilkaasi Hayay Muddo 4 Sano 2006-2010 .

2010 Waxa uu HayadaWFB U Noqday Superintendent
Berbera To Bosaaso.

Waxa uu Agaasime Ka Noqday Ururka Weyn Ee Ka Aasasan Somailland Ee Soyca Oo Uu Hadda Weli Xilkaa Hayo.
Wixii kadanbeeyay Sandkii 2016 Waxa Uu Noqday Manegerka Shirkada Tanzil Shaqadaas Oo Haatan Weli Hayo Xilkeeda.
Isagoo Ka Shaqaalaysiiyay Dhalinyaro Badan .
Waxa uu Aasasay Shirkada Dhinaca Adeegyada Bulshada Ah Oo lagu Magaacaabo AAR Logistics and Transportation Service oo ilaa Hada Shaqaysa .
Dhinaca Shaqo Abuurkana Markaad Eegto Dhalinyaro Badan Ka Shaqeeyan ,
Dhinaca Ganacsigana Markaad eegto Qayb Lixaad Leh Kusoo Kordhiyay Gobolka Saaxil.

Axmed Carab Muuse Bulaale Hadda Waxa Uu Kamid Yahay Mushariixinta U Rucleynaya In Qabtaan Jagada Xildhibaanimo Ee Golaha Deeganka Deg Berbera .

Ugu dambayntii Waxaan Kusoo Afmeerayaa Maqaalkan In Bulshada Reer Berbera Doorkan Doortaan Xildhibaan Aan Ka Danaysan ,Oo Noqon
"Calool Aynu Calool Ku Badelno Ee Aynu Ka Dhigno Calool Aynu Caqli Ku Badelno"

Waxa Qoray . Abdiraxmaan Maxamed daldhis

03/01/2021

Hadafkeenu waa hurumar Team Xildh Axmed Carab

03/01/2021
30/12/2020

Guusha wali inaga wadana

26/12/2020
Photos from Team Xildh Axmed Carab's post 25/12/2020

Xildh mubaarik axmed carab iyo xildhibaaan cabdirahman maxamuud iyo Dalxa

24/12/2020

Berbera u baaahan mayar ahmed carab

Photos from Team Xildh Axmed Carab's post 23/12/2020

Cuqaal & Waxgarad Dhalinyaro Ka soo Jeeda Degmooyinka Bulxaar Laasgeel Iyo Mandjeera gobolka Saaxil & Gobolka Maroodijeex Ayaa Tageera Balaadhan U Muujiyay Musharaxnimada Axmed Carab Oo Isagu U Sharaxan Xildhibaanada Golaha Deeganka Degmada Berbera & A/raxmaan Maxamud Yaasin ( Tuubag ) Oo Isaguna U Sharaxan Barlaamnka Somaliland Kana Sharaxan Gobolka Saaxil ,

Munaasibadan Ayaa Ka Dhacday Magaalada Dacarbudhuq Ee Degmada Laasgeel Gobolka M/jeex

Photos from Team Xildh Axmed Carab's post 22/12/2020

Team Xildh Axmed Carab horaaa loo soconayaaa

Want your business to be the top-listed Government Service in Berbera?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Website

Address


Berbera