Berbera Port Authority

Berbera Port Authority

Share

Berbera is the terminus of roads from Hargeisa and Burco, and an airport now adds to its accessibility. Its seaborne trade is internationally open

Berbera exports sheep, gum arabic, frankincense, and myrrh.

04/02/2025

Berberi iyadaa ridday muuse biixi. Sababtoo ah kibirka iyo aftaaga ayuu badiyay. Garxajisna Berbera iyo Somaliland oo dhan ayaa kursiga saartay hadii eeriboodhka hargaysa ay ka masaxaan magaca cigaalna dagaal sokeeye ayay iclaamiyeen. Waana lala qaadanayaa.

24/01/2025

Damaca beelaysan ee Wadani . Ma ku fashilmi doonaa Berbera ? Muuse Sool iyo Saaxilba wuu ku fashilmay. Cirona Ha waa loowada joogi. Dekeda Berbera waa khad cas. Kuwii gaagaabnaa ee madmadoobaa way ku filanyihiin Berbera.

24/01/2025

Dekeda Berbera Qaranka SL ayay ka mid tahay. Muwaadin kasta oo reer Somaliland ah wuu qaban karaa. Shuruuda keliya ee ku xidhan waa dastuurku ay umadu heshiiska ku tahay uu 100% sareeyo Berberina waxa daatuurku siiyay ay wada hesho.

20/01/2025

Reer Berbera ayaa Yurub abiib fariin u diray: Yurubeey curadnimada waa laguu ogyahay. Reer Berbera maanta kuguma laha duurxul, magaalada umada kamaanu sheegan, ee kulmiye iyo muuse ayaa dalkii baa biiyay, awoodii qarankana laba nooc ka dhigay wax uu baabiyay oo uu huwan ku wareejiyay maal iyo ragba, iyo intii soo hadhay oo ganacsi uu muuse qoyakiisa uga furay. Intaasi markii ay dhacday ayay Somaliland oo dhan dadkeedu dareemeen in gurmad badbaado loo baahanyahay taas ayaana kulmiye ku waayay kalsoonida umada. Wax walibana asalkiisii ayuu ku noqdaday.

14/01/2025

Gudoomiyaha gobolka saaxil waxaa uu u dhigmaa wasiir. Caaqil muuse biixi jifadiisa ayuu u sed buriyay oo Wasiir leexsan uga dhigay Cali Case iyadoo Samaalena ahaa maskaxdii ka danbaysay in Cali case Berbera yimaado. Maanta xisbiga Wadani booskaas reer Boorame ayuu uga dhigay tiir ; waana siyaasada wadajir iyo wax qabsad ee Madaxwayne Cirro. Cadaalada saami qaybsiga beelaha Somaliland ayuu Cirro ku dadaalay. Halka Muusena uu raali kaga ahaa b**bka iyo Sedbursiga kala kexeeyay umada Somaliland.

27/12/2024

Cirro ma madaxa ayuu u buuxinayaa Muuse, muxuu ugu yeedhay. Muuse, ina kaahin iyo Nuux Laascaanood oo ay Somaliland joogtay ayay waxba ka tari waayeen: waxay kharibaan mooyaane.

24/10/2024

Doorashada SL Kulmiye b**b iyo muran toona ma gelin karo. Hadii ay isku dayaana iyagoo dulaysan ayaa umada laga qaban doonaa ama Nin walba deegaankiisa inuu maamusho ayay noqonaysaa. Bal taaba cida mar labaad ku sharaf beesha waa loo wada joogi.

09/10/2024

Xanta suuqa ku jirta ee ah in komishanku jeclaaday in doorashada dib loo dhigo mudo aya la cayimin: haday ay rumowdo fawdo iyo dhibaato ayay keenaysaa. ila meeraysadii May dhamaan weli.

27/09/2024

Muuse isagoo maalintiisu taahay 25 August. Ayuu hadana afka taagayaa oo uu iska dhaadhiciyay in reer Berbera Jeebka ugu jiraan. Ciise muuse diyaar uma aha inay u sacab tumaan ninkii yidhi ma shiri kartaan. Xasuusta shirkii 2021 ee Laasadacawo ninkii mudantiinii xidhxidhay.

24/09/2024

Maareeyaha Dekeda Berbera kuma jiro wax kaambayn ah. Wuxuuna iska eegayaa inuu wadani talada dalka ku guulaysto. Wuxuuna cadeeyay inuu diyaar u yahay in lala xisaabtamo wuxuuna xusay inay jiraan masuuliyiin badan oo ciidankii loo dhiibay aan garanyn meel ay kaga waramaan.

02/08/2024

Muuse Biixi tartan kuma jiro ee inamo yar yar oo miisaaniyada kulmiye macnaysta ayaa or ordaya. Muuse fashil taariikhi ayaa ku dhacay: wuxuu ku khamaaray Qaranjamdii Somaliland: reer berbera way ogyihiin xaqiiqda: iyo aftaaga muuse: kibirkiisa. Masaajidada ciyaarta halaga daayo.

23/01/2024

Yaa joojin kara: somaliya beenta haynaga yarayso, kolay dayn maysee: dhamaan diyaaradhaasi Somaliland ayay fasax ka haystaan, keliya ayay aqoonsanyihiin.

Want your business to be the top-listed Government Service in Berbera?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Telephone

Address

Port Road
Berbera