24/Dec/2025 waxaan ka qeyb galay dhagax dhiga dugsi hoose dhexe iyo MCH laga dhagax dhigay deegaanka laandheere iyo labo baale ee D. Bursalax
Hon Bashir Guujaxo
Muwaadin waxaan u taagannahay inaan kuu adeegno, aan ka wada shaqayno hormarka Deegaankeena, Ilaalinta Nidaamka iyo Kor u qaadidda Bilicda
تبرع اليوم وانضم إلى جهودنا لإنقاذ حياة عبد الرحمن عبد الفتاح عبد القادر، وعبد النور عبد الفتاح عبد القادر.
بارك الله فيكم.
16/10/2025
Allaha unaxariisto gudoomiyihii h**e Degmada Bursalah Nuur Cabdi Cali yare
waxaan leeyahay ilaahay samir iyo iimaan hanaga siiyo dhamaanteen,
Marti la jecelyahay Allah ha ka dhigo kitaabkiisana midigta alle haka siiyo.
Laascaano
Hanbalyo guud ahaan umada islamkaa gaaar ahaan umada soomaaliyeed
Waxaan idinku hanbalyeynayaa curasha bisha barakaysan ee Ramadaan.
17/02/2025
Hanbalyo xulka degsiimada Bareaaqo
15/02/2025
Congratulations million times
Luck Abdirashid abti cilmiga aad baratay Allah ha kugu anfaco
Kuweyd, Bursalah, Mudug of Somalia
Date:27/01/2025.
Ururka ee Hormarinta bulshada
(Gargaar community development Organization) Oo deegaanka Kuwait Ee Degmada Bursaalax Gobolka Mudug ka dhagax dhigay MCH.
Waxaana munaasabadan goob joog ahaa maamulka Degmada Bursalah iyo masuuliyiin kala Duwan.
28/01/2025
Kuweyd, Bursalah, Mudug of Somalia
Date:27/01/2025.
Ururka ee Hormarinta bulshada
(Gargaar community development Organization) Oo deegaanka Kuwait Ee Degmada Bursaalax Gobolka Mudug ka dhagax dhigay MCH.
Waxaana munaasabadan goob joog ahaa maamulka Degmada Bursalah iyo masuuliyiin kala Duwan.
22/01/2025
Region: Mudug
District: Bursalah 18 - 22 Jan 2025.
Waxaa maanta noo soo gaba gaboobay tababar loo qabtay golaha deeganka degmada iyo agaasimayaasha D/ hoose.
Tababarkaan oo ay iska kaashanayeen W.Arimaha gudaha iyo CES
I would like to give special thanks to the trainer Mr Abdulahi Awil iyo Roodo
Maanta waxaan ka qeyb galnay wanqalka Riig barwaaqo Ex Rigoomane
19/11/2024
Bursalah District Mudug Pl Of Somalia
Xarig jarka Bursalah stadium
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Category
Telephone
Website
Address
Beyra
