qofka banii aadamka ahi muxuu ubaaha nyahay?
wuxuu ubaahanyahay inlaqadariyo oo la ixtiraamo
Hiddaha iyo dhaqanka soomaaliya
ilaalinta hiddaha iyo dhaqanka soomaaliyeed
fardaha aad bay soomaalidu u jeclayd waagii h**e , waxayna ahaayeen xoolaha ugu qaalisan
dhirta laga sameeyo agabka caanaha lagu liso ama lagu shubto
waxaan ka xusi karnaa
1.Gaatirta
2.Cawda
3.mayrada
iyo kuwo kale oo badan
01/08/2016
magarankartaa mase sheegi kartaa magaceeda?
30/07/2016
dhaqankeenii qiimaha badnaa iyo agabkii carafta udgonaa maku bedelanay weel daxlaaya iyo midaan tayoba lahayn Ee
24/05/2016
Nin Bakhiil ah (Wax bixinta aan ku fiicneyn) ayaa waxaa u yimid nin Marti ah oo uu aad u qiimeynayo.Wiilkiisii yaraa buu u yeeray oo u sheegay inuu Suuqa kasoo iibiyo Hilibka ugu fiican Hilbaha.Wiilkii wuxuu Saacado maqnadaba wuu soo noqday isagoo aan Hilib wadin.Odaygii baa yiri " War maxaad Hilib u keeniwayday?".WUxuu Wiilkii ku jawaab celiyay: Aabe waxaan u tagay Hiliblaha oo ku iri Hilibka ugu fiican ee kuu yaala keen. Wuxuu Hiliblihii iigu jawaabay, Hilib waxaan ku siinayaa fiicnaantiisa darteed aad moodeyso Burcad.Waxaan is iri buu yiri Wiilkii war hadeyba saas tahay maan Burcadka laftiisa soo iibsado.Ninkii Dukaanka baan waydiiyay inuu burcad aad u macaan i siiyo,markaasuu i yiri waxaan ku siinayaa Burcad aad macaanteda moodeyso Malab. Isla markii bay igusoo dhacday Maad bal Malabka laftiisa iibsatid.War Malab wanaagsan isii baan iri, asuu hadana i yiri Malab waxaan ku siinayaa Sidii Biyaha Muweesaxada u saafi ah. Wiilkii waxaa ku dhalatay war hadiiba ay saas tahay Biyaha Muweesaxada lafteedaa Gurigiinay taalaaye maad iyada Martida siisaan.Sidaas baan Guriga ugusoo noqday ayuu Aabihiis ku yiri.Aabihii oo Awalba Wax bixintu ku adkeyd ayaa Wiilkiisii ku yiri (Alloow Alle!! Walee Caqliga iyo Ragganimada anigaa kugu dhalay ee Allaha ku dhaafo). Laakin mar kaluu Aabihii Wiilkiisa la hadlay oo yiri ( War wax kasta waxaa nooga daran intii aad Suuqa wareegeysay sow Kabihii cusbaa ee aan kuusoo iibiyay kaama dhamaan. Taasaaba dhib noogu filane?).Wiilkii oo Qoslaya ayaa Aabhiis dhagta ugu sheegay (Aniga miyaa Caqliga beelay.Waxaan gashanaa Kabaha Ninka Martida noo ah)..Intaaso Sheeka ahna Martidii Dhagihiisa ayeey ku dhaceysay oo wuu maqlayay.
WIXII SHEEKO AMA DHAQANKA SOOMAALIYEED AH WAAD NALAWADAAGI KARTAA.
waxaan kasooqaadany BAARGAAL.NET
BAARGAAL.NET Isha wararka horumarka Degaanada Calbari ,wararka Baargaal , taageer,Muudiye ,Waadi Khayr ,Xoogaad ,Tooxin , Bareeda , Ceel Laas , Caluula
02/03/2016
02/03/2016
masha allah
Akhyaarta halakaan waxaan idiinku soo gudbinayaa qeyb kamida Meelaha ugu fcn ama ugu quruxda badan adduunka ee loo dalxiistago,
waxaa ka mid ah;
1.magaalada (batraa)waa magaalo loogu magacdaray qurudeeda waana magaalo taariikhi ah soona jiidata dalxiisa yaasha adduunka .
Batraa waa magaalooyinkii ugu muhiimsanaa dowladii anbaad(الأنباط)
Waxayna ahayd magaala madaxdii dowlada anbaad
2.harada rukaam(rukaa):waxay kamid tahay harooyinka ugu dalxiiska badan adduunka waxayna 14km ujirta harada luwiis ee dalka kenada.
3.boora boora(بورا بورا):waa jasiirad kamida jasiiradaha adduunka waana mid kafog ama iftiina iyo wasakheyn ay sameynayaa dadka adduunku waana jasiirad go'doon ah kuna taal koonfurta badda basifiga .
Waa jasiirad markeedii h**e kasameysantay foolkaane,foolkaanahaas oo qaboobay ayey kasameysantahy.
4.ayslaan;waa dowladaha qaniga midkamida(reer yurub).
5.godka karistal;oo kuyaal waddanka maksiko(maxico)qofkuna kuma noolaankaro toban daqiiqo heerkulkeeda oo sareeya oo daaraya58,iyo rutuubada oo faaraysa 90-100 darajo.
Waxaa qorey Amed aaden
Akhyaarta wixii khalad ah waad soo gudbin kartaa lkn anigu waxaan qorey meelo kle oo aan wadan ka soo maaliya ahyn lkn haddii ilaahy idmo wn isku deyayaa inaan taariikhda waddanku lahaa aan wax kaqoro sida magacyadii h**ey adduunku u aqoon jiray soomaaliya ama geeska afrika gaar ahaan waddankeyga soomaaliya .soomaaliya maanta waxay noqotay meel adduunku ku xifaaltamo madaama saddex jiho ay biyuh kamaraan geeska afrika gaar ahaan soomaaliya
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Category
Contact the business
Telephone
Website
Address
Mirood1214@gmail. Com
Boosaaso
BOSASO
