Dr. Abdullahi Gagajir

Dr. Abdullahi Gagajir

Share

asc

28/07/2020

Waxaan hambalyo ballaadhan halkan uga dirayaa dhammaan dhakhaatiirta ku guulayasatay imtixaankii shahaadiga ahaa ee kulliyada daawaynta iyo qalliinka ee jaamacada Cammuud. Cilmigaad barateen Allaha idiin barakeeyo. Aamiin.

27/07/2020

Dhib kasta oo kula soo darista Ilaahay talo saaro, ilaahay ayaa kaaga filan.

22/07/2020

Wariyayaashu kamaradooda iyo makarafoonkooda ha u meel dayaan.Maalinkay war hagaagsan waayaana ha iska nastaan.

11/05/2020

Prank?
Ma iska hubinay waxay diinteena Islaamka ee suubani ka qabto.

13/12/2019

ASC

Want your business to be the top-listed Government Service in Borama?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Telephone

Website

Address

Sh. Othman
Borama