22/04/2024
Xarunta Borama Innovation Hub ayaa maantq lagu daahfurey tababar ku saabsan , tababarkaasi oo ay qabanayso hayada caalamiga ah ee children's villages - somaliland. Waxaana ka faa'ideysanaya 37 dhalinyaro ah, tababarkana waxaa fulinaysa Hub
25/02/2024
Waxaa soo gaba gabagaboobay Maalintii kowaad ee todobaadka hal abuurka iyo dhaqanka Somaliland (Somaliland Innovation and culture week 2024) oo maanta ka qabsoomay Saw Hotel ee magaalada Borama. Munaasibadan ayaa diirada lagu saarayey sidii dhalinyarada ee reer boorama loogu qalabayn lahaa xirfadaha tignoolajiyadeed ee mustaqbal ka. Waxa uuna dareenku hada u soo jeedsaday Gabiley oo barri uu ka qabsoomi doono todaab ka hal-abuurka iyo dhaqan ka Somaliland.
Gabiley Youth Center
23/02/2024
Waxaa Barnaamijka Somaliland Innovations and Cultural Week Summit ee ka dhacaaya magaalada Borama maalinta sabtida ee ku beegan 24/2/2024 noogu marti ah Eng. Mukhtar M.Ali Mukhtar Hakaale oo inoo jeedin doona mawduuca "Green Skills and Their Increasing Relevance to the Climate Change".
Linkiga hoose iska diiwaan gali sxbkaana la wadaag.
https://www.shaqodoon.org/somaliland-innovations-cultural-week-summit-2024
UNFPA Shaqodoon Organization HarHub Borama Innovation Hub
# #
# Somaliland #
22/02/2024
Waxaa Barnaamijka Somaliland Innovations and Cultural Week Summit noogu marti ah Dr. Madar Madar Caabi oo inoo jeedin doona mawduuca FUTURE READY SKILLS.
Linkiga hoose iska diiwaan gali sxbkaana la wadaag.
https://www.shaqodoon.org/somaliland-innovations-cultural-week-summit-2024
# #
# #
22/02/2024
M𝖆𝖆𝖑𝖎𝖓𝖙𝖆 𝖘𝖆𝖇𝖙𝖎𝖉𝖆 𝖔𝖔 𝖐𝖚 𝖇𝖊𝖊𝖌𝖆𝖓 24/2/2024 𝕸𝖆𝖌𝖆𝖆𝖑𝖆𝖉𝖆 𝕭𝖔𝖗𝖆𝖒 𝖑𝖆𝖌𝖚 𝖖𝖆𝖇𝖆𝖓𝖆𝖞𝖆𝖆 𝖐𝖚𝖑𝖆𝖓 𝖇𝖆𝖑𝖆𝖆𝖉𝖍𝖆𝖓 𝖔𝖔 𝖈𝖎𝖑𝖒𝖎𝖞𝖊𝖞𝖘𝖆𝖓 𝖑𝖆𝖌𝖚𝖓𝖆 𝖌𝖔𝖗𝖋𝖊𝖞𝖓 𝖉𝖔𝖔𝖓𝖔 𝖖𝖔𝖉𝖆𝖇𝖆𝖉𝖆𝖓 𝖘𝖔𝖔 𝖘𝖔𝖈𝖉𝖆:
1. 𝕿𝖎𝖐𝖓𝖔𝖔𝖑𝖆𝖏𝖎𝖞𝖆𝖉𝖆 𝖎𝖞𝖔 𝖝𝖎𝖗𝖋𝖆𝖉𝖆𝖍𝖆 𝖒𝖚𝖘𝖙𝖆𝖖𝖇𝖆𝖑𝖐𝖆𝖑
2. 𝕲𝖆𝖓𝖆𝖈𝖘𝖎𝖞𝖆𝖉𝖆 𝖍𝖆𝖑 𝖆𝖇𝖚𝖚𝖗𝖐𝖆 𝖑𝖊𝖍
3. 𝖃𝖎𝖗𝖋𝖆𝖉𝖆𝖍𝖆 𝖘𝖚𝖚𝖖𝖆 𝖘𝖍𝖆𝖖𝖆𝖉𝖆 𝖉𝖎𝖞𝖆𝖆𝖗𝖐𝖆 𝖐𝖚 𝖆𝖍 𝖒𝖚𝖘𝖙𝖆𝖖𝖇𝖆𝖑𝖐𝖆
4. 𝖃𝖎𝖗𝖋𝖆𝖉𝖆𝖍𝖆 𝖉𝖎𝖞𝖆𝖆𝖗𝖐𝖆 𝖐𝖚 𝖆𝖍 𝖘𝖚𝖚𝖖𝖆 𝖍𝖆𝖑 𝖆𝖇𝖚𝖚𝖗𝖐𝖆 𝖌𝖆𝖓𝖆𝖈𝖘𝖎𝖌𝖆
5. 𝕯𝖍𝖆𝖖𝖆𝖓𝖐𝖆
𝖂𝖆𝖝𝖆𝖆 𝖘𝖔𝖔 𝖖𝖆𝖇𝖆𝖓 𝖖𝖆𝖆𝖇𝖎𝖞𝖊𝖞 Shaqodoon Organization 𝖎𝖞𝖔 UNFPA , 𝖜𝖆𝖝𝖆𝖆𝖓 𝖋𝖚𝖑𝖎𝖓𝖆𝖞𝖘𝖆 HarHub .
𝖂𝖆𝖝𝖆𝖆𝖓𝖆 𝖋𝖚𝖉𝖚𝖉𝖊𝖞𝖘𝖆𝖞 Borama Innovation Hub .
𝕾𝖎 𝖆𝖆𝖉 𝖚𝖌𝖆 𝖋𝖆𝖆𝖎𝖉𝖊𝖞𝖘𝖆𝖙𝖎𝖉 𝖋𝖚𝖗𝖘𝖆𝖉𝖆𝖓 𝖖𝖆𝖆𝖑𝖎𝖌𝖆 𝖆𝖍, 𝖎𝖘𝖐𝖆 𝖉𝖎𝖎𝖜𝖆𝖆𝖓 𝖌𝖆𝖑𝖎 𝖑𝖎𝖓𝖐𝖎𝖌𝖆 𝖍𝖔𝖔𝖘𝖊 𝖘𝖎 𝖆𝖞𝖓𝖆 𝖐𝖆𝖆𝖌𝖆 𝖇𝖚𝖚𝖝𝖘𝖆𝖒𝖎𝖓 𝖐𝖚𝖗𝖆𝖆𝖘𝖙𝖚.
𝖍𝖙𝖙𝖕𝖘://𝖜𝖜𝖜.𝖘𝖍𝖆𝖖𝖔𝖉𝖔𝖔𝖓.𝖔𝖗𝖌/𝖘𝖔𝖒𝖆𝖑𝖎𝖑𝖆𝖓𝖉-𝖎𝖓𝖓𝖔𝖛𝖆𝖙𝖎𝖔𝖓𝖘-𝖈𝖚𝖑𝖙𝖚𝖗𝖆𝖑-𝖜𝖊𝖊𝖐-𝖘𝖚𝖒𝖒𝖎𝖙-2024
16/02/2024
Waxa farxad noo ah in Borama Innovation Hub ka qayb qaadanayso barnaamjika SOMALILAND INNOVATIONS AND CULTURAL WEEK SUMMIT oo Borama ka.qabsoomi doona 24/2/2025 oo ay soo qaban qaabiyeen UNFPA iyo Shaqodoon Organization sidoo kale ay fulinayso HarHub. Kaasi oo lagaga hadlaayo shaqada iyo xirfadaha aas aasiga ah ee ay u baahantahay.
Si aad macluumaad dheeraad ah aad u ogaato fadlan linkiyada raac.
https://www.facebook.com/share/JwUKk2aUFbyHoRTD/?mibextid=WC7FNe
https://www.shaqodoon.org/somaliland-innovations-cultural-week-summit-2024
waxaa dhawaan inoo qabsoomi doona dhacdadii ugu horaysay abid ee Somaliland laga qabto taas oo ah Somaliland innovation and cultural week summit, todobaad kaas waxaa ka qabsoomi doona inta badan gobolada dalka dhacdooyin kala duwan kuwaas oo mid walbaaba lagaga hadli doono fursadaha hal abuurada Technologyada, ganacsiga casriga ah, dhaqanka iyo caqabadaha kala duwan ee markaa haysta gobolkaas.
Halkan hoose ka ogow gobolka aad joogto wakhtiga iyo dhacdada ka qabsoomi doonta:
Borama: Feb 24
Gabiley: Feb 25
Berbera: Feb 26
Burao: Feb 27
Hargeisa: Feb 28-29, 2024.
Apply: shorturl.at/eik19
Halkan uga wac saxiib kaaga jooga gobolada xaga sare ku xusan una sheeg fursadaha dhacdooyin ka
Shaqodoon Organization UNFPA Somalia
15/02/2024
si aad uga qayb gasho barnaamjikan linkiga ku dhufo.

20/10/2023
𝘽𝙞𝙨𝙝𝙖𝙖𝙧𝙤 𝘽𝙞𝙨𝙝𝙖𝙖𝙧𝙤 𝙗𝙞𝙨𝙝𝙖𝙖𝙧𝙤
𝘽𝙤𝙧𝙖𝙢𝙖 𝙄𝙣𝙣𝙤𝙫𝙖𝙩𝙞𝙤𝙣 𝙝𝙪𝙗 𝙤𝙤 𝙠𝙖 𝙙𝙪𝙪𝙡𝙚𝙮𝙨𝙖 𝙗𝙖𝙖𝙝𝙞𝙙𝙖 𝙗𝙖𝙖𝙭𝙖𝙙𝙖 𝙬𝙖𝙮𝙣 𝙚𝙚 𝙖𝙮 𝙙𝙝𝙖𝙡𝙞𝙣𝙮𝙖𝙧𝙩𝙪 𝙪 𝙦𝙖𝙗𝙖𝙖𝙣 𝙭𝙞𝙧𝙛𝙖𝙙𝙖𝙝𝙖 𝙏𝙄𝙆𝙉𝙊𝙊𝙇𝙊𝙂𝙄𝙔𝘼𝘿𝘼 𝙚𝙚 𝙨𝙪𝙪𝙦𝙖 𝙨𝙝𝙖𝙦𝙖𝙙𝙖, 𝙬𝙖𝙭𝙖 𝙖𝙮 𝙦𝙖𝙗𝙖𝙣 𝙙𝙤𝙤𝙣𝙩𝙖𝙖 𝙏𝘼𝘽𝘼𝘽𝘼𝙍𝙆𝘼 𝙡𝙖𝙗𝙤 𝙭𝙞𝙧𝙛𝙖𝙙𝙤𝙤𝙙 𝙤𝙤 𝙠𝙖𝙡𝙖 𝙖𝙝:
1. 𝙂𝙧𝙖𝙥𝙝𝙞𝙘 𝘿𝙚𝙨𝙞𝙜𝙣
2. 𝙒𝙚𝙗 𝙙𝙚𝙫𝙚𝙡𝙤𝙥𝙢𝙚𝙣𝙩
𝙏𝙖𝙗𝙖𝙗𝙖𝙧𝙠𝙖𝙖𝙨𝙞 𝙤𝙤 𝙦𝙤𝙛𝙠𝙪 𝙩𝙖𝙠𝙝𝙖𝙨𝙪𝙨𝙞 𝙙𝙤𝙤𝙣𝙖 𝙝𝙖𝙙𝙗𝙖 𝙬𝙖𝙖𝙭𝙙𝙖 𝙪𝙪 𝙙𝙤𝙤𝙧𝙩𝙤, 𝙬𝙪𝙭𝙪𝙪𝙣𝙖 𝙨𝙤𝙘𝙤𝙣 𝙙𝙤𝙤𝙣𝙖 𝙢𝙪𝙙𝙤 𝙠𝙤𝙤𝙗𝙖𝙣.
𝙎𝙞 𝙖𝙖𝙙 𝙞𝙨𝙠𝙪 𝙙𝙞𝙞𝙬𝙖𝙖𝙣 𝙜𝙖𝙡𝙞𝙨𝙤 𝙛𝙖𝙙𝙡𝙖𝙣 𝙗𝙤𝙤𝙦𝙤 𝙭𝙖𝙧𝙪𝙣𝙩𝙖 𝘽𝙤𝙧𝙖𝙢𝙖 𝙄𝙣𝙣𝙤𝙫𝙖𝙩𝙞𝙤𝙣 𝙃𝙪𝙗 𝙤𝙤 𝙠𝙪 𝙩𝙖𝙖𝙡𝙖 𝙙𝙖𝙗𝙖𝙦𝙖 𝙪 𝙨𝙖𝙧𝙚𝙚𝙮𝙖 𝙚𝙚 𝙄𝙨𝙡𝙖𝙢𝙞𝙘 𝙊𝙣𝙡𝙞𝙣𝙚 𝙐𝙣𝙞𝙫𝙚𝙧𝙨𝙞𝙩𝙮.
04/10/2023
The founder and CEO of Borama Innovation Hub (BIH) Yonis A. Yonis and his team visited Irisehub Hub in Mogadishu and had a productive meeting, in which they discussed how to work together and collaborate on innovation, entrepreneurship, and technology programs.