Ahmed Buhane

Ahmed Buhane

Share

Bogga Rasmiga ah ee Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada iyo Sayniska JSL Dr Ahmed Buhane.

24/03/2025

إِنَّا لِلّهِ وَإِنَّـا إِلَيْهِ رَاجِعونَ
Walaalayaal waxa ay hadda tiisii noqotay oo ku geeryooda Hargeisa, sodogay oo ahaa Ibrahim C/lahi Saban (ibrahim Baha baha) ahaana maamulihii h**e ee 26 June secondary school
Waxaan Allah uga rajaynayaa inuu dambgiisii dhaafo, Ahalkiisii iyo Qaraabadiisiina Samir iyo iimaan ka siiyo

Aamiin Aamiin Aamiin

18/06/2024

"Reer Awdal waa dadkii dhisay Somaliland".

27/05/2024

Xidhitaanka shir weynaha 7aad ee qiimaynta waxbarashada qaranka.

17/05/2024

Waxaan Hambalyo u dirayaa dhamaan shacab weynaha jamhuuriyada Somaliland Munaasibada Xuska maalinta madax banaanida oo ku beegan 18 may ahna sannad guuradii 33aad.

Si gaara waxaan hambalyo ugu dirayaa bahda waxbarashada oo ay ugu h**eeyaan Macalimiinta, Ardayda iyo shaqaale weynaha Wasaaradda waxbarashada.

Allaa Mahad Leh.

07/05/2024

"Munaasibadda 18 MAY waxay ku soo beegmaysaa iyadoo ictiraafkii soo dhawyahay" .

16/04/2024

Waxaan maanta soo kormeeray dugsiyada sare ee magaalada Boorama, waxaanu si rasmiya u bilownay cagaarinta dugsiyada magaalada Boorama iyadoo guud ahaanba gobolada dalkana laga bilaabay.

15/04/2024

“Dhammaan Maamulayaasha iyo Isuduweyaashu Waxay Ku Amran Yihiin Inay Beeraan Dhirta”.

09/04/2024

Munaasibadda Ciida Awgeed waxaan hambalyo u dirayaa dhammaanba umada muslimka ah gaar ahaana shacbi waynaha JSL Alle haynaga aqbalo acmaasha wanaagsan ee aynu soo wadnay bishii Ramadaan, si gaara waxaan hambalyo ugu dirayaa bahda waxbarashada Munaasibadda Ciidul Fidriga Awgeed.

Allena Sanadkan sanadkiisa haynagu gaadhsiiyo badhaadhe iyo barwaaqo.

27/03/2024
16/03/2024

Waxaan Habeenkii xalay ka qayb galay Tartanka Quraanka Kariimka ah ee sanadlaha ah oo lagu soo gebo-gabeeyay Masjidka Cali Mattaan ee Magaalada Hargeysa.

10/03/2024

Curashada bisha barakaysan ee Ramadaan awgeed waxaan hambalyo u dirayaa dhammaanba muslimiinta gaar ahaana shacabka Soomaliland.

Waxaan Alle ka baryayaa inuu inaga dhigo kuwii ka faa'idaysta fadliga bishani leedahay, si gaara waxaan u hanbalyaynayaa bahda waxbarashada oo ay ugu h**eeyaan Macalimiinta, Ardayda iyo waalidiintaba.

Ramadaan Mubaarik

Photos from Ahmed Buhane 's post 07/03/2024

Habeenimadii xalay waxaan ka qayb galay xaflada Abaal-marinta heer qaran ee shaqaalaha dawlada.

Waan hambalyaynayaa dhamaanba shaqaalaha la abaalmariyay oo iyagu qaranka muddo dheer u soo shaqeeyay.

Cabdi Cismaan maxamuud iyo Maxamed Cabdilaahi Buuni waxay ka mid yihiin shaqaalaha la abaalmariyay waxayna ka tirsan yihiin Wasaaradda Waxbarashada iyo Sayniska JSL.

Want your business to be the top-listed Government Service in Borama?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Telephone

Website

Address

Borama