Instrutor Cigge Honest Man

Instrutor Cigge Honest Man

Share

personal Blog

01/01/2026

Happy new year 2026

19/06/2025
31/05/2025
14/05/2025
09/05/2025

......Digniin.....

Photos from Instrutor Cigge Honest Man's post 06/05/2025
Photos from Instrutor Cigge Honest Man's post 06/05/2025

𝐖𝐀𝐑 𝐒𝐀𝐗𝐀𝐀𝐅𝐀𝐃𝐄𝐄𝐃

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi - Cabdiraxmaan Cirro oo uu wehelinayo Wasiirka Arrimaha Dibedda iyo Iskaashiga Caalamiga ah Mudane Cabdiraxmaan Daahir Aadan ayaa maanta Xafiiskiisa Qasriga Madaxtooyada ku qaabilay Safiirka Dawladda Itoobiya u fadhiya Somaliland, Mudane Teshome Shunde Hamito.

Labada dhinac waxa ay caddeeyeen in ay ka go'an tahay sii xoojinta arrimaha diblomaasiyadda iyo joogtaynta kulanno wax tar u leh labada dhinacba.

Ugu dambayn, labada dhinac waxa kale oo ay ka wada hadleen in laga wada shaqeeyo arrimaha xagga socdaalka iyo isu-socodka bulshada. Kulanku waxa uu ku soo gabagaboobay guul iyo is-afgarad.

𝐀𝐋𝐋𝐀𝐀 𝐌𝐀𝐇𝐀𝐃 𝐋𝐄𝐇

𝐗𝐮𝐬𝐞𝐞𝐧 𝐀𝐚𝐝𝐚𝐧 𝐂𝐢𝐠𝐞 (𝐃𝐞𝐲𝐫),
𝐀𝐟𝐡𝐚𝐲𝐞𝐞𝐧𝐤𝐚 𝐌𝐚𝐝𝐚𝐱𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐉𝐚𝐦𝐡𝐮𝐮𝐫𝐢𝐲𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐒𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢𝐥𝐚𝐧𝐝

05/05/2025
Want your business to be the top-listed Government Service in Borama?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Telephone

Website

Address

Muktaarhashi@gmail. Com
Borama

Opening Hours

Monday 09:00 - 17:00
Tuesday 09:00 - 17:00
Wednesday 09:00 - 17:00
Thursday 09:00 - 17:00
Friday 09:00 - 17:00