Ururkii umad hadii uu noqon waayay mid ku dhisan mabd'a iyo qorshe fog, isla markaana uu noqon waayay mid laga waayay wixi ay ka filayeen shacabku, badelkisii waxa halka buuxinaya ALL IHSAN Charity
ALL IHSAN Charity
Future Servant for Fragile Society. I.A.
26/12/2024
Bismillah,
Waxaynu ka warqabnaa inay badatay baahidii dadkeena danta yar iyo sidoo kale inaynu moognahay dadkaasi. Hadaba Sida ka muuqata magaca dagalkan Facebook waxaanu jecelnahay walalayaal in aynu ugu shaqayno bulshadeena inta baahan dantuna hayso maanta.
Intiina jecel wanaaga waxaanu idinku boorinaynaa inaad idinkuna marka h**e nagu biirisaan falcelintiina iyo in aad nala wadagtaan fikirkiina ku aadan qaabka aynu ugu adeegi karno dadkeena danuhu ku gadaamanyihiin.
Maxay tahay sida ugu haboon eenu ugu adeegi karno dadkaasi?
Maxay tahay qaabka aynu i dhigi karno adeega aynu siin rabno dadkaasi?
Fikirkiinu waa inoo muhiim.
Waxaynu rajaynaynaa wakhti yar kadib in aynu aragno midhaha dagalka inshallah.
Fadlan aynu sidoo kale aynu gaadhsiino dadkeena kale ee khayrka jecel.
Follow iyo share ba aynu dhahno.
جزاكم الله خيرا
20/12/2024
Bandhiga buugaagta Borama oo la qabanayo kalkii 6 aad.
4 cisho kadib wuxu si rasmi ah uga bilaabmi doona Hotel ka Rays, Borama.
08/12/2024
صباح الخير يا سوريا الحرة ❤️✌🏻
07/12/2024
06/12/2024
✅
ALL IHSAN Charity✊
Follow iyo Like ba saara inshallah.
07/10/2024
Si aad isbedel dhinaca wanaagsan ah u samayso shan tan qodob tijaabi, naftaadana ku dhaq, kadibna natiijada qiimee, adiga oo aanan cid kale la wadaagayn.
1. Shakhsiyadaada Jeclow: Jeclow naftaada waayo ma jirto cid aad wax u qaban lahayd inta aanad naftaada wax u qaban.
2. Joogtee wanaaga: Joogtee qabashada wixii wanaagsan oodhan, naftana bar in ay fasho wax walba o wanaagsan.
3.Cafiska badi: Waayo naftu waxay marwalba ku dagtaa cafiska, halkii ay cadhada haysan lahayd.
4. Cidna ha dhibin waayo dadku way ku colaysan, waanay kaa waji dadbi, bani'adamkuna dabeecadoodu isku mid maaha.
5. Dhinaca wanagsan wax ka eeg: marwalba dhinaca wanaagsan wax ka eeg, wax walbana ha u qaadan qalad adi si toos ah laguugu jeedo.
Tijabi 5 tan qodob.
Follow, like iyo share page kan.
Mahadsanadiin walal.
عن أبي قتادة رضي الله عنه أن رجلاً سأل النبيﷺ عن صيام عاشوراء فقال: (أحتسب على الله أن يكفـر السنـة التي قـبلـه) رواه مسلم، كـمـا يـسـتحـب صـيـام يـوم تـاسـوعـاء لقوله صلى الله عليه وسلم:" لئن بقيتُ إلى قابلٍ لأصومنَّ اليومَ التاسعَ".
Nabiga NNKH wuxu yidhi qofka sooma maalinta 10 aad ee bisha Muxaram ALLAH SWC wuxu u dhaafayaa dambigii uu galay sanadkii tagay. Sido kale Nabigu NNKH wuxu yidhi hadi aan gaadho sanadka dambe waxa aan ku dari doona oon soomi doona maalinta 9 aad.
Allah dambiyadeena dhamantood ha inoo dhaafo, kuwa marwalba isaga usoo noqdana Allah ha inaga yeelo ammin ammin.
15/05/2024
Maxkamadda Racfaanka ee Gobolka Banaadir ayaaa dil toogasho ah ku xukuntay Sayid Cali Macallin Daa'uud oo ku eedaysan in uu gubay xaaskiisi Luul oo ku dhimatay dhaawac ka soo gaadhay dabkii uu jidhkeeda ku gubay.
Click here to claim your Sponsored Listing.
