Shalaw Dheere

Shalaw Dheere

Share

Arimaha Bulshada iyo wararka saxda ah.

04/04/2026

WAR DEGDEG AH

Maanta iyo shalay waxaa labqabtay 4qof oo baxsad ah oo kasoo cararaya xaga beesha ciise kuwaas oo kusoo qaldamay jidadka ay degan yihiin ciidamada madaniga gadabuursi waxayna sheegeen dhamaantood inay usocdeen deegaankii laga keenay oo ay kasoo dhuunteen jabhadii ay ka midka ahaayeen
Waxayna ka codsadeen in loo dhiibo dadka degaanka ciisaha ee Ethiopia.
Maadaama oo aanay dhulka kala garanayn.

03/04/2026
03/04/2026

Waxaa dhamaanba ka baxay fadhiisimihii beesha ciise kadib markii ay somaliland xidhay xuduudka gargaara galbeed halkaasi oo saldhi u hayd xuduudka etoobiyana looga imanayay.

07/02/2026

Beelaha Gadabuursi waxay qaateen dagaal wax badan ayay nabada ku dedaaleen lkn qorigii ayay qaateen soomaali cidii qoriga ka dhigi lahayd ayaa la iska rabaa.

Ciise waa laga saarayaa gobolka oodhan inta ay isa soo gaadhayaan reernuur, reer maxamed iyo bahabar muuse. Meel halgu qoro imika RR Ayaa lasugayaa maalmahan .

19/06/2025

Maanta tolow waa sidee xaalku. Waa xukuumadii uu ka tirsanaaye

22/05/2025

Ex Mayor Qabile wuxu ahaa shaqsigii maayor ka noqda borama ee looga duceeyay dhamaan masaajida borama culumaduna isku raacsanayd.

07/07/2024

Sanad cusub oo wanaagsan dhamaan umada islaamka ah ee uu sanadkan u curtay.

Photos from Shalaw Dheere's post 26/04/2024

Mayor baradhe qur,aanka wuu wayneeyay kor ayu ubqaaday hadiyado aad u qaaliya ayu ku maalgaliyay masha Allah.

31/03/2024

Shaqada jidka 1aad ee borama aya si fiican usocota qaybtii u danbaysay dhigta ilaa kaalinta rays.

06/03/2024

Suldaanka guud beelaha makaahiil ee Gadabuursi Suldaan Abdiwahaab Cige Axmed siwayn uga qayb qaatay soo dhawaynta loo sameeyay sudaan Abdirahman jaamac dhawal oo dalka dib ugu soo laabtay safar caafimaad kadib.

Want your business to be the top-listed Government Service in Borama?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Website

Address


Borama