26/05/2026
Q 2aad : ee sawirada
Aayatiin is a secondary school that locates in Borama. It was founded in 2010.
26/05/2026
Q 2aad : ee sawirada
26/05/2026
Q1aad:sawirada Xaladii loo qabtay ardayda (Form Four ka ee dugsiga Aayatiin Secondary school) is la markaana la gudoon siiyey shihaadada Computer ka. Oo ay mudo ku qaateen dugsiga.
24/05/2026
Xaflada Soo xidhitaanka tartamadda dugsiyadda .....sida tartan Aqooneedka waxbarashada iyo sportiga. Sanad dugsiyeedka 2025/2026.
10/05/2026
Aayatiin cup 2026 ka, oo gabagaba maraya.
04/05/2026
Qaybo kamida sawirada koobka dugsiga Aayatiin(Aayatiin Cup 2025/2026) Oo gabagaba maraya.
29/04/2026
Q 3aad: ee sawirada Sport ga ee Aayatiin International schools Cup 2025/2026.
28/04/2026
Q 2aad ee sawirada Sport ga ee Aayatiin International schools Cup 2025/2026.
27/04/2026
Q 1aad: sawirad fasaladii wada ciyaaray.
27/04/2026
Aayatiin International schools Cup 2025/2026
Dhameeye Stadium.
21/04/2026
++++++ ALLOW UBADKA NOODAA ++++++
Waa tartan Aqooneedka, waxbarashada ee sanad-dugsiyeedka 2025/2026.Ee Dugsiyada AAYATIIN Qaybta (PRIMARY AFTERNOON)