29/05/2025
𝐅𝐮𝐫𝐬𝐚𝐝 𝐬𝐡𝐚𝐪𝐨, 𝐜𝐮𝐧𝐫𝐨 𝐤𝐚𝐫𝐢𝐧 𝐢𝐲𝐨 𝐧𝐚𝐝𝐚𝐚𝐟𝐚𝐝 𝐚𝐡
Waxaan ubaahnahay gabar ku wanaagsan cunto karinta iyo nadaafada, waxay ka shaqaynaysaa guri la degenyahay oo ku yaala aaga barxada bosaso,
Goobta: Bosaso
Mushaharka: 60-100
Nagala so xiriir 907 396 388
