22/09/2024
Saadaal Notary and Legal Consultancy
Ugu imow Adeeg Sharci oo dhamaystiran Iyo Khuburo Sharci yaqaano ah oo kuugu adeegaya Si ka badan Filshadaada !!
Saadaal Notary & Legal Consaltancy wa xarun ka shaqaysa Adegyada Notayada iyo ka talabixinta sharciga
22/09/2024
Saadaal Notary and Legal Consultancy
Ugu imow Adeeg Sharci oo dhamaystiran Iyo Khuburo Sharci yaqaano ah oo kuugu adeegaya Si ka badan Filshadaada !!
21/06/2024
Xeerka Shirkadaha ganacsiga ee Soomaaliya waa xeer nidaaminaya sida Shirkadaha ganacsigu loo asaaso, u shaqeeyan ila Dhamaadka shirkaddaha iyo sida ay ku dhamaadaan.
Haddaba shirkaddii aan xeerkaas lagu dhisinna waxa uu u yaqaan xeerku shirkad Waxba k**a jiraan ah oo aadan dacwoon karin kulana doodi karin cid kale sharciga hortiisa
Wuxuuna u qaybiyaa Saddex Nooc oo kala ah.
1- Shirkad Gaar ah.
2-Shirkad Dadweyne.
3-Shirkad Wadaag ah .Dawladda iyo Dadweynaha(PPP
Saadaal Notary and Legal Consultancy Waxay Diyaar idiinla tahay qoraalka heshiisyada Ganacsi, dhisida Xeerarka Shirkada Ganacsi iyo La talinta arimaha ganacsiga.
Adv Abdalla
L.L.B In Mogadishu University
16/06/2024
Xafiiska Nootayada Saadaal Notary and Legal Consultancy Waxa uu hambalyo iyo bogaadin uu u dirayaa guud Ahaan Ummadda Islaamka, gaar ahaan Shacabka Soomaaliyeed meel kasta ay dunnida Dacaladeeda Ay ka joogaan, munaasibadda Ciidul-Adxa awgeed
sanado badan ku gaara Caafimaad, Horumar, Barwaaqo iyo nabadgalyo Buuxda isha allaah.
Ciid wanaagsan dhammaan Umadda Soomaaliyeed.
السلام عليكم ورحمة الله وبركاته
بمناسبة حلول عيد الأضحى المبارك يسرني و يسعدني أن أتقدم إليكم بأصدق التهاني وأطيب التبريكات سائلاً المولى العلي القدير ان يجعل أيامكم كلها أفراح و أن يعيده علينا وعليكم أعواماً عديدة وأزمنة مديدة وأنتم في أحسن حال و تقبل الله منا ومنكم الصيام و القيام و صالح الأعمال..
عيد سعيد وكل عام وأنتم بخير
Facebook : saadaal notary and legal consultancy
Gmail = [email protected]
Tell :
907 921 546
Bossaso- Somalia
09/04/2024
Waxaan Farxada Munaasabada Ciidka la qaybsanynaa Dhamaan Shacab Waynaha Soomaaliyeed Guud ahaan, Gaar ahaan Shacabka Reer Puntland.
عيد الفطر المبارك......
23/02/2024
Sharaf bay nootahay inaan kamid noqono Maalgeliyaasha Bandhiga Buugaagta Ee Bari Book Fair BBF 2024, oo lagu qaban doono magaalada Bossaso Bisha March !!
14/06/2023
𝗦𝗮𝗮𝗱𝗮𝗮𝗹 𝗡𝗼𝘁𝗮𝗿𝘆 & 𝗟𝗲𝗴𝗮𝗹 𝗖𝗼𝗻𝘀𝗮𝗹𝘁𝗮𝗻𝗰𝘆 𝘄𝗮 𝘅𝗮𝗿𝘂𝗻 𝗸𝗮 𝘀𝗵𝗮𝗾𝗮𝘆𝘀𝗮 𝗔𝗱𝗲𝗴𝘆𝗮𝗱𝗮 𝗡𝗼𝘁𝗮𝘆𝗮𝗱𝗮 𝗶𝘆𝗼 𝗸𝗮 𝘁𝗮𝗹𝗮𝗯𝗶𝘅𝗶𝗻𝘁𝗮 𝘀𝗵𝗮𝗿𝗰𝗶𝗴𝗮
20/04/2023
Ciid wanaagsan Dhamaan Dhamaan Umada Islamka Gaar ahaan Shacabka Somaliyed
كل عام وانتم بخير ...
| 07:30 - 19:00 |