Qaabkii loo dilay AUN duqii Muqdisho Eng yariisow
Professor day soo jeedso day
kuso dhawaada ciwaankayga cusub
Professor day soo jeefso day oo isbarbar dhig kusameeyay puntlnad iyo somaliyada kale
Wax kabaro Profasser day soo jeedso day
07/03/2023
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kula kulmay magaalada Dooxa ee dalka Qatar Madaxweynihii h**e ee dalka Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo.
Madaxweynaha Jamhuuriyadda ayaa la wadaagay Madaxweynihii H**e ee dalka, dadaallada dowladdu ay ku bixinayso xoreynta dalka iyo halganka ciidamada iyo shacabka Soomaaliyeed ay ku jiraan ee argagixisada Alshabaab lagu cirib tirayo.
16/01/2023
Waan Hubaa in Dalkaan Kuu Hiloobi Doono Dad Badan oo Maanta Ku Mucaaradsane Kuu Ooyi Doonaan.
Waiting For 2026 Insha allah.Waligey inta aan nolahy ku helmami maayo cimri barako leh iyo cibaado aan dhamaan alle kaga baryaaa ❤❤❤🥺❤💌
15/01/2023
Ukala codee Labadan masuul:
Farmaajo ❤
Rooble 👍
12/01/2023
Caawa wa jimce sawirka madaxweynaha aan u cimaamdno
Waa Madaxweyne Farmaajo oo iska baashaalaya Dalka Qatar. Maalmo kahor ayuu safar ku tagay Qatar waxaana martiqaaday amiirka dalkaas.
06/01/2023
Xurmadle🇸🇴👏🙏
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Category
Website
Address
Mogadishu
Bosaso
NON
