G/Sare Maxamuud A-Leewar

G/Sare Maxamuud A-Leewar

Share

Taliye K/Xigeenka Howlgelinta Ciidanka PMPF

26/05/2026

Waxaan dhammaan shacabka Soomaaliyeed, gaar ahaan shacabka reer Puntland ugu hambalyeynayaa munaasabadda barakeysan ee Ciidda Carafo.

Waxaan si khaasa hambalyo uleeyahay guud ahaan Ciidanka Soomaaliyeed ee har iyo habayn furimaha h**e u taagan dagaallada lagula jiro argagixisada Al-Shabaab iyo dagaalada lagu ciribtirayo Argagexisada caalamiga ah ee ku dhuumalaysanaysa Cal-Miskaad.

Waxaan Alle uga baryayaa inuu ku guuleeyo shaqooyinkaas nafhurnimada leh ay uhayaan bulshadooda si'ay ugu noolaan lahaayen nabad, sharaf iyo karaamo.

Allah ha inagu gaarsiiyo ciidaan ciideeda xigta nabad, barwaaqo, caafimaad iyo guul qaran.

Ciid Mubaarak.

Want your business to be the top-listed Government Service in Bosaso?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Website

Address

Bosaso