01/02/2023
Tisjiic 01-Feb Waxaan Bogaadinayaa Maamulka Degaanka Tisjiic iyo Bulshadiisa oo isku tashi ah ku dhisay Xarunta Hoyada iyo dhalanaaka Ee Tisjiic .
Sido kale waxan wasarada Cafiamdkaga Puntland ku bogaadinayaa Qaabka ay ula shaqaysay Bulshada iyo maamulka deegaanka Runtii waxan ka rajayn in ay sii laba labaan Shaqada ay ka hayaan deegaanka.
01/02/2023
Tisjiic 01 -Feb waxaan Bogaadinayaa Maamulka iyo Bulshada Degaanka Tisjiic oo si isku Tashi ah ku Dhisay Xarunta hooyada iyo Dhalaanka Ee Degaanka Tisjiic .
Sido kale waxan Bogaadinayaa Wasarada Cafiamdkaga Dawr muhiim ah ka qadatay waxana ka rajayn halkaas kasi wadaan .
30/01/2023
Traveling To Raaso City๐ง๐ผโ๐ฆฏ
28/01/2023
Shirka ayaa ka talinta Gobolda SSC Ee ka Furmay Laascnood waan Bogaadin Waxan Rajaynayaa in ay kaso baxaan Qodobo Ka Turjumaaya Shacabka Goboladaas Dareenkooda.
Waan Bogaadin Isimada Degamadaas oo midnimo Muujiyey.
15/08/2022
Ilahay Ha ucawado Ganacsatadii Hantida ku lahaa Doonidii Sk/ Al Aalam Ee Gubatay Maanta Iyo Mulkiilihii Doonta
Doonta Waxaa Saarnaa Badeecado kala duwan oo ku qiimaysnaa Malaayiin Doolar.
Eebe Ha u cawad celiyo.
31/07/2022
Hampalyo Sanad guura wngsn
Waxaan Munaasabada Wayn ee 1da August ee Sanad guuradii 24-aad Asaskii Dawlada Puntland u hamplyeynayaa shacabka iyo dawlada puntland
Waxan Waynaynta iyo dabaal dega la qaybsan Bulshada rer Puntland meel kasta ay jogaan dal iyo Dibadba.
Waxaan ka Rajayn Eebe in uu mar kale quluubtoda isu so jeediyo gacmahana ay is qabsadaan.
Guul insha alaah Puntland Mid ah iyo somali mid ah.
31/07/2022
Tacsi & Duco.
Inaa lillaahi Wa Inaa Ilayhi Raajicuun.
Ilahay ha u Naxariisto prof Abdirizak Hussein Hassan o hadda ku geeriyootay Ee dalka Turkia .
Waxaan tacsida iyo tiiraanyada la wadaagayaa dhamaan umadda somaliyeed ee u profku ka baxay Iyo Qarabada Marmuumka iyo family.
Samir & Iimaan Insha Allaah.
Aamiin Aamiin.