31/10/2024
رجاء من الشيخ الدكتور
Dr-Abdulqani Hussein Beder
أن يقوم بترجمة هذا الكتاب (العواصم) كما ترجم توأمه (زخرف القول) بكتابه (Mur iyo malab).
Boggani waa Bogga rasmiga ah ee Maktabadda jaamacadda Bariga Afrika,
waa saldhigga cilmiga iyo baarista aqoonta
31/10/2024
رجاء من الشيخ الدكتور
Dr-Abdulqani Hussein Beder
أن يقوم بترجمة هذا الكتاب (العواصم) كما ترجم توأمه (زخرف القول) بكتابه (Mur iyo malab).
02/12/2021
ينبغي لطالب العلم أن يكون مغرما بالكتب وأن يكون فأرا في المكتبات
الطريق إلى الجنة
قال ابن القيم رحمه الله: الطريق طريق تَعِبَ فيه آدم، ونَاحَ لأجله نوح، ورُمِيَ في النار الخليل، وأُضجِعَ للذبح إسماعيل، وبِيعَ يوسف بثمن بَخْسٍ ولَبِثَ في السجن بضع سنين، ونُشِرَ بالمنشار زكريا، وذُبِحَ السيد الحَصُور يحيى، وقاسَى الضُّر أيوب، وزاد على المقدار بُكاءً داود، وسار مع الوحش عيسى، وعالَجَ الفقر وأنواع الأذى محمد، وتزهو أنت باللهو واللعب!.
الفوائد لابن القيم (ص:42)
14/11/2018
ninkii kaa akhris badani kaa aqoon badan...
28/09/2018
27/09/2018
04/06/2018
17/02/2018
Qarnigii 16aad Wuxuu ahaaa qarni taariikh badan oo mulgo leh ay ku duugan tahay waxaana si faahfaahsan uga hadlayaaa buugga la yiraahdo FUTUUX AL-XABASHA.
waxaad ka heleysaaa maktabadda J.B.A Qybta Bosaso
14/10/2017
Caaqiba danbeetiyo aduun, cirib lahaan waaye.
Cusaybkiina h**e, iyo huduu caraf lahaa jeere.
Cisadiisu waa maalintaad, caafimaad tahaye.
Diiwaanka gabayadii abwaan CISMAAN KEENADIID.
Waxaad ka heleysaa MAKTABADDA JAAMACADDA BARIGA AFRICA QAYBTA BOOSAASO
Waxaa si rasmi ah u bilowday SHAQO MAALMEEDKII Maktabadda J.B.A. waxaa la ogeynayaa bahda wax barashada inaad ka faa'iidaysataan maktabadda
Waqtiga shaqada
Subax
8:00A.m ilaaaaa 12:00pm
Galab
4:00 pm ilaaaa 8:00pm