22/10/2025
SAHAL GROUP Waxay saaxiibkaaga Tiknoolajiyada, Latalinta ganacisga, Tababarada iyo Waxbarashada iyo Amniga nidaamyada shirkadaha.
Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Sahal Group, Bosasso.
22/10/2025
SAHAL GROUP Waxay saaxiibkaaga Tiknoolajiyada, Latalinta ganacisga, Tababarada iyo Waxbarashada iyo Amniga nidaamyada shirkadaha.
18/10/2025
π JOOJI in aad shaqada ganacsigaaga ka maamusho toban meel, taas badalkeed SahalERP ayaan kusoo kordhinay oo kuu xalinaya taas.
SahalERP waa Nidaam Casri ah oo dhameystiran, gaar ahaan loo diyaariyay inuu fududeeyo maamulka ganacsigaaga.
Waxaad si fudud hal meel uga maamulan kartaa dhammaan hawlaha ganacsigaaga sida:
π Xisaabaadkaada (Accounting): Kontrool lacagta soo galaysa iyo ta baxaysa.
π¦ Alaabtaada (Inventory): La soco dhammaan badeecaddaada.
π° Iibkaaga (Sales): Maamul dalabyada, qaansheegyada, iyo macaamiisha.
π΅ Mushaarkaaga (Payroll): Ku maamul shaqaalaha iyo mushaarkooda.
Sahal Group waxay ku keentay SahalERP oo ah hal nidaam oo weyn (ERP) oo shirkadaada oo dhan aad ku maamulan karto.
π WAC HADA si aad u hesho demo bilaash ah oo aan ku tuseyno sida SahalERP uu ganacsigaaga u bedeli karo!
9905 735 383
18/10/2025
Leadership Coaching & Mentorship
π Ma Doonaysaa Inaad Noqoto Hogaamiye Saameyn Leh oo kobciya kooxdiisa.
Halkaan kaga soo biir Groopka ardada: π https://chat.whatsapp.com/JQ5DF4Smop6HXGeMdurS6x
Kusoo biir tababarka khaaska oo ku saabsan Hogaaminta - Leadership Coaching & Mentorship oo ay bixinayso Sahal Consulting! Barnaamijkan waxa uu kaa caawinayaa inaad horumariso xirfadahaaga hoggaamineed, aad samayso saameyn togan, iyo inaad dhiirigeliso dadka kale.
Maxaad ka faaido doontaa markaad dhamayso?
β
Kobcinta Xirfadaha Hogaaminta Istiraatijiyadeed (Strategic Leadership Skills)
β
Dhisidda Koox Adag iyo Xallinta Khilaafaadka (Team Building & Conflict Resolution)
β
Tababarka iyo La-talinta Shaqaalaha (Effective Coaching & Mentorship)
β
Go'aan Gaarid Deggan & Maareynta Isbedelka (Decision Making & Change Management)
β
Taageero joogto ah iyo Shabakad Hogaamineed (Ongoing Mentorship & Leadership Network)
Yaa ka faaidaysan kara tababarkan:
β‘οΈ Maareeyayaasha iyo Kormeerayaasha shirkadaha
β‘οΈ Dadka doonaya inay booska hoggaaminta u tartamaan
β‘οΈ Milkiilayaasha Ganacsiyada ee raba inay kobciyaan shaqaalahooda
β‘οΈ Xirfadlayaasha doonaya inay saameyntooda shaqo kordhiyaan
β‘οΈ Qofkasta oo doonaya in uu barto xirfadan.
Goobta: juba one street, Bosaso, Sahal Consulting Office
Taariikhda Bilaabashada: laga bilaabo 20
Waqtiga: Gelin Danbe -Galab iyo Habeen
Tirada kasoo qeyb galayaashu waa xadidantahay.
Halkaan kaga soo biir Groopka ardada: π https://chat.whatsapp.com/JQ5DF4Smop6HXGeMdurS6x
π Call/WhatsApp: 9905 735 383
Sidee wax ooga badali karnaa hal abuurkaaga ama ganacsigaaga?
Ma jeceshahay ganacsigaaga, ama fikraddaada ganacsi inay heer cusub gaarto?
Sahal Consulting oo ah qeybta latalinta ee Sahal Group waxay kaa caawinaysaa inaad si xeelad leh u qorshayso, un kobciso ganacsigaaga si aad guulo muuqda u gaarto.
Waxaan kaala shaqayn karnaa 5 qaybood, oo adeegyo muhiim ah:
πΉ Business & Organizational Consulting βLatalinta , dhisidda nidaamyada ganacsiga.
πΉ Strategy Services β Qorsheynta istiraatiijiga ah ee horumarinta iyo guusha ganacsiga.
πΉ ICT & Digital Solutions β bixinta adeegyo dijitaal ah si ganacsigaagu u hormaro.
πΉ Workforce Development & Capacity Building β Tababarro iyo dhisidda xirfada shaqaalaha.
πΉ Market Access & Trade Facilitation β Fursado suuq-geyn, iskaashi, iyo kobcinta badeecadaha.
πΉ Digital Marketing & Branding β Dhisidda sumaddaada iyo gaaritaanka macaamiishaada adoo adeegsanaya suuq-geyn dijitaal ah
πΉ Managed Support Service β waxaan bixinaa adeegyo joogta ah, si markasta loo taagero ganacsigaaga ama hay'adaada.
π© Ma rabtaa inaad ogaatid sida Sahal Consulting kaaga caawin karto yoolalkaaga?
Nagala soo xiriir
905735 383
18/10/2025
Entrepreneurship & Startup Growth Coaching & Mentoring Training
π Ma Doonaysaa Inaad Ganacsi Bilaawdo ama Koriiso mid kuu dhisnaa?
Halkaan kaga soo biirGroopka ardada: https://chat.whatsapp.com/JQ5DF4Smop6HXGeMdurS6x
Kusoo biir tababarka khaaska ah ee Entrepreneurship & Startup Growth Coaching & Mentoring Training oo ay bixinayso Sahal Consulting!. Barnaamijkan waxa uu kaa caawinayaa inaad hesho xirfadaha lagama maarmaanka u ah bilaabista ama korinta ganacsiga
β
Maxaad ka faaido doontaa markaad dhamayso
β¨ Business Idea Validation & Refinement
π Startup Planning & Growth Strategies
π° Financial Management & Fundraising Tips
π§ Mindset & Leadership Development
π€ Ongoing Mentorship & Support Network
π― Yaa ka faaidaysan kara tababarkan:
β
Dhalinyarada doonaysa inay ganacsi bilaabaan
β
Dadka bilaabay ganacsi laakiin u baahan taageero iyo kobcin
β
Milkiilayaasha ganacsiyada yaryar
β
Ardayda ama xirfadlayaasha doonaya inay noqdaan ganacsato
π Goobta: juba one street, Bosaso, Sahal Group Office
π
Taariikhda Bilaabashada: laga bilaabo 21
π Waqtiga: Gelin Danbe
πΌ Tirada kasoo qeyb galayaashu waa xadidantahay.
π Isdiiwaangeli hadda si aadan uga harin!
Halkaan kaga soo biirGroopka ardada: https://chat.whatsapp.com/JQ5DF4Smop6HXGeMdurS6x
π² Call/WhatsApp: 906 793 748
π Booqo: sahalconsulting.com
18/10/2025
π Ma jeceshahay ganacsigaaga, ama fikraddaada ganacsi inay heer cusub gaarto?
Qeybta latalinta ee Sahal Group -Sahal Consulting waxay kaa caawinaysaa inaad si xeelad leh u qorshayso, un kobciso ganacsigaaga si aad guulo muuqda u gaarto.
Waxaan kaala shaqayn karnaa 5 qaybood, oo adeegyo muhiim ah:
πΉ Business & Organizational Consulting βLatalinta , dhisidda nidaamyada ganacsiga.
πΉ Strategy Services β Qorsheynta istiraatiijiga ah ee horumarinta iyo guusha ganacsiga.
πΉ ICT & Digital Solutions β bixinta adeegyo dijitaal ah si ganacsigaagu u hormaro.
πΉ Workforce Development & Capacity Building β Tababarro iyo dhisidda xirfada shaqaalaha.
πΉ Market Access & Trade Facilitation β Fursado suuq-geyn, iskaashi, iyo kobcinta badeecadaha.
πΉ Digital Marketing & Branding β Dhisidda sumaddaada iyo gaaritaanka macaamiishaada adoo adeegsanaya suuq-geyn dijitaal ah
πΉ Managed Support Service β waxaan bixinaa adeegyo joogta ah, si markasta loo taagero ganacsigaaga ama hay'adaada.
π© Ma rabtaa inaad ogaatid sida Sahal Consulting kaaga caawin karto yoolalkaaga?
Nagala soo xiriir
+252905735383
906 793 748
18/10/2025
Ku soo dhowow Sahal Consulting! π Waxay Sahal Group idiin soo kordhisay qeybta latalinta.
Waxaan u taagan nahay inaan ka caawino ganacsiyada Soomaaliyeed iyo kuwa Bariga Afrika xalal khibrad leh oo kor u qaada koboca ganacsiga, hufnaanta, iyo guusha ganacsiga. π
Adeegyadeena waa:
1οΈβ£ Business & Organizational Consulting
2οΈβ£ Capacity Building & Professional Development
3οΈβ£ Market Access & Trade Facilitation π
4οΈβ£ ICT Solutions
At Sahal Consulting, we tailor our services to meet your unique challenges and help you unlock new opportunities.
Adeegyada Sahal Consulting waa kuwa udiyaarsan in ay ka jawaabaha baahida iyo caqabadaha ganacsiga, shirkadaha iyo hayadaha, waxayna kaa caawinayaan in aad xal u hesho isla markaasna fursado cusub oo ganacsi aad hesho.
π Nala soco si aad u hesho talooyin, warar, iyo xog cusub oo kaa caawinaya inaad horumariso hayβaddaada!
Aan wada dhisno mustaqbal xooggan oo caqli badan oo Soomaaliya iyo gobolka ah.
18/10/2025
Ku soo dhowow Sahal Consulting! π Qeybta Latalinta ee Sahal Group.
Waxaan u taagan nahay inaan ka caawino ganacsiyada Soomaaliyeed iyo kuwa Bariga Afrika xalal khibrad leh oo kor u qaada koboca ganacsiga, hufnaanta, iyo guusha ganacsiga. π
Adeegyadeena waa:
1οΈβ£ Business & Organizational Consulting
2οΈβ£ Capacity Building & Professional Development
3οΈβ£ Market Access & Trade Facilitation π
4οΈβ£ ICT Solutions
Adeegyada Sahal Consulting waa kuwa udiyaarsan in ay ka jawaabaha baahida iyo caqabadaha ganacsiga, shirkadaha iyo hayadaha, waxayna kaa caawinayaan in aad xal u hesho isla markaasna fursado cusub oo ganacsi aad hesho.
π Nala soco si aad u hesho talooyin, warar, iyo xog cusub oo kaa caawinaya inaad horumariso hayβaddaada!
Aan wada dhisno mustaqbal xooggan oo caqli badan oo Soomaaliya iyo gobolka ah.
π’ Introducing Sahal Group: Your Partner for Integrated Business Growth! π
βWe are a Technology & Education Solutions provider, offering four integrated pillars to help your organization thrive in the digital age:
βοΈβConsulting | Strategic planning and business transformation.
βοΈββERP | Seamless enterprise systems and operational efficiency.
βοΈββEdTech | Digital learning and advanced talent development
βοΈβInfra & Sec | Managed IT, network engineering, and robust security
Consulting | ERP | EdTech | Infra & Sec
βTap the link in our bio to learn how we can build your roadmap for success!