01/05/2026
Barbilaw wanaagsan ayay noqon-doontaa idamka Alle.
Hambalyo Dhammaan ardada Asxaabtayda ah ee aan hayaanka kuwada jirnay.
Hon Abdi-qaadi M.Said is a passionate youth leader and advocate for peace, education, and community
01/05/2026
Barbilaw wanaagsan ayay noqon-doontaa idamka Alle.
Hambalyo Dhammaan ardada Asxaabtayda ah ee aan hayaanka kuwada jirnay.
24/04/2026
Sharaf ayay ii ahayd in aan Gudoomiyaha cusub ee Ururka ardeyda Jaamacadda Badda Cas ku wareejiyo Xilka Gudoomiyaha oo aan soo hayay mudada labada sanno ah.
Marka kowaad waxaan u mahadcelinayaa ilaahay SWT oo ii fududeeyay in aan ardeyda iyo bulshada usoo adeego.waxaan kaloo u mahadcelinaya cidwalba oo nalasoo shaqaysay, oo ay ugu horeeyaan Ardayda Jaamacadda,maamulka Jaamacadda Badda Cas iyo dhammaan bulshadii kala duwanayd.
Hambalyo ayaan leeyahay Gudoonka cusub ee Ururka Ardayda waxaan rajaynayaa in ilaahay SWT xilka u fududeeyo.
Miyaa loo dhashaa wadani?
Habeen Wanaagsan
02/04/2026
Adaan Waxba Kaa Dibjirin
إِنَّ اللَّهَ سَمِيعٌ بَصِيرٌ
Tani waxay Farshaxanka maansada Hadraawi ee fasiraysa Kellaamka Eebbe, midii ugu danbaysay.
01/04/2026
Dadku waa hantiye dhawr.
Akhyaar dun-wanaagsan.
Habeen Wanaagsan.
29/03/2026
Baryona deeqlaad u tahay
وَقَالَ رَبُّكُمُ ادْعُونِي أَسْتَجِبْ لَكُمْ
28/03/2026
Meeriskaan Abwaan Hadraawi wuxuu fasirayaa Ayada hoose, Afkeenu waa qani.
Sawirka iyo Qoraalku isma leh.
Adaan damac fuushanayn
Adaan waxba daba ordayn
Aday dani kuu dhantahay
إِنَّ اللَّهَ عَلَى كُلِّ شَيْءٍ قَدِيرٌ.
27/03/2026
Dardaar werintaada guud
Adaa naxariis ku daray
إِنَّ اللَّهَ لَغَفُورٌ غَفُورٌ