Khatumo State House

Khatumo State House

Share

Bogga rasmiga ah ee dawladda khaatumo.

12/04/2022

Madaxwaynaha dawladda khaatumo wuxuu hambalyo la wadaagayaa ciidanka xoogga dalka soomaaliyeed.

Taleex: 12-april-2022; madaxwaynaha dawladda khaatumo wuxuu hambalyo la wadaagayaa dhamaan qaybaha kala duwan ee CXDS, isagoo xusay in ciidanku yihiin laf dhabarta dawladnnimada soomaaliyeed.

Madaxwaynaha ayaa sidoo kale uga mahadceliyey kuna amaanay ciidanka dadaalkooda naf hurnnimada leh ee ay ugu adeegaan dhamaan dadka soomaaliyeed.

Wuxuu sidoo kale shacabka soomaaliyeed ugu baaqay in ay is garabtaagaan ciidanka si loo helo dawladnnimo dhab ah oo ay ku ledaan shacabka soomaaliyeed iyo xasillooni waarta.

Dhamaad.

XAFIISKA WARFAAFINTA MADAXTOOYADA KHAATUMO.

30/03/2022

Bogga rasmiga ah ee dawladda khaatumo uu ku shaqayn doono insha allah waa kan.

Dhamaad.

Want your business to be the top-listed Government Service in Búhodlé?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Telephone

Website

Address

Buhodle
Buhodle