27/07/2025
Ogaysiis. Ogaysiis.
Dhammaan bulshaweynta ku dhaqan magaalada burco waxa la ogeysiinaya in dugsiga facaweyn Ee alfaaruuq secondary school uu bilaabay qaadashada fasalka 1aad (form one), isdiwaangelintuna wey scoots Ee fadlan h**e u gaadh.
Al Faaruuq Secondary School
Home of better education
25/05/2025
Barre sare, Abwaan Adam Mohamud Mohamed.
16/05/2025
Sawiro Q2aad
Hordhac Diyaar garawga custard 18may iyo ardayda
Al Faaruuq Secondary School
14/05/2025
Sawiro Q1aad
Qayb ka mid ah haldoorka ardayda dugsiga Al Faaruuq Secondary School iyo diyaar garawga xuska maalinta qaran ee 18may.
03/01/2025
OGAYSIIS. OGAYSIIS. OGAYSIIS
Waxaa la ogaysiinayaan dhammaan Ardayda,Waalidiinta, Macalimiinta iyo shaqaalaha in dugsiga AL-FAARUUQ SECONDARY SCHOOL beri oo sabti ah taarikhduna tahay 04/01/2025 dib loogu Soo noqon doono waxabarshadii teeramka 2aad ee sanad dugsiyeedka 2024-2025 Insha allh.
Arday kastaa hasoo qaato agabkiisa oo dhan waxbarashona hawsoo diyaar garoobo.
Wabilaahi Tawfiiq
14/09/2024
📢📢 𝗪𝗔𝗥𝗚𝗘𝗟𝗜𝗡 𝗙𝗔𝗦𝗔𝗫 📢📢
𝗧𝗮𝗿𝗶𝗶𝗸𝗵: 𝟭𝟱/𝗦𝗘𝗣/𝟮𝟬𝟮𝟰.
Waxaa la ogaysiinayaa dhammaan bahwaynta ardayda iyo waalidiinta schoolka 𝗔𝗟-𝗙𝗔𝗔𝗥𝗨𝗨𝗤 𝗦𝗘𝗖𝗢𝗡𝗗𝗔𝗥𝗬 𝗦𝗖𝗛𝗢𝗢𝗟, In barrito oo axada dugsigu fasax yahay, iyadoo ay tahay dhalashadii nabigeenna suubban "Naxariis iyo nabad gelyo korkiisa ha ahaatee".
31/07/2024
Al Faaruuq Secondary School
Home of high quality education
30/07/2024
Ogaysiis
Dhamaan bulshada ku dhaqan gobalka togdheer waxa la ogaysiinaya in dugsiga sarre ee al faaruuq secondary schools In la rural isqoristii sannad dugsiyeedka cusub 2024-2025, uuna qaadanayo fasallada form one, isqoristu waxay ka socota xarunta dugsiga.
Al Faaruuq Secondary School
Home of high quality education
21/06/2024
𝗗𝗨𝗖𝗢
Dugsiyada AL Faaruuq waxa ay Duco, Hanbalyo iyo Dardaaran u jeedinayaan 𝗙𝗮𝘀𝗮𝗹𝗹𝗮𝗱𝗮 𝟰𝗮𝗮𝗱 (𝗙𝗼𝗿𝗺 𝟰) ee Dugsiga Sare.
Waxa aan Allah SWT idiin waydiinaynaa in uu idiin fududeeyo Imtixaanaadka Shahaadiga ah ee Qaranka, guul weyn oo dhammaanteen ina farxad gelisa ayaan allah idiin weydiinaya.
Al Faaruuq Secondary School
18/06/2024
Jadwalka imtixaanka shahaadiga ah ee fasalka 4aad.
Al Faaruuq Secondary School
Home of high quality education.