Cusbitaalka Al-Khalifa oo bilaabay baadhista kansarka ku dhaca afka makaanka(cervical cancer) oo bilaasha
Free Cervical Cancer Screening
Al-khaliifa Public Hospital Burao
Al-Khalifa Governmental Hospital in Burao, Togdheer, Somaliland, provides a wide range of essential healthcare services to the local population.
As a key healthcare institution in the region.
Dhakhtarka caruurta ee ahmed iyo dhakhtarka xanuunada dumarka iyo hooyada uurka leh ee cuusbitaalka Al-khaliifa Dr Damane oo fariin wacyi gelin ah oo ku saabsan xanuunada kansarka la wadaagay bulshada gobolka togdheer.
Agaasimaha Cusbitaalka Al-Khaliifa Buurco oo bulshada gobolka togdheer la wadaagay fariin wacyi gelin ah oo ku saabsan xanuunka kansarka.
Cusbitaalka Dawliga ah ee Al-khaliifa oo adeegyo bilaasha ugu bushaareeyey bulshada gobolka togdheer.
03/11/2025
Cusbitaalka Dawliaga ee Al-Khaliifa oo soo qabanqaabiyey tababar muhiim ah oo lagula tacaalo xaaladaha culus gaar ahaan kuwa keena in wadnuhu u shaqayn waayo sidii alle ugu talo galay ama istaagoba Tababarkan oo loo Yaqaan Advanced cardiac life support (ACLS )
Tababarkan waxa ka faaidaystay dhakhaatiirta cusbitaalka ka shaqeeysa iyo dhakhaatiir kale oo cusbitaalo kale ka shaqeeya Waxaana bixinayey tababarka Dr Mubarak jama oo ah dhaktar ku takhasusay maareynta xaaladaha degdega iyo xaaldaha culus ( Emergency medicine and critical care specialist).
Al-khaliifa Public Hospital Burao
Bushaaro , Cusbitaalka Dawliga ah ee Al-khaliifa Burco oo bilaabaya qaliimada fiixaha iyo burooyinka makaanka , ugxan sidaha iyo macdanta, sidoo kale kaadhka iyo computer ka dhakhaatiirta dumarka iyo ciyaalka ayaa bilaash lagaaga dhigay , ka faaidaysi wanaagsan.
Ololaha dhiig shubista oo ka bilaabmaya Cusbitaalku alkhaliifa , dhiig ku deeq oo naf badbaadi.
Dhiig ku deeq oo naf badbaadi
Olalaha dhiig shubista
Al-khaliifa Public Hospital Burao
Dhiig ku deeq badbaadi Naf
14/06/2025
World blood 🩸 donation day
Al-khaliifa Public Hospital Burao
Cusbitaalka Alkhaliifa Hospital Burco iyo Jaamacdda Togdheer oo is kaashanaya ayaa Maalinka Khamiista hadii alle idmo Bixin doona Tababar ku saabsan samatabixinta Xaaladaha degdega ee ku yimaada dhallaanka, (Neonatal Resuscitation Program) tababarkan ayey ka faaidaysan doonaan shaqaalaha cusbitaalka taasoo kor u qaadi doonta tayada adeega caafimaad ee dhallaanka.
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Website
Address
Ex Ing
Burco
