Xarunta Maamulka Gobolka Togdheer

Call

Xarunta Maamulka Gobolka Togdheer Waa Bogga Rasmiga Ah ee Xarunta Maamulka Gobolka Togdheer.

31/10/2026

Gudoomiye Ku-xigeenka Gobolka Togdheer Axmed Maxamed Cali Afyare oo Daah-Furay Barnaamijyada aqoonta heerka labaad ee Jaamacadda Togdheer

Sawiro:      Madaxda Gobolka, Madaxda Degmada, iyo Qaybaha kaladuwan ee Bulshada Gobolka Togdheer oo ka qaybgalay Munaas...
30/10/2026

Sawiro: Madaxda Gobolka, Madaxda Degmada, iyo Qaybaha kaladuwan ee Bulshada Gobolka Togdheer oo ka qaybgalay Munaasibadda Soodhawaynta Gudoomiyaha cabdishukuur abraar.

30/10/2026

Maamulka Gobolka Togdheer, Xildhibaanada Golaha deegaanka Degmada Burco, isuduweyaasha laamaha dawladda ee Gobolka madax iyo marti sharaf kale ayaa ka Qaybgalay Xafladda Soodhawaynta Gudoomiyaha Garabka dhalintarada heer Qaran Ee xisbiga wadani Cabdishukuur Abraar .

30/10/2026

Gudoomiyaha gobolka Togdheer Maxamuud Xasan Saleebaan Doob oo Xilalka u kala wareejiyay Gudoomiyihii h**e iyo Gudoomiyaha Cusub ee Degmadda Dhoqoshey

  Gudoomiyaha G-Togdheer Maxamuud Xasan Saleeban Doob Iyo Taliyaha Qaybta police G-Togdheer Oo Xilkii Ukala Wareejiyey G...
29/10/2026

Gudoomiyaha G-Togdheer Maxamuud Xasan Saleeban Doob Iyo Taliyaha Qaybta police G-Togdheer Oo Xilkii Ukala Wareejiyey Gudoomiyihii H**e Degmada Dhoqoshay Iyo Gudoomiyaha Cusub Ee Degmada Dhoqoshay.

29/10/2026

Gudoomiyaha G-Togdheer Maxamuud Xasan Saleebaan Doob Iyo Komishiner Khaliif Xiinwaal Ayaa Degmada Nasiye Ka Dahfurey Deeq Isugu Jira Daawooyin Iyo Raashin 200 Qoys Oo Loogu Talagaly Dadka Danyarta Ah.

Sido Kale Deeqdan Raashinka Iyo Daawooyinka isugu Jira Ayaa Waxa Qayn Ka Ah Hay’adda HDF.

29/10/2026

Gudoomiyaha G-Togdheer Maxamuud Xasan Saleeban Doob Iyo Taliyaha Qaybta police G-Togdheer Oo Xilkii Ukala Wareejiyey Gudoomiyihii H**e Degmada Dhoqoshay Iyo Gudoomiyaha Cusub Ee Degmada Dhoqoshay.

28/10/2026

Gudoomiyaha Gobolka Togdheer Maxamuud Xasan Saleebaan Doob oo ay Wahelinayaan Gudoomiye ku Xigeenka Gobolka, iyo Taliye Ku Xigeenka Qaybta Booliska, isuduwayaasha Wasaaradaha deegaanka iyo Beeraha Gobolka Togdheer, ayaa kormeer ku tagay Deegaanka kabo-dheere ee Gobolka Togdheer, kaasi oo loo kuurgalay Dhul-Daaqsimeed Sifo Sharci daro ah loo Xidhay.

28/10/2026

Gudoomiye Kuxigeenka G-Togdheer Axmed Maxamed Cali Afyare Iyo Agaasimaha Guud Ee Wasaarada Dibu-Dejinta Ayaa Saaka Dahfuray Raashin 1000 Qoys Ah Oo Loogu Talo Galay Qoysaska Danyarta Ah

Deeqdan Waxa Iska Kaashamadey Wasaarada Dibu Dejinta Iyo Hay’adda HDF.

  Mamulka G-Togdheer Ayaa Kulan La Yeeshay Madax ugu Sareeya Hay’addaha Lanqayrta Cas Iyo Iyo Madaxda Gobolka Bisha Cas.
27/10/2026

Mamulka G-Togdheer Ayaa Kulan La Yeeshay Madax ugu Sareeya Hay’addaha Lanqayrta Cas Iyo Iyo Madaxda Gobolka Bisha Cas.

Address

Xarunta Maamulka Gobolka Togdheer
Burco

Opening Hours

Monday 07:00 - 15:00
Tuesday 07:00 - 15:00
Wednesday 07:00 - 15:00
Thursday 07:00 - 15:00
Saturday 07:00 - 15:00
Sunday 07:00 - 15:00

Telephone

+252634339313

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Xarunta Maamulka Gobolka Togdheer posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share


Other Government Officials in Burco

Show All