17/12/2023
Ciidanka SSB DUUFAAN, Habar jeclo
Ku soo dhawoow Page-ka Rasmigaa ee Ciidanka difaaca Beesha habar jeclo ee SSB, FOLLOW DHEH, THANKS
17/12/2023
Ciidanka SSB DUUFAAN, Habar jeclo
15/12/2023
انا لله وانا إليه راجعون
Awoow cismaan ibrahim warsame (Abwaan H**e walanwal) 00 tii xaqa ahayd utimi maanta Alle swc Naxariistii Jano fardawsa Haka waraabiyo Geeridu Waa xaq
15/12/2023
Qayb kamid ah Ciidanka Ssb Duufan Habar jeclo Ciidanka SSB Official
14/12/2023
Boqortooyadii beel waynta Habar jeclo, Is muujiya Page ka FOLLOW SOO DHAHA, Page-ka gudaha usoo gal kadibna Taabo Calaamada LIKE-TA, Ciidanka SSB Official , ISMUUJIYA HABAR JECLOY, OO PAGE-RASMIGAA Ciidanka SSB KU TAAGEERA, mahadsanidiin
Ciidanka ssb oo fariin usoo diray Huwanta
Ciidanka SSB Official
Guutada Duufaan Ee Ciidanka SSB (Habar jeclo) Oo Diyar garow ku jira
08/12/2023
Boqortooyadii beesha Habar jeclo, Is muujiya Page ka FOLLOW SOO DHAHA, Page-ka gudaha usoo gal kadibna Taabo Calaamada LIKE-TA, Ciidanka SSB Official , ISMUUJIYA HABAR JECLOY, OO PAGE-RASMIGAA Ciidanka SSB KU TAAGEERA, mahadsanidiin
05/12/2023
ciidamadii labaad oo ka socda Looge iyo All-magan ee reer Yoonis ayaa saaka soo Gaadhay Jiida Buqdharkayn iyo Yayle oo ay isku hor fadhiyaan ciidamada madaniga Habarjeclo ee SSB iyo huwanta nabad diidka ah ee ka dagaalamaya Sool.
03/12/2023
Ciidanka SSB Official
Huwantu meelwalba oo ay galaan waan ka soo saaraynaa
30/11/2023
Gaadhigan oo rasaas iyo hubka kiisa fudud u waday Huwanta, ayaa gacanta laguso dhigay waxaana qabtay Ciidanka SSB, Lagama yaaba in huwantu ay fursad naga helaan
Cidii Xuduudaha Somaliland ku soo xad gudubta talaabo sharci ah ayaa laga qaadayaa | Cadowguna taas ha ogaado