Dr. Jamaal qalabjaan

Dr. Jamaal qalabjaan

Share

mareegtani waa page kayga khaaska ah ee an ku soo gudbiyo wararka warbixinooyinka iyo dhacdooyinkaba

09/12/2021

Hamsa Qalabjaan ku luqaynaya heesta hooyada
Ilahay hooyooyinkeen inta noolna cimriga iyo cafimadka ha u barakeeyo intii dhimatayna ilahay naxariistii janno haka waraabiyo aamiin

30/10/2021

“ Waxa aan shaacinaya in aan u sharaxanahay Xoghayaha Guud ee Xisbiga WADDANI marka la gaadho Shirweynaha 2-aad ee Xisbiga,, xoghayaha Waddani Khadar.

07/11/2015

Magacygu Waa Birishka Weyn Ee Magalada Burco Waxaan Ahay Astaanta Magalada Burco Ee Xarunta G/Togdheer Si Gaara Waxaan U Sii Ahay Astaanta D/Hoose Ee Degmada Waxaan Ahay Tusaalaha Magalada Burco Maadama Aan Ahay Kadinka Laga Soo Galo Gudaha Magalada Burco Waxaan Ahay Isku Xidhaha Xarumaha Dawlada Iyo Dadweynaha Iyo Sidoo Kale Isu Soocodka Gadiidka Gudaha Magalada Burco Iwm. Waxaan Se Xiligan Ahay Mid Gabal Baas U Dumay Oo Aan Wax Daryeela Haysan Waxaan Ahay Mid Uu Dushiisa Ka Muuqdo Mugdi Laydh La,aaneed Iyo Silic Fara Badan Waxaan Ahay Mid Aan Sidii Waayadii H**e Cago Adag Ku Taagan Halisna Ugu Jira Inuu Dumo Ma Ogi Meel Uu Qabtay Maamulkaygii Aan Xaqa Ugu Lahaa Inuu I Daryeelo Ma Ogi Inuu I Ogyahay Maayirkii Degmada Burco Iyo Inuu Indhaha Iga Qarsanayo Sidoo Kale Ma Ogi Inay Golihii Degaanku Arinka Daryeel La,aantayda Igu Ogyihiin Iyo In Kale Ma Arag Cid Shacab Ah Oo ii Hiilinaysa Islamarkaana Garab Igu Siisa Sidii Laydh Iyo Bilic Laygu Samayn Lahaa... Xasuusnow: Waxaan Se Ahay Mid Ay Xili Kasta Dulmaraan Guud Ahaan Gadiidka Kale Duwan,,, Masuuliyiinta Gobolka Togdheer,,, Masuuliyiinta Degmada Burco iyo Shacab Weynaha Reer Togdher Ee Aan Hiilka Ka Sugayo... Waxaa diyaariyey Suxufi Faysal Mohed Daahir Burco somaliland

Want your business to be the top-listed Government Service in Burco?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Telephone

Address


Burco