Friendship archive Waa Fagaare dhalinyarada Magaaladda Burco ku kulmaan oo u diyaarsan Tababaradda, shirarka iyo Seminarada sidoo kalena aad ku qabsan karto Xafladaha Khaaska ah. sido kalena waa waa Goob lagu Kaydiyo taarikhda Wadanka.