Xoghayaha Gaashaandhiga Xisbiga KAAH
Xisbiga KAAH 🖐🟥 J.Somaliland
19/08/2025
Rabi naxariistii janno ha ka waraabiyo Axmed Xaashi Cabdi oo ku geeriyooday dalka isutagga Imaaraadka carabta waxaan si gaar ah uga tacsiyadeynayaa gudoomiyaha xisbiga KAAH Maxamuud Xaashi Cabdi oo ay marxuumka walaalo ahaayeen iyo dhamaan qoyska iyo eheliyadaba waxaan Alle u waydiinayaa marxuumka inuu dembigiisa dhaafo aaamiin
07/05/2025
Siyaasadda Xisbiga KAAH waa bulshada JSL oo loo horseedo bedel dhaama wixii h**e
08/01/2025
KAAH OO XISBI QARAN AH &
CIRRO OO MADAXWEYNE AH
Waa hadafkii Urur-siyaasadeedka KAAH 🖐🟥 الحمدلله رب العالمين
Waxa inoo xiga Maxamuud Xaashi oo madaxweyne ah insha allah
Inaga Keenu Waa Xisbiga KAAH 🖐🟥
25/12/2024
Today, peace envoys and civilians were killed in the village of Dawa'aley by the Liyu police forces of the Ethiopian regional state, which was a genocide inhumane.
In the next 24 hours, we will see the response of Prime Minister Abiy Ahmed.
All these massacres and the peace envoys who were killed, injured, and taken prisoner are the responsibility of the president of the Somali regional state of Ethiopia, Mustafa Cagjar.
By: Abdiweli Abdullahi Dirie
Secretary of defence of the kaah party in somaliland
Alla maxaa naf heysa kuwii Qori ciideedka u ahaa Xirsi cilmi aanay aqoon iyo laba farood ✌️ baa lala ciyaaray balse shan farood iyo calaacasha 🖐 ayaa lagu jiiday ......... gab gab gab gab war bal ha khaatumo seegina
Siyaasadu marka h**ey barasho u baahan tahay balse intaad ismaqiiqdo oo tolkaa qaarba meel kaga cararto maaha ee labadii farood ✌️ ma la eeday
Saxibdey waxan odhan lahaa dareewalkaad raacdeen meel kaluu u socdaaye darawalkiina aamina
Alxamdu lillaahi
Tacab iyo dedaal dheer ka dib waa Cabdiraxmaan Cirro oo madaxweyne ah iyo KAAH oo xisbi qaran ah isbadel dhab ah ayaa ka hano qaaday dalka Somaliland oo dhan ayaa wada guuleysatay guul ka dib waxa aynu u wada jiheysan doonnaa sugita amniga xuduudaha bari ee dalka 🖐🟥💯⚔️🇮🇷
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Category
Website
Address
Faarax Omaar Street
Burco
+252
