Waxqabadka Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka ee Dowladda Waqooyi Bari Soomaaliya, lixdii bilood ee u Dambeysay.
Wasaaraddu waxay warbixintan la wadaagtay Guddiga Gargaarka, Arrimaha Biniโaadamnimada, Xuquuqul Insaanka iyo Haweenka ee Baarlamaanka Dowladda Waqooyi Bari Ee Soomaaliya.
โ๐๐๐๐ ๐ ๐๐๐โ
___________________
๐๐๐๐๐๐จ๐ ๐ ๐๐ฎ๐ฟ๐ณ๐ฎ๐ฎ๐ณ๐ถ๐ป๐๐ฎ & ๐ซ๐ถ๐ฑ๐ต๐ถ๐ถ๐ฑ๐ต๐ธ๐ฎ ๐ฟ๐๐๐ฌ๐๐ฎ๐ฃ๐๐๐ ๐ฒ๐ฒ ๐๐๐ฌ๐๐๐ซ๐๐๐๐ ๐๐๐ซ๐ ๐๐๐ซ๐ค๐ ๐ข๐ฒ๐จ ๐๐๐๐ซ๐๐ฒ๐ง๐ญ๐ ๐๐ฎ๐ฌ๐ข๐ข๐๐จ๐จ๐ฒ๐ข๐ง๐ค๐ ๐๐๐ฐ๐ฅ๐๐ ๐๐จ๐๐จ๐ฅ๐๐๐๐ค๐ ๐๐๐ช๐จ๐จ๐ฒ๐ข๐๐๐ซ๐ข ๐๐จ๐จ๐ฆ๐๐๐ฅ๐ข๐ฒ๐.
๐๐บ๐ฎ๐ถ๐น: [email protected]
๐ณ๐ฎ๐ฐ๐ฒ๐ฏ๐ผ๐ผ๐ธ:
https://www.facebook.com/share/1CTBnCuWWu/
๐ง๐ถ๐ธ๐๐ผ๐ธ:
tiktok.com/
๐๐ฒ๐ฏ๐๐ถ๐๐ฒ:
https://mohadm.ne.so/
Wasaaradda Gargaarka Iyo Maaraynta Musiibooyinka Waqooyi Bari
๐๐จ๐ ๐ ๐ ๐ซ๐๐ฌ๐ฆ๐ข๐ ๐ ๐๐ก ๐๐ ๐๐๐ฌ๐๐๐ซ๐๐๐๐ ๐๐๐ซ๐ ๐๐๐ซ๐ค๐ & ๐๐๐๐ซ๐๐ฒ๐ง๐ญ๐ ๐๐๐ฌ๐ข๐ข๐๐จ๐จ๐ฒ๐ข๐ง๐ค๐ ๐๐๐ฐ๐ฅ๐๐ ๐๐จ๐๐จ๐ฅ๐๐๐๐ค๐ ๐๐๐ช๐จ๐จ๐ฒ๐ข ๐๐๐ซ๐ข, ๐๐จ๐จ๐ฆ๐๐๐ฅ๐ข๐ฒ๐.
05/05/2026
๐๐๐๐ฌ๐๐๐๐ง๐จ๐จ๐, 5 ๐๐๐ฒ 2026:
Wasaaradda Gargaarka iyo Maaraynta Musiibooyinka Dawladda Waqooyi Bari Soomaaliya ayaa maanta qaabishay Guddiga Xuquuqul Insaanka, Haweenka iyo Arrimaha Biniโaadantinimada ee Golaha Wakiillada.
Wasiirka Wasaaradda, ๐๐ฎ๐๐๐ง๐ ๐๐จ๐ก๐๐ฆ๐๐ ๐๐ข๐ซ๐ข๐ ๐
๐๐ซ๐๐ก (Shariif) ayaa Guddiga si diirran u soo dhaweeyay, isaga oo warbixin ka siiyay waxqabadka Wasaaradda, mashaariicda u hirgalay, iyo qorshayaasha mudnaanta u leh ee ay hiigsanayso.
Wasiirka ayaa sidoo kale faahfaahin ka bixiyay dadaallada ay Wasaaraddu ka waddo wax ka qabashada xaaladaha biniโaadantinimo, gaar ahaan abaaraha ka jira deegaannada Waqooyi Bari, isagoo xusay qorshayaal lagu yareynayo saameynta abaaraha iyo sidii gurmad degdeg ah loo gaarsiin lahaa bulshada ay dhibaatadu saameysay.
Dhankooda, Guddiga ayaa weydiimo ku saabsan xaaladda abaaraha iyo qorshayaasha Wasaaradda ka waydiiyay Wasiirka, iyagoo muujiyay doorkooda kormeer iyo dabagal ee la xiriira arrimaha biniโaadantinimada.
Ugu dambayn kulanka ayaa ku soo dhamaadey Mahadnaq iyo qorsheynta kulamada kale ee xiga ee u dhexeeya Gudida iyo Wasaaradda.
โ๐๐๐๐ ๐ ๐๐๐โ
___________________
๐๐๐๐๐๐จ๐ ๐ ๐๐ฎ๐ฟ๐ณ๐ฎ๐ฎ๐ณ๐ถ๐ป๐๐ฎ & ๐ซ๐ถ๐ฑ๐ต๐ถ๐ถ๐ฑ๐ต๐ธ๐ฎ ๐ฟ๐๐๐ฌ๐๐ฎ๐ฃ๐๐๐ ๐ฒ๐ฒ ๐๐๐ฌ๐๐๐ซ๐๐๐๐ ๐๐๐ซ๐ ๐๐๐ซ๐ค๐ ๐ข๐ฒ๐จ ๐๐๐๐ซ๐๐ฒ๐ง๐ญ๐ ๐๐ฎ๐ฌ๐ข๐ข๐๐จ๐จ๐ฒ๐ข๐ง๐ค๐ ๐๐๐ฐ๐ฅ๐๐ ๐๐จ๐๐จ๐ฅ๐๐๐๐ค๐ ๐๐๐ช๐จ๐จ๐ฒ๐ข๐๐๐ซ๐ข ๐๐จ๐จ๐ฆ๐๐๐ฅ๐ข๐ฒ๐.
๐๐บ๐ฎ๐ถ๐น: [email protected]
๐ณ๐ฎ๐ฐ๐ฒ๐ฏ๐ผ๐ผ๐ธ:
https://www.facebook.com/share/1CTBnCuWWu/
๐ง๐ถ๐ธ๐๐ผ๐ธ:
tiktok.com/
๐๐ฒ๐ฏ๐๐ถ๐๐ฒ:
https://mohadm.ne.so/
๐๐๐๐ฌ๐๐๐๐ง๐จ๐จ๐ :- 05 ๐๐๐ฒ-2026
Guddiga Gargaarka iyo Maaraynta Masiibooyinka, Xaquuqul insaanka iyo Arrimaha Bulshada Golaha Wakiilada WBS ay Hogaaminayso Gudoomiye Xildhibaan ๐
๐๐ก๐ข๐ข๐ฆ๐ ๐๐ฎ๐ฎ๐ฌ๐ฎ๐ ๐๐ฎ๐ฎ๐ฃ๐ oo guddanaya waajibaadkooda Shaqo ee isla Xisaabtanka haayadaha dawladda ayaa booqasho shaqo ku yimid Wasaarada gargaarka iyo Maaraynta Masiibooyinka WB.
05/05/2026
๐๐๐ฆ๐๐๐ฅ๐ฒ๐จ ๐ข๐ฒ๐จ ๐๐จ๐จ ๐๐ก๐๐ฐ๐๐ฒ๐ง
Wasaaradda Gargaarka iyo Maaraynta Musiibooyinka uu ugu horreeyo Wasiirka wasaaradda ๐๐ง๐ ๐๐จ๐ก๐๐ฆ๐๐ ๐๐ข๐ซ๐ข๐ ๐
๐๐ซ๐๐ก (Shariif) wasiir k/xigeenka wasaaradda ๐๐ฎ๐๐๐ง๐ ๐๐๐๐ฎ๐ฅ๐ฅ๐๐ก๐ข ๐๐จ๐ก๐๐ฆ๐จ๐ฎ๐ ๐๐ก๐ฆ๐๐ iyo hawlwadeenada wasaaraddu waxay si sharaf iyo qadarin leh ugu hambalyaynaysaa Agaasimaha Guud ee wasaaradda Gargaarka iyo Maaraynta Musiibooyinka ๐๐๐ซ๐ฐ๐จ ๐
๐๐ก๐ข๐ข๐ฆ๐ ๐๐ฎ๐ฌ๐ฎ๐ ๐๐๐๐ฆ xilka culus ee loo igmaday,Waxaan kuu rajaynaynaa guul, hufnaan iyo hoggaan ku dhisan karti iyo daacadnimo, si aad uga soo baxdo waajibaadka muhiimka ah ee horyaalla wasaaradda.
Sidoo kale waxaan si diirran kuugu soo dhowaynaynaa Wasaaradda, annagoo ku kalsoon in aqoontaada, waayo-aragnimadaada iyo dadaalkaaga ay door weyn ka qaadan doonaan horumarinta adeegyada gargaarka iyo maaraynta musiibooyinka. Ilaahay ha kuu fududeeyo masโuuliyadda, hana kaa yeelo mid wax ku ool ah oo bulshada wax weyn u qabata.
โ๐๐๐๐ ๐ ๐๐๐โ
___________________
๐๐๐๐๐๐จ๐ ๐ ๐๐ฎ๐ฟ๐ณ๐ฎ๐ฎ๐ณ๐ถ๐ป๐๐ฎ & ๐ซ๐ถ๐ฑ๐ต๐ถ๐ถ๐ฑ๐ต๐ธ๐ฎ ๐ฟ๐๐๐ฌ๐๐ฎ๐ฃ๐๐๐ ๐ฒ๐ฒ ๐๐๐ฌ๐๐๐ซ๐๐๐๐ ๐๐๐ซ๐ ๐๐๐ซ๐ค๐ ๐ข๐ฒ๐จ ๐๐๐๐ซ๐๐ฒ๐ง๐ญ๐ ๐๐ฎ๐ฌ๐ข๐ข๐๐จ๐จ๐ฒ๐ข๐ง๐ค๐ ๐๐๐ฐ๐ฅ๐๐ ๐๐จ๐๐จ๐ฅ๐๐๐๐ค๐ ๐๐๐ช๐จ๐จ๐ฒ๐ข๐๐๐ซ๐ข ๐๐จ๐จ๐ฆ๐๐๐ฅ๐ข๐ฒ๐.
๐๐บ๐ฎ๐ถ๐น: [email protected]
๐ณ๐ฎ๐ฐ๐ฒ๐ฏ๐ผ๐ผ๐ธ:
https://www.facebook.com/share/1CTBnCuWWu/
๐ง๐ถ๐ธ๐๐ผ๐ธ:
tiktok.com/
๐๐ฒ๐ฏ๐๐ถ๐๐ฒ:
https://mohadm.ne.so/
03/05/2026
๐๐: Dhammaan Hayโadaha (MDAs), Saaxiibada Horumarinta iyo Gargaarka, Hayโadaha Qaramada Midoobay, INGOs iyo LNGOs
๐จ๐ท๐ฒ๐ฒ๐ฑ๐ผ: Codsi Degdeg ah โ Gurmadka Dadka ay Saameeyeen Fatahaadaha iyo Dabayluhu Degmada Buuhoodle.
๐๐๐๐ฑ๐บ๐ฎ๐ฟ ๐ซ๐ฎ๐ฎ๐น๐ฎ๐ฑ๐ฑ๐ฎ ๐ด๐๐๐ฑ:-
Roobab mahiigaan ah oo ay weheliyeen dabaylo xooggan iyo daadad, ayaa si baโan u saameeyey Degmada Buuhoodle ee gobolka Togdheer. Fatahaaduhu waxay si gaar ah u haleeleen deegaannada hoose iyo xeryaha barakacayaasha, taasoo keentay burbur ballaaran, barakac xooggan iyo khasaare naf iyo maalba leh. Bulshooyinka nugul waxay si degdeg ah ugu baahan yihiin gargaar biniโaadannimo oo naf-badbaadin ah.
Saameynta ka dhalatay dhacdadan waxaa ka mid ah dhimashada 2 qof iyo dhaawaca 25 kale, halka ku dhowaad 225 qoys ay noqdeen barakacayaal. Guryo badan ayaa dumay, waxayna qoysas badan waayeen hoy ay ku noolaadaan. Sidoo kale, waxaa si weyn u burburay kaabayaasha muhiimka ah sida iskuullada, masaajidda iyo adeegyada isgaarsiinta, halka nidaamyada WASH ay si xun u saameeyeen, taasoo kordhineysa khatarta cudurrada faafa sida shuban-biyoodka daran (AWD) iyo daacuunka.
Waddooyin iyo marinno muhiim ah ayaa sidoo kale goโay, taasoo si weyn u adkaysay isku socodka gargaarka degdegga ah, Qoysaska ay dhibaatadu saameysay waxay si degdeg ah ugu baahan yihiin hoy ku-meelgaar ah, adeegyo caafimaad iyo nadaafadeed, cunto degdeg ah, iyo dib u soo celinta adeegyada waxbarashada oo iyaguna burburay.
Sidaas darteed, iyadoo la tixgelinayo baaxadda iyo degdegga xaaladdan baniโaadannimo, waxaan ka codsaneynaa Hayโadaha Caalamiga, Saaxiibada Horumarinta iyo Gargaarka, Hayโadaha Qaramada Midoobay, INGOs iyo LNGOs in ay si degdeg ah uga jawaabaan xaaladdan, isla markaana ay taageero degdeg ah oo naf-badbaadin ah gaarsiiyaan bulshada ay dhibaatadu saameysay ee Degmada Buuhoodle.
โ๐๐๐๐ ๐ ๐๐๐โ
___________________
๐๐๐๐๐๐จ๐ ๐ ๐๐ฎ๐ฟ๐ณ๐ฎ๐ฎ๐ณ๐ถ๐ป๐๐ฎ & ๐ซ๐ถ๐ฑ๐ต๐ถ๐ถ๐ฑ๐ต๐ธ๐ฎ ๐ฟ๐๐๐ฌ๐๐ฎ๐ฃ๐๐๐ ๐ฒ๐ฒ ๐ถ๐ ๐ฒ๐ ๐ ๐ฑ๐ ๐ฃ๐ฃ๐ ๐ฆ๐ ๐ฑ๐ฆ๐ ๐ R๐ช๐ ๐จ๐ธ๐ฎ ๐ฌ๐ ๐ ๐ฑ๐ ๐ ๐ธ๐ญ๐ณ๐ ๐ฌ๐ ๐ฒ๐จ๐จ๐ก๐ฎ๐ฎ๐ธ๐จ๐ญ๐ช๐ ๐ฃ๐ ๐ถ๐ซ๐ ๐ฃ๐ ๐ถ๐ ๐ฐ๐ฎ๐ฎ๐ธ๐จ ๐ก๐ ๐ฑ๐จ.
๐๐บ๐ฎ๐ถ๐น: [email protected]
๐ณ๐ฎ๐ฐ๐ฒ๐ฏ๐ผ๐ผ๐ธ:
https://www.facebook.com/share/1CTBnCuWWu/
๐ง๐ถ๐ธ๐๐ผ๐ธ:
tiktok.com/
๐๐ฒ๐ฏ๐๐ถ๐๐ฒ:
https://mohadm.ne.so/
03/05/2026
๐๐๐๐๐๐๐ ๐๐๐๐๐๐ ๐๐ ๐๐๐๐๐ ๐๐
Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Masiibooyinka Dowladda Waqooyi Bari
Waaxda Maareynta Masiibooyinka.
Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Masiibooyinka Dowladda Waqooyi Bari, iyadoo gudanaysa waajibaadkeeda ilaalinta badqabka bulshada iyo ka hortagga khataraha masiibooyinka, waxay Bulshada ku dhaqan Deeganada iyo Goboladda Dowladda Waqooyi bari, si rasmi ah ugu wargelinaysaa in la saadaalinayo roobab xooggan oo wata dabaylo kuwaas oo la filayo inay ka daโaan caawa iyo maalmaha soo socda Deeganadda Dawladda Waqooyi Bari.
Sida Xogaha saadaasha cimiladu ay muujinayaan suuragalnimada roobab mahiigaan ah oo keeni kara daadad iyo fatahaado, iyadoo sidoo kale la filayo dabaylo xooggan oo xawaarehoodu gaari karo 35โ50 km/h, kuwaas oo sababi kara khataro la xiriira badqabka bulshada, guryaha nugul, iyo kaabeyaasha muhiimka ah.
Fadlan Muwaadin Qaado Talooyinkan Muhiimka ee wasaaradda gargaarka iyo maareynta nasiiboyinka kasoo baxaya.
1๏ธโฃKa fogow goobaha biyo-mareennada, togagga, iyo meelaha daadadku mari karaan.
2๏ธโฃHa ku hoyan guryo jilicsan ama saqafyo nugul inta ay socdaan dabaylaha iyo Roobabku.
3๏ธโฃ Ka fogow geedaha waaweyn, darbiyada daciifka ah, iyo tiirarka korontada.
4๏ธโฃDamii korontada haddii ay jirto khatar biyo soo galaan guriga.
5๏ธโฃ Xoolaha u raro meelaha sare ee ka fog daadadka iyo dabaylaha.
6๏ธโฃyaree safarrada aan muhiimka ahayn inta Roobku Da,ayo.
La soco digniinaha iyo warbixinaha rasmiga ah ee wasaaradda gargaarka iyo laamaha dowladda.
Ugu dambayn Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Masiibooyinka Dowladda Waqooyi Bari waxay bulshada ugu baaqaysaa feejignaan buuxda, diyaargarow h**e, iyo wada shaqayn bulsho, maadaama taxaddar, is-kaashi, iyo u hoggaansanaanta tilmaamaha badbaado ay door weyn ka qaadan karaan yareynta khasaaraha ka dhalan kara khataraha roobabka iyo dabaylaha.
-๐๐๐๐๐๐๐-
02/05/2026
๐๐๐ฌ๐๐๐ซ๐๐๐๐ ๐๐๐ซ๐ ๐๐๐ซ๐ค๐ ๐ข๐ฒ๐จ ๐๐๐๐ซ๐๐ฒ๐ง๐ญ๐ ๐๐ฎ๐ฌ๐ข๐ข๐๐จ๐จ๐ฒ๐ข๐ง๐ค๐ ๐๐ ๐๐๐ฐ๐ฅ๐๐๐๐ ๐๐๐ช๐จ๐จ๐ฒ๐ข๐๐๐ซ๐ข ๐๐จ๐จ๐ฆ๐๐๐ฅ๐ข๐ฒ๐ ๐๐ฒ๐๐ ๐๐๐๐๐ซ ๐๐ก๐๐ช๐จ ๐จ๐จ ๐๐ฎ๐ก๐ข๐ข๐ฆ ๐๐ก ๐ค๐ฎ ๐ญ๐๐ ๐ญ๐๐ฒ ๐๐๐๐ ๐๐๐ง๐๐๐ ๐๐๐ฒ๐ฅ๐ ๐ข๐ฒ๐จ ๐๐๐ฆ๐๐ค๐๐๐ ๐๐ข ๐๐ฒ ๐ฎ ๐๐จ๐จ๐ฃ๐ข๐ฌ๐จ ๐๐๐๐ฒ๐ข๐ ๐๐ฅ๐ข๐ง๐ญ๐ ๐๐ฎ๐ฅ๐ฌ๐ก๐๐๐ ๐๐ฌ๐ฅ๐ ๐๐๐ซ๐ค๐๐๐ง๐ ๐ฎ ๐๐ข๐ข๐ฆ๐๐ฒ๐ฌ๐จ ๐๐๐๐ฅ๐๐๐๐ก๐ ๐๐๐๐ ๐๐๐ง๐๐๐๐๐ฌ.
Safarkan waxaa hoggaaminayey Agaasimaha Waaxda Maareynta Musiibooyinka(Disaster Management), ๐๐ฎ๐๐๐ง๐ ๐๐๐ฐ๐ฅ๐ข๐ข๐ ๐๐๐ฌ๐๐ง ๐๐๐ฅ๐ข, waxaana ku weheliyay Agaasimaha Waaxda Sugnaanta Cuntada(Food Security), ๐๐ฎ๐๐๐ง๐ ๐๐๐ฑ๐๐ฆ๐๐ ๐๐๐ฅ๐๐๐๐๐๐ง ๐๐๐ฑ๐๐ฆ๐๐.
Ujeeddada ugu weyn ee safarka ayaa ahayd kor u qaadista fahamka bulshada ee ku aaddan u diyaar-garowga iyo ka hortagga khataraha, xoojinta sugnaanta cuntada, iyo baridda hababka ugu habboon ee looga falcelin karo xaaladaha degdegga ah.
Intii ay ku Sugnaayeen deegaanadaas, masโuuliyiintu waxay kulamo la qaateen qaybaha kala duwan ee bulshada sida odayaasha, haweenka, guddiyada deegaanka, iyo ururrada bulshada rayidka ah. Waxay si dhow u dhegaysteen baahiyaha jira, gaar ahaan saameynta abaaruhu ku yeesheen nolosha dadka, iyo caqabadaha ay la tacaalayaan.
Sidoo kale waxay carrabka ku adkeeyeen muhiimadda iskaashiga bulshada, feejignaanta joogtada ah, iyo ka qayb qaadashada dadaallada lagu yareynayo saameynta masiibooyinka iyo xaaladaha baniโaadantinimo.
Ugu dambayn Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka ee Dowladda Waqooyi Bari waxay sii xoojinaysaa doorkeeda hoggaamineed ee dhinacyada wacyigelinta bulshada, qiimeynta xaaladaha deegaanka, la socodka isbeddellada, iyo hirgelinta qorshayaal wax-ku-ool ah oo lagu xaqiijinayo badqabka, adkeysiga, iyo horumarka waara ee bulshada.
โ๐๐๐๐ ๐ ๐๐๐โ
___________________
๐๐๐๐๐๐จ๐ ๐ ๐๐ฎ๐ฟ๐ณ๐ฎ๐ฎ๐ณ๐ถ๐ป๐๐ฎ & ๐ซ๐ถ๐ฑ๐ต๐ถ๐ถ๐ฑ๐ต๐ธ๐ฎ ๐ฟ๐๐๐ฌ๐๐ฎ๐ฃ๐๐๐ ๐ฒ๐ฒ ๐ถ๐ ๐ฒ๐ ๐ ๐ฑ๐ ๐ฃ๐ฃ๐ ๐ฆ๐ ๐ฑ๐ฆ๐ ๐ R๐ช๐ ๐จ๐ธ๐ฎ ๐ฌ๐ ๐ ๐ฑ๐ ๐ ๐ธ๐ญ๐ณ๐ ๐ฌ๐ ๐ฒ๐จ๐จ๐ก๐ฎ๐ฎ๐ธ๐จ๐ญ๐ช๐ ๐ฃ๐ ๐ถ๐ซ๐ ๐ฃ๐ ๐ถ๐ ๐ฐ๐ฎ๐ฎ๐ธ๐จ ๐ก๐ ๐ฑ๐จ.
๐๐บ๐ฎ๐ถ๐น: [email protected]
๐ณ๐ฎ๐ฐ๐ฒ๐ฏ๐ผ๐ผ๐ธ:
https://www.facebook.com/share/1CTBnCuWWu/
๐ง๐ถ๐ธ๐๐ผ๐ธ:
tiktok.com/
01/05/2026
๐ค๐ฎ๐ฌ๐ข๐ฆ๐๐ก๐ ๐๐ ๐๐๐ฌ๐ข๐ฆ๐๐ก๐ ๐ ๐ฎ๐ฎ๐ ๐๐ ๐๐๐ฌ๐๐๐ซ๐๐๐ ๐๐๐ซ๐ ๐๐๐ซ๐ค๐ ๐๐๐๐ ๐จ๐จ ๐ฅ๐ ๐๐ฎ๐ฅ๐ฆ๐๐ฒ ๐๐๐๐ซ๐๐๐ฒ๐๐ก๐ ๐๐๐ซ๐ฎ๐ง๐ญ๐ ๐๐๐ซ๐๐ง๐ค๐ ๐๐ ๐๐ฎ๐ซ๐ฆ๐๐๐ค๐ ๐๐๐ ๐๐๐ ๐ ๐๐ก.
๐๐จ๐ ๐๐๐ข๐ฌ๐ก๐ฎ -01,๐๐๐ฒ 2026
Kusimaha Agaasimaha Guud ahna Agaasimaha Waaxda Qaybinta iyo Ka-hortagga Leexsashada Gargaarka ee Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka Dowladda Waqooyi Bari Soomaaliya, ๐๐ฎ๐๐๐ง๐ ๐๐๐ฑ๐๐ฆ๐๐ ๐๐๐๐๐ข๐ช๐๐๐ข๐ซ ๐๐๐ฑ๐๐ฆ๐ฎ๐ฎ๐ (Ducaale Darwiish), ayaa Muqdisho kulan miro-dhal ah kula yeeshay Maareeyaha Xarunta Qaranka ee Gurmadka Degdegga ah (NEOC) ๐๐ฎ๐๐๐ง๐ ๐๐๐ฌ๐๐ง ๐๐ข๐ข๐ฌ๐.
Kulanka ayaa si qoto dheer diiradda loogu saaray xoojinta iskaashiga iyo Wada shaqaynta Hawlaha gurmadka degdegga ah, dardargelinta jawaab-celinta musiibooyinka, iyo kor u qaadista diyaar-garowga xaaladaha Degdegga ah.
Ugu dambayn labada dhinac waxay adkeeyeen ballanqaadkooda ku aaddan sii xoojinta wada-shaqeynta iyo is-dhaafsiga xogta si loo wanaajiyo tayada adeegyada gurmadka degdegga ah ee dalka.
โ๐๐๐๐ ๐ ๐๐๐โ
___________________
๐๐๐๐๐๐จ๐ ๐ ๐๐ฎ๐ฟ๐ณ๐ฎ๐ฎ๐ณ๐ถ๐ป๐๐ฎ & ๐ซ๐ถ๐ฑ๐ต๐ถ๐ถ๐ฑ๐ต๐ธ๐ฎ ๐ฟ๐๐๐ฌ๐๐ฎ๐ฃ๐๐๐ ๐ฒ๐ฒ ๐๐๐ฌ๐๐๐ซ๐๐๐๐ ๐๐๐ซ๐ ๐๐๐ซ๐ค๐ ๐ข๐ฒ๐จ ๐๐๐๐ซ๐๐ฒ๐ง๐ญ๐ ๐๐ฎ๐ฌ๐ข๐ข๐๐จ๐จ๐ฒ๐ข๐ง๐ค๐ ๐๐๐ฐ๐ฅ๐๐ ๐๐จ๐๐จ๐ฅ๐๐๐๐ค๐ ๐๐๐ช๐จ๐จ๐ฒ๐ข๐๐๐ซ๐ข ๐๐จ๐จ๐ฆ๐๐๐ฅ๐ข๐ฒ๐.
๐๐บ๐ฎ๐ถ๐น: [email protected]
๐ณ๐ฎ๐ฐ๐ฒ๐ฏ๐ผ๐ผ๐ธ:
https://www.facebook.com/share/1CTBnCuWWu/
๐ง๐ถ๐ธ๐๐ผ๐ธ:
tiktok.com/
๐๐ฒ๐ฏ๐๐ถ๐๐ฒ:
https://mohadm.ne.so/
01/05/2026
๐๐๐ฆ๐๐๐ฅ๐ฒ๐จ ๐๐๐๐ฅ๐ข๐ง๐ญ๐ ๐๐ก๐๐ช๐๐๐ฅ๐๐ก๐ ๐๐๐๐ฎ๐ฎ๐ง๐ค๐.
Wasaaradda Gargaarka iyo Maaraynta Musiibooyinka Dawladda Waqooyi Bari Soomaaliya waxay hambalyo iyo bogaadin u diraysaa dhammaan shaqaalaha weynaha Soomaaliyeed meel kasta oo ay joogaan, gaar ahaan shaqaalaha Dawladda Waqooyi Bari Soomaaliya, si gaar ahna hawlwadeennada Wasaaradda.
Munaasabadda Maalinta Shaqaalaha Adduunka ee 1-da May awgeed, waxaan idinku bogaadinaynaa dadaalka, daacadnimada, iyo kaalinta aad kaga jirtaan u adeegidda bulshada iyo horumarinta dalka.
โ๐๐๐๐ ๐ ๐๐๐โ
___________________
๐๐๐๐๐๐จ๐ ๐ ๐๐ฎ๐ฟ๐ณ๐ฎ๐ฎ๐ณ๐ถ๐ป๐๐ฎ & ๐ซ๐ถ๐ฑ๐ต๐ถ๐ถ๐ฑ๐ต๐ธ๐ฎ ๐ฟ๐๐๐ฌ๐๐ฎ๐ฃ๐๐๐ ๐ฒ๐ฒ ๐ถ๐ ๐ฒ๐ ๐ ๐ฑ๐ ๐ฃ๐ฃ๐ ๐ฆ๐ ๐ฑ๐ฆ๐ ๐ R๐ช๐ ๐จ๐ธ๐ฎ ๐ฌ๐ ๐ ๐ฑ๐ ๐ ๐ธ๐ญ๐ณ๐ ๐ฌ๐ ๐ฒ๐จ๐จ๐ก๐ฎ๐ฎ๐ธ๐จ๐ญ๐ช๐ ๐ฃ๐ ๐ถ๐ซ๐ ๐ฃ๐ ๐ถ๐ ๐ฐ๐ฎ๐ฎ๐ธ๐จ ๐ก๐ ๐ฑ๐จ.
๐๐บ๐ฎ๐ถ๐น: [email protected]
๐ณ๐ฎ๐ฐ๐ฒ๐ฏ๐ผ๐ผ๐ธ:
https://www.facebook.com/share/1CTBnCuWWu/
๐ง๐ถ๐ธ๐๐ผ๐ธ:
tiktok.com/
30/04/2026
๐๐จ๐ ๐๐๐ข๐ฌ๐ก๐ฎ:- 30-๐๐๐ซ๐ข๐ฅ 2026
Kusimaha Agaasimaha guud ahna Agaasimaha Waaxda Qaybinta iyo Kahortagga Leexsashada Gargaarka ee Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka Dowladda Waqooyi Bari Soomaaliya, ๐๐ฎ๐๐๐ง๐ ๐๐๐ฑ๐๐ฆ๐๐ ๐๐๐๐๐ข๐ช๐๐๐ข๐ซ ๐๐๐ฑ๐๐ฆ๐ฎ๐ฎ๐(Ducaale Darwiish) ayaa kulan muhiim ah xarunteeda kula yeeshay Agaasimaha guud ee Xarunta Qaranka ee Horumarinta Reer Miyiga iyo Xalka Waara, ๐๐๐ซ๐ฐ๐จ ๐๐๐ก๐ซ๐ ๐๐๐๐๐ข ๐๐๐ฑ๐๐ฆ๐๐.
Kulankan ayaa diiradda lagu saaray xoojinta iskaashiga iyo wadashaqeynta, si gaar ahna dardargelinta dadaallada wax looga qabanayo abaaraha soo noqnoqda iyo barakaca saameeyay bulshada nugul.
Sidoo kale waxaa si qotodheer loo lafoguray dhismaha adkeysiga bulshooyinka nugul, gaar ahaan kuwa ay saameeyeen isbeddelka cimilada, abaarta iyo barakaca,iyadoo Labada dhinac isla qaateen in la xoojiyo iskaashiga istiraatiijiga ah, lana horumarinayo mashaariic waara oo si toos ah u taabanaya nolosha dadka, gaar ahaan haweenka iyo dhalinyarada.
Ugu dambeyn labada dhinac waxay carrabka ku adkeeyeen muhiimadda ay leedahay sii xoojinta wada-shaqeynta joogtada ah iyo qabashada kulamo noocan oo kale ah, si loo gaaro xalal waara oo wax ku ool ah, kuwaas oo yareeya saameynta musiibooyinka isla markaana kor u qaada adkeysiga bulshada.
โ๐๐๐๐ ๐ ๐๐๐โ
___________________
๐๐๐๐๐๐จ๐ ๐ ๐๐ฎ๐ฟ๐ณ๐ฎ๐ฎ๐ณ๐ถ๐ป๐๐ฎ & ๐ซ๐ถ๐ฑ๐ต๐ถ๐ถ๐ฑ๐ต๐ธ๐ฎ ๐ฟ๐๐๐ฌ๐๐ฎ๐ฃ๐๐๐ ๐ฒ๐ฒ ๐ถ๐ ๐ฒ๐ ๐ ๐ฑ๐ ๐ฃ๐ฃ๐ ๐ฆ๐ ๐ฑ๐ฆ๐ ๐ R๐ช๐ ๐จ๐ธ๐ฎ ๐ฌ๐ ๐ ๐ฑ๐ ๐ ๐ธ๐ญ๐ณ๐ ๐ฌ๐ ๐ฒ๐จ๐จ๐ก๐ฎ๐ฎ๐ธ๐จ๐ญ๐ช๐ ๐ฃ๐ ๐ถ๐ซ๐ ๐ฃ๐ ๐ถ๐ ๐ฐ๐ฎ๐ฎ๐ธ๐จ ๐ก๐ ๐ฑ๐จ.
๐๐บ๐ฎ๐ถ๐น: [email protected]
๐ณ๐ฎ๐ฐ๐ฒ๐ฏ๐ผ๐ผ๐ธ:
https://www.facebook.com/share/1CTBnCuWWu/
๐ง๐ถ๐ธ๐๐ผ๐ธ:
tiktok.com/
๐๐ฒ๐ฏ๐๐ถ๐๐ฒ:
https://mohadm.ne.so/
29/04/2026
๐๐จ๐ ๐๐๐ข๐ฌ๐ก๐ฎ:- 29-๐๐๐ซ๐ข๐ฅ 2026
Kusimaha Agaasimaha Guud ahna Agaasimaha waaxda qeybinta iyo ka hortaga leexsashada Gargaarka ee Wasaaradda Gargaarka iyo maaraynta musiibooyinka Dowlada Waqooyi Bari Soomaliya ๐๐ฎ๐๐๐ง๐ ๐๐๐ฑ๐๐ฆ๐๐ ๐๐๐๐๐ข๐ช๐๐๐ข๐ซ ๐๐๐ฑ๐๐ฆ๐ฎ๐ฎ๐ (Ducaale Darwiish) Ayaa maanta moqdisho kaga qeybgalay Shirka Guddiga Isku-dubbaridka Maareynta Musiibooyinka Qaranka (NDMCC) oo looga hadlay xoojinta udiyaargarowga iyo ka jawaabista musiibooyinka ka dhaca dalka.
Shirka ayaa diiradda lagu saaray xaaladaha baniโaadannimo ee jira, gaar ahaan saameynta abaaraha iyo fatahaadaha, iyadoo la isla gartay in la dardargeliyo qorshayaasha gurmadka degdegga ah iyo yareynta khataraha musiibooyinka.
Agaasimaha oo shirka ka jeediyey warbixin gaar ah oo ku saabsan xaaladda baniโaadannimo ee Deegaanada Dowlada Waqooyi Bari Soomaaliya, isagoo si qoto dheer uga hadlay saameynta abaaraha, baahiyaha degdegga ah ee jira, iyo caqabadaha ku gadaaman gaarsiinta gargaarka. Waxa uu sidoo kale carrabka ku adkeeyay muhiimadda ay leedahay dardargelinta gurmadka iyo xoojinta iskaashiga hayโadaha dowladda Hay'ada caalamiga ah iyo kuwa maxaliga ah.
Sidoo kale, xubnaha guddiga ayaa ka wada hadlay xoojinta iskaashiga hayโadaha dowladda iyo kuwa caalamiga ah si loo hubiyo in gargaar hufan oo degdeg ah la gaarsiiyo dadka ay saameeyeen musiibooyinka.
Ugu dambeyn, shirka ayaa lagu soo gabagabeeyay talooyin wax ku ool ah oo lagu horumarinayo wada shaqeynta iyo dardargelinta howlaha gurmadka ee dalka.
โ๐๐๐๐ ๐ ๐๐๐โ
___________________
๐๐๐๐๐๐จ๐ ๐ ๐๐ฎ๐ฟ๐ณ๐ฎ๐ฎ๐ณ๐ถ๐ป๐๐ฎ & ๐ซ๐ถ๐ฑ๐ต๐ถ๐ถ๐ฑ๐ต๐ธ๐ฎ ๐ฟ๐๐๐ฌ๐๐ฎ๐ฃ๐๐๐ ๐ฒ๐ฒ ๐ถ๐ ๐ฒ๐ ๐ ๐ฑ๐ ๐ฃ๐ฃ๐ ๐ฆ๐ ๐ฑ๐ฆ๐ ๐ R๐ช๐ ๐จ๐ธ๐ฎ ๐ฌ๐ ๐ ๐ฑ๐ ๐ ๐ธ๐ญ๐ณ๐ ๐ฌ๐ ๐ฒ๐จ๐จ๐ก๐ฎ๐ฎ๐ธ๐จ๐ญ๐ช๐ ๐ฃ๐ ๐ถ๐ซ๐ ๐ฃ๐ ๐ถ๐ ๐ฐ๐ฎ๐ฎ๐ธ๐จ ๐ก๐ ๐ฑ๐จ.
๐๐บ๐ฎ๐ถ๐น: [email protected]
๐ณ๐ฎ๐ฐ๐ฒ๐ฏ๐ผ๐ผ๐ธ:
https://www.facebook.com/share/1CTBnCuWWu/
๐ง๐ถ๐ธ๐๐ผ๐ธ:
tiktok.com/
๐๐ฒ๐ฏ๐๐ถ๐๐ฒ:
https://mohadm.ne.so/
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Category
Website
Address
Buuhoodle
