16/05/2026
*NATIIJADA DOORASHADA SCHOOLKA*
Waxa noo qabsoomay doorashadii schoolka oo ay ku tartamayeen laba Xizbi oo kala ah . Iyo Doorashadan oo si habsami leh u dhacday ayaa la qabtay saaka, 16 May 2026.
Ardayda iyo maamulka schoolka ayaa si wadajir ah uga qayb qaatay doorashada, iyadoo codbixintu u dhacday si xor iyo cadaalad ah.
Ugu dambayn, natiijada doorashada kadib waxay guusha ku raacday xisbiga halka xiabiga ay muujiyeen tartan wanaagsan iyo dadaal muuqday.
Waxaan hambalyo u diraynaa Xisbiga guulaystay, sidoo kale waxaan u mahadcelinaynaa dhammaan ardayda iyo cid kasta oo ka qayb qaadatay hirgelinta doorashadan oo ku dhacday jawi wanaagsan.
Hambalyo Dhammaan
15/05/2026
BISMILLAHI
Tarikh #16/5/2026
Bari oo ay tahay tarikh 16/5/2026 waxaa schoolka Barwaqo Primary and Secondary School Baled-hawa Gedo - Somalia ka dhici doonta doorashada madaxa guud ee ardeyda schoolka .
Doorashada ayaa udhici doonta hab casri ah oo ah xisbi ,ayadoo oo ay dorashada ka kooban tahay labo xisbi kuwaas oo kala ah:
1:XISBIGA oo uu gudomiyaha ku matalaayo musharrax godoomiye [ ADAN XaSSAN MOHAMED ]
2:XISBIGA oo uu gudomyaha ku mataalayo musharrax gudoomiye [ KHADAR MOHAMED]
-Dorashada waa mid ku cusub waayaha schoolka , waxaana qeyb ka ah dhamaan dhinacyada schoolka, maamulka ,guddiga ,macalimiinta, marti sharaf iyo ardeyda.
sidoo kale waa mid udhaceyso dorashada iyo waana mid furan oo qof walbo uu dooran doona qofka waxqabadkiisa fiican yahay ahna mid howl kar ah.
Dhamman cod bixiyaasha waxaa lugu wargalinayaa iyo marti sharafta qeybaheeda kala duwan in codadkiina ugu deeqdaan musharraxiinta uu kala taagan gudoomiyaha ardeyda .
[CODKAAGA WAA MUSTAQBALKA HOOGAANKA ARDEYDA WANAAGSAN]
19/03/2026
๐โจ CIID MUBAARAK โจ๐
Maamulka iyo macallimiinta Barwaqo Primary and Secondary School Baled-hawa Gedo - Somalia waxay hambalyo diirran u dirayaan dhammaan ardayda, waalidiinta iyo bulshada guud ahaan munaasabadda Ciidda.
ุชูุจู ุงููู ู
ูุง ูู
ููู
ุตุงูุญ ุงูุฃุนู
ุงู ๐คฒ
Alle ha naga aqbalo cibaadadii, hana idin siiyo caafimaad, farxad iyo guulo waara.
๐ Waxaan idiin rajaynaynaa mustaqbal ifaya iyo horumar joogto ah.Ciid wanaagsan dhammaantiin!
21/11/2025
Bismillah
Maanta oo ay tahay 21-ka November 2025, waxaan si weyn u maamuusaynaa maalinta qaaliga ah ee macalimiinta Soomaaliyeed โ haldoorka bulshada, kuwa dhisa maskaxda, akhlaaqda iyo iftiinka jiilasha soo koraya.
Macalinka waa udub-dhexaadka hormarka ummad kasta. Waa kan sabarka, dulqaadka iyo daacadnimada u adeegsada kobcinta aqoonta ubadka Soomaaliyeed. Maalintan waxaa la xasuustaa kaalintooda qiimaha leh iyo dadaalkooda joogtada ah.
Iskuulka Primary & Secondary School waxa uu si xushmad leh ugu hambalyeynayaa dhammaan macalimiinta dadaalka badan, isagoo u rajeynaya caafimaad, cimri dheer iyo guul joogto ah.
*Hambalyo Maalinta Macalinka Soomaaliyeed!*
*Macalinku Waa Iftiinka Nolosha!*
05/11/2025
BISMILLAAHI
marka h**e Allah ayey mahad oo dhan usugnaatay kaas inoo suurta galiyay in tartankii muddo dheer soo socday nabad nooga soo dhamaado .
Mahad alle kadib kulanka oo ahaa k**a dambeys ayaa waxaa kasoo qeyb galay dhamaan bulsha weynta degmada qeybaheeda kala duwan , mucashaqiinta kubadda cagta sidoo kale masuuliyiin kala duwan oo ay kamid yihiin:
1:GUDOOMIYAHA WAXBARASHADA DEG BELED-HAWA (mudane farhan afey )
2:GUDOOMIYAHA SPORTS KA Gobalaka Gedo eeJUBBLAND (mudร ne cabka )
3:GUDOOMIYAHA SPORTS DEGMADA BELED-HAWA (mudane ahmed zawari)
3:AGAASIME LUQMAAN
Iyo marti aad uqiimo badan oo ay kamid yihiin macalimiin, ciyaartooy, ardey intaba.
Bahda BARWAQO PRIMARY AND SECONDARY SCHOOL ayaa abaal marinno gudoonsiyay kadib dhamaadka tartanka ciyaartoydii ugu saameynta badneyd inta uu tartanka socday :
1:BEST PLAYER OF THE TOURNAMENT(abdiazi mohamed )
2BEST DEFENDER OF THE TOURNAMENT(idris nuur a.dullhi)
3:BEST YOUNGEST PLAYER OF THE TOURNAMENT(Ibrahim hassan yussuf)
4:BEST GOAL KEEPER OF THE TOURNAMENT (khalid Guhaad )
Sidoo kale dhamaan bahda Barwaaqo waxa halkaan ay umahad celineysaa dhamaan cid walbo oo qeyb ka aheyd tartanka in uu nabad kusoo dhamaado gacanna ka geysatay , si gaar ah waxa ay halkaan ugu mahad celineyneysaa :
1:GUDOOMIYAHA TARTANKA (Mr mohamed sijuu)
2:REFREE TARTANKA (Mr Ahmed mohamed )
3:HEAD BOY SCHOOLKA (SAID IFTIIN NUUR)
4:CAPTAIN KA SCHOOL KA (shuceyb abdiqadir)
5:AGAASIMAHA TARTANKA (abdimajid adan )
HOYGA AQOONTA IYO TACLIINTA BARWAQO PRIMARY AND SECONDARY.
__ WAX BARTA AAN BARWAQO GAARNEE_
05/11/2025
NATIIJADII CIYAARTA MANTA TARTANKA FASALADA DUGSIGASARE EE B.P.S.S. ๐ ๐
Tarikh:5/11/2025
Saaka oo aheyd maalin arbaco 5/11/2025 waxaa dhacday Ciyaar aad u xamaasad badnyd oo quruxdeda soo jiidatay indhaha mucashaqiinta kubadda cagta, ciyaarta oo ay aheyd kulanki ugu danbeyay tartanka (FINAL MATCH), kulanka ayaa ahaa mid ay wada ciyaarayeen labada fasal ee iskugu yimid dhamaadka tartanka FORM 1 v/s FORM 3.
Dadaal labada dhinac ah kadib ciyaarta ayaa kusoo dhamaatay sida tan :
FULL TIME โฒ:
FORM ONE=3 v/s FORM THREE=1
-ciyaarta oo aad xamaasad ulaheyd kulankuna uu ahaa kulan darbi ah dhan walba,fasal walbana uu muujiyay dadaal aad ubadan iyo farsamo dheeri ah si mid walbo oo ayaga kamid a uu unoqda guleystaha .
Dhamaadka ciyaarta FORM ONE ayaa ku guleysatay tartankii kubadda cagta ee kasocda school ka BARWAQO PRIMARY AND SECONDARY iyagoo hantay dhamaan abaal marinadii ay uqalmeen ,maadama ay bixiyeen dadaal dhan waliba ah .
UGU DANBEYN: Guleystayaasha tartanka bahda barwaaqo iyo dhamaan bulsho weynta waxa ay idin leedahy hambalyo guusha qurux badan aad gaarteen, sidoo kale dhigooda FORM THREE waxaan idiin leenahay soo laabto adinkoo sidaan ka adag.
FORM ONE!
WINNERS OF THE TOURNAMENT ๐ ๐ฅ
.......MAHADSANIDIN.............
04/11/2025
FINAL MATCH AT BARWAQO TOURNAMENT 2025.โฝ ๐ ๐
Ciyaarta waa mid xamaasad saaid uleh ayadoo school ka barwaaqo labada fasal ay kala gudoonsiyen agabki ay ku dheeli lahayen oo dhameystiran sidoo kale ciyaarta ayaa lagu soo gaba gabeyni doona abaalmarino aad ubadan oo ay bixisay bahda barwaaqo.
Xamaasadda ciyaarta owgeed kulanka ayaa waxaa kasoo qeyb gali doona bulsha weynta degmada, hogamiyasha sports degmada iyo state ka intaba , sidoo kale gudomiyasha waxbarashada, kulanka waa mid loo wada dhan yahay daawashadiisa .
UGU DANBEYN:
labada dhinac ee ciyaareyso waxaan urajeyneynaa hadaa nahay bahda barwaaqo in ay soo bandhigaan ciyaar aad uqurux badan si ay ugu raxeystaan daawashadooda mucashaqiinta kubbada cagta .
.BADIYAABA WAA BAHDEENNA...
04/11/2025
Bismillaahi
CUDUR DAAR:
Cilad farsamo owgeed waxaan idiin ka raali galineynaa in aan soo shaacinin natiijadii udanbeysay kulankii 2aad tartanka qeybtiisa 1aad oo ku tartamayaan labada fasal FORM1 - FORM 4 .
Dadaal badan oo labada dhinac ay muujiyen kadib ugu danbeyn waxa ay guusha goal ku laad ku raacday fasalka FORM ONE .
TARTANKA KUBADDA CAGTA FASSALADA DUGSIGA SARE EE B.P.S.Sโฝ
TARIKH 5/11/2025
Bari oo ah arbaco tarikh 5/11/2025 waxaa inoo qabsoomi doona tartanka kulankiisi ugu danbeyay (final match) .
Kulanka waa mid udhexeeya labada fasal ee kala ah FORM 1 & FORM 3 , kuwaas oo iskugu yimid tartanka qeybtiisa ugu danbeyay .
UGU DANBEYN: Dhaman bulsha weynta iyo mucashaqiinta kubadda cagta waxaan idiin leenahay kasoo qeybgal wanaagsan .
.Mahadsanidiin...
30/10/2025
TARTANKA KUBADDA CAGTA FASALADA DUGSIGA SARE EE BARWAQO.๐๐ฅ
2025-2026
TARIKH:30/10/2025
Bari oo ay tahay maalin jimco ah 31/10/2025 waxaa inoo jiri doona kulan ciyaareed tartanka qeybtiisa 1aad, kulankiisa 2aad .
Kulanka:
FORM ONE v/s FORM FOUR
Labada fasal kii soo baxo tartanka waxa ay wajihi doonaan fasalka fadhiya final ka( form three )kuwaas oo iska xaadiriyay qeybta ugu danbeysay ee tartanka .
FG: Tartanku waa mid xamaasad leh kulankuna waa kulan darbi ah, dhamaan mucashiqiinta kubadda cagta waxaan idiin leenahay daawasho wacan.
Kick off time: 7:00 Am
30/10/2025
NATIIJADII CIYAARTA MANTA TARTANKA FASALADA DUGSIGASARE EE B.P.S.S. ๐ ๐
Tarikh:30/10/2025
Saaka oo aheyd qamiis 30/10/2025 waxaa dhacday Ciyaar aad xamaasad uleh oo quruxdeda soo jiidatay indhaha mucashaqiinta kubadda cagta, ciyaarta oo ay goob joogayal ka ahaayen mamulka school ka , idhaman ardeyda qeybaheda kala duwan (wiilal & gabdhaba ) iyo sidoo kale marti sharaf aad ubadan .
ciyaarta oo aheyd tan ugu h**eysay ee tartanka isku aadka qeybtiisa 1aad , ayaa waxaa ku loola maayeen labada fasal ee kala ah FORM TWO & FORM THREE natiijada ciyaarta ayaa waxa ay kusoo idlaatay sida tan :
FULL TIMEโฝ:
Form two =0 v/s form three =0
Penalty:
Form two =3 v/s form three =4
Dhamaadka ciyaarta form three ayaa goal ku laad ku badisay iyaado u gudubtay wareeg dhamaadka tartanka (final).
UGU DANBEYN: tartamayasha tartanka form two idinkoo sidaan ka xoog badan soo laabto waqtiyo kale oo badan sidoo kale form three hambalyo Hambalyo
.......Dhamaad..............