05/11/2022
Muuse Xassan "Alamdulilah aniga dhibta iga soo gaartay Qaraxii soobe waa inaan Beeryarada iyo Kilidaydii ku waayey waxaase iigu daran inaan halmar qaraxaa ku waayey la iina sheegay intaan Cisbitaalka ku jiray 7-qof oo saaxiibaday ah oo xattaa aan meel wax ku wada cuni jirnay ππ₯Ήπ₯²
Muuse waxa uu kamid yahay Ganacsatada sariflayaasha Muqdisho oo dhibtu kasoo gaartay Qaraxii Soobe ka dhacay dhawaan
03/11/2022
Wax kasta uu idinku tusaaleyn karo wuu sameeyay si aad nabad buuxda u heshaan oo asaagiin ula tartantaan, mujaahid sanka xaaji waxaa u dhiman kaliya inuu hortiina ku ooyo faham darradiina u ekaatay doqonimada darteed, xow naageheena u yiri saas, xow ciddeena wax saas u yiri, xow dadka inoo maqashiihaa, xaa dhacay, waa geesi adkeysi badan oo illaa hadda ka quusan dadkiisan gumeysiga ugu hoos jira dhowr cunug oo dulufyo ah 15 sano welina caay u arka in la carraadiyo oo ka gubanayaan hadalkiisa laakiin kuwa u dila iney gaalo yihiin juu uma dhihi karaan oo waa kuwaas laba bilood iyo ka badan isku haysta adiga gal maya adiga gal maya reer hebel ha galaan horta.
Aduunka waxaan ugu jeclahay runta, dadka afka ku wada taagay Sanbaloolshana waxey jecel yihiin iney ku noolaadaan khiyaali, tusaale gabar xor ah oo sidey doonto u labisata una xaragoota wey ka qurux badan tahay gabar la yiri sidaan ku amarno u qubeyso oo murugo iyo cabsi weheshatay, Abgaal waa dildiloomooyaa alxaqiiqah, Duduble waa kii iska laabtay saxiix, war iyo dhamaan hadalkiisa 100% wuxuu ahaa run haddiise la dhibsaday waa run in dadka uu la hadlayo yihiin doqonimada uu nooga shakisanaa.
Xildhibaan waxaan rajeynaa inaad ka daalin wax sheegidda iyo carraadinta reerkaan sii jeedka weyn ee Hawiye, xataa haddey marada kaa ridaan ha xanaaqin oo ha nicine intaad maradaada xiratid howshaada sii wado waxaa tahay halyeey uu rabbi inoo soo direy si aan uga baxno dhibka ee guuleyso, adkeyso, hana niyad jabin Sanka Xaaji.
Waan ka adkaaneynaa Shabaab goor ay noqotaba
W/Q maxamed deyoo