30/09/2021
Mr Liibaan Xaji Diiriye Cabdulle
waxa halkan kala Socon doonta siyasada guud ee dalka gaar mida Hirshabelle
30/09/2021
Kursiga ugu sameynta badan Hop #066 si wanagsan ayu u shaqeyn dona insh Allah
27/04/2021
Waxu is moday in uu yahay Madaxweyne
Hogaamiye koxeedka Farmajo
05/12/2019
Guuuuul xisbiga wadajir
22/08/2019
Hambalyo Gudoomiyaha Cusub ee Degmada WarSheekh Md Xasan Maxamed Axmed oo Golaha Deegaanka Degmada ay u Doorteen Guddomiyaha Degmada Warsheekh.
Mahadsanidiin
Liibaan hajji deriye abdulle
18/07/2019
Kadib Wareegto kasoo baxday Xafiiska Madaxweynaha Dowlada Hirshabeelle Md Dr Mohammed Abdi Ware waxaa Xilkii laga qaaday Wasiirkii Maaliyada DG HirShabeelle Maxamed Maxamuud Cabdulle ( Maxamed Dheere) Waxaana Xilkaas loo Magacaabay Md Abdi Shakuur Abuukar Xasan.
18/07/2019
Kadib Wareegto kasoo baxday Xafiiska Madaxweynaha Dowlada Hirshabeelle Md Dr Mohammed Abdi Ware waxaa Xilkii laga qaaday Wasiirkii Maaliyada DG HirShabeelle Maxamed Maxamuud Cabdulle ( Maxamed Dheere) Waxaana Xilkaas loo Magacaabay Md Abdi Shakuur Abuukar Xasan.
Mahadsanidiin
Mr Liibaan Xaji Diiriye Cabdulle
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Contact the business
Telephone
Website
Address
Buulobarde