Warbixin :-Horumarada Degmada Buur-hakaba
Mudadii uu xilka hayay Guddoomiyaha Degmada Mudane Ibrahim Maxamed Ibrahim {Leysaamow}.
waxaa degmada ka hirgalay horumaro muuqda oo dhinacyo kala duwan taabanaya:
Maamulka Degmada Buur-Hakaba
Xafiiska Warfaafinta Maamulka Buur-Hakaba
Gadomiye Leysaamow Ayaana Fariin Adag Udirey Shaqsiyaadka Beenta Iyo Barobogaandada Shacabka Usheega.,
04/05/2026
Sawirro:- Waxaa maanta Si Rasmi ah Xariga Looga Jaray Xarunta Dhexe Urur siyaasadeedka Cadaalada Iyo wadajir Ee JSp Ee Qeybta Buur-hakaba.
Hordhac:- Horumarada Degmada Buur-hakaba
Mudadii uu xilka hayay Guddoomiyaha Degmada Mudane Ibrahim Maxamed Ibrahim {Leysaamow}.
waxaa degmada ka hirgalay horumaro muuqda oo dhinacyo kala duwan taabanaya:
11/04/2026
SAWIRRO: Gadomiyaha Maamulka Degmada Buurhakaba Ibrahim Leysaamow iyo Taliye Maxamed xasan Aadan Sandheere Ayaa ka qeyb Galeen Munaasabad Ay soo Qaban Qaabiyeen Dhalinyarada Koonfur Galbeed Oo Ay ku maamuusayaan Danjire Dalxureeye Ilyas Ali Hassan, doorkiisii halganka xureynta, jidka Muqdisho–Baydhabo, iyo difaaca dowladnimada, midnimada, iyo dimuqraadiyadda.,
Intii munaasada Ay soctey Ayaa Gadomiye Leysaamow Iyo Taliye Sandheere La Gadoonsiyey Abaalmarin Taas oo ku muteystey Dadaalkooda Nafhurnimada Ah Oo Ay Hormuud ka Ahaayeen Halgankii Xukunka Looga Tuurey Maamulka Laftagareen iyo isbedelka Ka dhacey koonfur Galbeed.,
Halgankii Guuleystey Ka dib Gadoomiye Leysaamow Oo baydhabo si nabad Ah saaxibadiisa waqti kula Qaadaneya,”
23/03/2026
SAWIRO”Mas’uuliyiin ka tirsan Dowladda Federaalka Soomaaliya oo uu hogaamiyo Wasiir xasan eelay kuna sugan Degmada Buurhakaba ayaa la hadlay ku dhowaad kun askari oo ka tirsan ciidamada Badbaadada Koonfur Galbeed, kuwaas oo ku sugan mid ka mid ah xerooyinka ku yaalla degmada.
20/03/2026
SAWIRRO:-Wasiirka Xanaanada Xoolaha Hasan Eelay Iyo Wasiiru Dowlaha Arimaha Gudaha Saadad Caliyo Oo Weheliyaan Maamulka Buur-hakaba iyo Saraakiisha amniga Ayaa maanta Boqol Shacabka Degmada Buur-hakaba Salaada Ciida kula Oogeen warta -weyn Ee Dowlada.
11/03/2026
Wasiirka Wasaarada Xanaanada iyo Xoolaha Dowlada Fedaraalka Soomaaliya Mudane Hassan Hussein Mohamed (Hassan Eelay ) Ahna xildhibaan Ka Tirsan baarlamaanka Ayaa maanta deeq Raashiin Ah soo gaarsiiyay 100 qoys Oo Danyar Ah oo ku nool Buur-hakaba.
Maamulka Degmada Buur-Hakaba ayaa umahadceliyey wasiirka sida xagar,la aanta ah ee u garabtaaganyahy bulshada kunool Buur-Hakaba
Warbixin:- Maamulka Buur-hakaba Oo Weheliya Taliyaha Ciidanka Daraawiishta Degmada Oo biyo Dhaamin iyo Rashin Gaarsiiyen Qoysaska Barackacyasha Ah Ee ku Nool Duleedka Degmada.,
Taliye sandheere oo ah taliyaha ciidanka darawiishta degmada buurhakaba oo si kulul ugu hadley xaaladii ugu dambeeyey ee Degmada Buur-Hakaba
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Category
Website
Address
Buurhakaba
